5,014,928 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
News Categories
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
RADIO

Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel6436
Laacib15276
Somlove.com11325
4somaliwomen5693
Allbanaadir33310
Allidamaale3809
Allmuqdisho8795
Allsomali24.com6324
Allsomalia6
Aminarts20102
Baledweyn4413
Banadir24.com13900
Banooni3810
Barigaafrika272
Bclub19.com4293
Berberanews4226
Bulshada3903
Bulshoweyn25728
caalami3470
Camaloow4705
Cammaara6001
Ceelbaraf9784
Ceelcad282
Codkaqaranka.com 9248
Dadnimo7729
Dagaal7778
Dayniile32101
Dhexdhexaad1395
Dowled235
Fatxusalaam2822
Gedonet10087
Gedoonline13798
Halganka.net37112
Hiiraan9927
Hillaac.net15069
Horumar6713
Iftiimiye3807
iiRoon9748
Keynanfone4608
Kobciye45
Laanta41
Ladaneey14697
Magaalo5332
Markacadey.net18532
Markonews264
Qansax5919
Qarandoon3684
Qaranimo9592
RadioMuqdisho12270
Saadaal5987
Shaaciye21983
Somalidamaanta20421
Somalifans.net5183
Somalilandinfo7174
Somalipress3708
Somaliweyn18654
Somalpost2141
Somvid.com2954
Warqaad18704
Warsheekh20922
Xaqiiqda3784
Xidigtanews3067
Xoghaye9370
Xogsheeg4934
Xogta11422




Wararkii ugu dambeeyay Magaalada Baydhabo iyo shacabka reer Baydhabo oo lagu qanciyay inaysan guurin
Waxaa caawa deggan xaaladda Magaaladda Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, kadib markii galabta ay si sax ah Ciidamadda Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay ugala wareegeen Xoogaga Shabaab, oo isaga baxay.
Marie Colvin oo maanta ku geeriyootay rasaas lees weydaarsanaayay
Wariyadii caanka ahayd ee u dhalatay dalka Maraykanka ee Marie Colvin ayaa waxaa maanta lagu dillay Magaaladda Homs ee dalka Suuriya, waxayna ku geeriyootay rasaas ay isweydaarsanayeen Ciidamadda Dowladda Suuriya iyo kooxaha kacdoonka, ee ka soo horjeeda Xukuumadda Bashaar Al Azad.
DEG DEG: Ciidamadda Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo la-wareegay Magaaladda Baydhabo
Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo garab ka hellaaya Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya, ayaa waxay la-wareegeen Magaaladda Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.
Al Shabaab oo laba nin ku toogatay Magaaladda Baydhabo iyo Shabaab oo isaga baxay Baydhabo
Kadib markii Xoogaga Shabaab uu soo fuullay culeys baaxad leh oo uga imaanaaya dhinaca Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya oo ay horkacayaan Cidiamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, ayaa waxay isaga baxeyn Magaaladda Baydhabo.
Dagaalo culus oo ka dhacay duleedka Magaaladda Baydhabo iyo daafacyo Shabaabku lee-yihiin oo la-soo jiiray
Dagaalo culus ayaa waxay ka dhaceen duleedka Magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay, iyadoo dhinaca kalana ay dagaaladaasi ka dhasheen khasaarooyin kala duwan, ayna ka kala hadleen Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab.
Xarakada Al Shabaab oo markale ku soo rogaal celisay shacabka ka cararaaya Deegaanka Ceelasha Biyaha "Aqriso"
Kadib markii Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo garab ka hellaaya Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom ay soo kubaareeyeen Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Degmada Afgooye, ayaa waxay taasi shacabka ku dhalisay inay isaga barakacaan.
Xarakada Al Shabaab oo goor dhaw fariin xasaasi ah u jeedisay shacabka ku dhaqan Magaaladda Baydhabo?
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay fariin xasaasi ah ay u jeedisay shacabka ku dhaqan Magaaladda Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, kadib markii shacabka ay bilaabeen inay isaga barakacaan qeybo ka mid ah Magaaladda Baydhabo.
DEG DEG: Boqolaal ka tirsan Ciidamadda Itoobiya oo soo gaaray Degmada Luuq iyo aagaga dagaalada oo ay ku sii socdaan
Boqolaal ka tirsan Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya oo u soo tafa-xeetay dagaalo ka dhan ah Xoogaga Shabaab, ayaa waxay soo gaareyn Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, oo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Gedo ee ay gacanta ku heyso Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya.
Wasiir ka tirsan Dowladda oo sheegay in Jimcaha ay ciidamadda ku tukan doonaan Magaaladda Baydhabo?
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay si weyn uga hadleysaa dagaalada xilligaan ka dillaacay Gobolada Baay iyo Bakool, ee lagu doonaayo in Xoogaga Shabaab si toos ah looga saaro Goboladaasi, oo ay Dowladdu sheegtay in Al Shabaab ay dhibaato ugu geysaneyso shacabka ku dhaqan.
Maxay tahay sababta ay Xarakada Al Shabaab hawada uga saartay Idaacada Andulus
Xarakada Al Shabaab oo xilligaan dagaalo culus kala kulmeysa Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya oo ay horkacayaan Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, ayaa waxaa soo wajahday baqdin xoogan.
Xaabsade oo dib markale loogu arkay fagaarayaasha dagaalada iyo hanjabaado ka soo yeeray
Waxaa soo badaneysa Xildhibaanada Baarlamaanka Kmg ah ee Soomaaliya ee wax ka hogaamineysa dagaalada Xoogaga Shabaab looga saaraayo Gobolada Baay, Bakool iyo qeybo ka mid ah Gobolka Gedo.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads
Futures2












Users Online
Guests Online: 104

Members Online: 0

Total Members: 74
Newest Member: Honestman10
Shoutbox
You must login to post a message.

12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 15:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 09:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 08:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 07:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 11:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft

Xarbi
16/05/2010 07:50
Dhacdo.com wa websiteka ugu fican all web odhan

Ismalure
15/05/2010 13:59
Asc wr wb dhacdo waa dhexdhexaad

Mohamed
15/05/2010 07:43
weebkan maanta ayaan bartay oo iigu horaysay aad ayaanan ula dhacay sida wanaagsan ee aad sheekooyinka usoo qortaan waxaa dadki afsomaliga ku hadlayay xuurto ku haysta webab siyaasada kala dhura Good