| Radio |
Click on a category to chose your favorite kind of radio
|
|
| Daawo Sawirada: Raa'isal Wasaare Saacid oo markiisii ugu horeysay tegay Magaalada Baladweyne |
Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta muujisay soo dhaweyn wanaagsan, oo ay u sameysay Masuuliyiintii Xukuumada Somaliya ka socotay ee booqashada ku tegay.
|
| Miino lagu arkay Buundada Xamar jajab iyo ciidamo Booliis ah oo isku gadaamay,xirayna wadada |
Ciidamo Booliis oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa saaka xiray nawaaxiga buundada Degmada Xamar Jajab ee Gobalka Banaadir halkaasi oo la sheegay in waxyaabaha qarxa lagu arkay.
|
| Dowladaha Suudaan iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis ciidan |
Dowladaha Suudaan iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ka dhan ah ka shaqeynta ciidanka xooga dalka Soomaaliya iyo sidii ciidanka loo horumarin lahaa.
|
| Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Saraakiil kale oo gaaray Ceelbuur, xilli dagaalo laga cabsi qabo (Warbixin) |
| Xilli khilaafaad daran uu ka dhex taagan yahay hogaanka sare ee Al Shabaab, ayaa waxaa Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud gaaray Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Saraakiil kale. |
| Al Shabaab oo nin sarifle ahaa ka qafaalatay Degmada Baardheere |
| Ciidamada Amniyaadka ee Ururka Al Shabaab ayaa waxay maanta nin dhalinyaro ah, ay ka qafaasheen Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. |
| Xildhibaano badan oo Madaxda ku dhaleeceeyay inay kala fur fureyn Xildhibaanadii mooshinka soo gudbisay |
Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka ee Soomaaliya ayaa waxay qaarkood si kulul u sheegeen, in maanta ay Magaalada Muqdisho ka dhacday wax aad iyo aad u xun.
|
| C/Raxmaan Xoosh Jabriil “Waa lama huraan inuu dagaal ka dhaco Magaalada Kismaayo” |
Wasiirkii Dastuurka iyo Arrimaha Federalka ee Xukuumadii hore C/raxmaan Xoosh Jabriil, ayaa wuxuu sheegay inaysan waxaan wanaagsaneyn ka soo muuqanayn Magaalada Kismaayo.
|
| Agaasimihii Nabad Suggida oo markale si kulul u weeraray Madaxweynaha, R. Wasaaraha & Prof. Jawaari |
| Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka Axmed Macalin Fiqi, ayaa wuxuu markii 2-aad uu si kulul uu u dhaleeceeyay hogaanka Dowladda Federalka ee Soomaaliya. |
| Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Hiiraan oo maanta doortay hogaan cusub, markii la dilay Nabadoon Maracade |
| Odayaasha Golaha Dhaqanka ee Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta soo doorteen hogaan cusub, wixii ka dambeeyay tan iyo markii 27-kii bishii November ee sanadkii hore la dilay Allaha u naxariistee Sheekh Maxamed Xaaji Xuseen "Maracade". |
| Shir lagu taageeraayo Maamulka Axmed Madoobe oo ka dhacay Boosaaso, lagana digay dagaalo Kismaayo ka dhaca |
| Shir lagu taageeraayo Maamulka Axmed Madoobe, oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Bari, ayaa wuxuu maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. |
| Sarkaal ka tirsan Hay'adda SDR oo maanta lagu dilay Gobolka Mudug |
Dilka Sarkaalkaan ayaa wuxuu ka dhacay Deegaanka Ceelhuur ee Gobolka Mudug, waxaana dilkiisa geysatay afar nin, oo mid kamid ah uu rasaas huwiyay.
|
| DEG DEG: Mooshinkii laga keenay Xukuumada Saacid oo fashilmay |
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari", ayaa wuxuu maanta ku dhawaaqay inuu fashilmay mooshinkii laga keenay Raa'isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid".
|
| Raa'isal Wasaaraha oo la kulmay hogaanka Midowga Afrika ee Soomaaliya "Daawo Sawirada" |
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom.
|
| Ciidamada Dowladda oo maanta xaalad qal qal leh ka abuuray Degmada Beled Xaawo |
| Ciidamada Militariga ee Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, ayaa waxay maanta xaalad qal qal leh ay ka abuureyn qeybaha kala duwan ee Degmada. |
| Ethiopia oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan xaaladaha Jubbooyinka ka taagan |
Iyadoo Dowladaha Kenya iyo Ethiopia si adag loogu tilmaamo faragelin baahsan inay ku hayaan arimaha hada ka taagan Gobalada Jubbooyinka ayaa Dowladda Ethiopia waxa ay ka hadashay arintaasi.
|
| Dowladda oo ardayda Soomaaliyeed ka dalbatay inay kusoo biiraan ciidanka xooga dalka |
Dowladda Soomaaliya ayaa ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan waxkabarata waxa ay ak dalbatay inay kusoo biiraan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo dib udhis xoog leh iminka uu ku socdo.
|
| Baarlamaanka oo miiska usaaran mooshinka Xukuumadda iyo Ra'iisul Wasaaraha oo la filaayo inuu hortago Baarlamaanka |
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gudagalaya ka doodista mooshinka laga keenay Xukuumadda Soomaaliya oo muddo shan cisho ka hor loo qeybiyay Xildhibaanada Baarlamaanka.
|
| Taliska Amisom oo shaaciyay cid aan aheyn ciidanka dowladda inaysan hub Muqdisho ku dhexqaadan karin |
Taliska Amisom ayaa shaaca ka qaaday in Magaalada Muqdisho aan lagu arki karin qof hub si sharcidaro ah ugu dhexwata Magaalada Muqdisho oo aan ka tirsaneyn ciidanka Dowladda Soomaaliya.
|
| Guddiga Dowladda Kismaayo udirtay oo ka digay dagaalo ka dhaca Kismaayo |
Guddiga Dowladda Soomaaliya ay udirtay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa sheegay in dhismaha maamulka Jubbaland uusan xalaal aheyn gabi ahaantiisa.
|
| Xildhibaano badan oo sheegay inaysan ka noqon doonin mooshinka, kuna gacan seeray Madaxweynaha |
| Xildhibaano fara badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee mooshinka ka keenay Xukuumada ayaa waxay sheegeen inaysan ka noqon doonin mooshinka. |
| Dowladda oo Maamul u sameysay Degmada Buur Hakaba, markii ugu horeysay |
Tan iyo markii 27-kii bishii Febraayo ee sanadkaan gacan ku heynta Degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay, ay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom kala wareegeen Ururka Al Shabaab, ayay Dowladda u soo dhistay Maamul.
|
|
| Login |
Forgotten your password? Request a new one here.
|
 

| Shoutbox |
|
You must login to post a message.
|
|