6,443,397 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
RADIO


Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel7283
Laacib20941
Somlove.com12922
4somaliwomen7056
Allbanaadir49078
Allidamaale4882
Allmuqdisho10159
Allsomali24.com7535
Allsomalia1043
Aminarts23744
Baledweyn5959
Banadir24.com15917
Banooni5012
Barigaafrika1200
Bclub19.com4891
Berberanews4867
Bulshada4925
Bulshoweyn34130
caalami4487
Camaloow6213
Cammaara6742
Ceelbaraf12715
Ceelcad1278
Codkaqaranka.com 13166
Dadnimo8609
Dagaal9451
Dayniile38306
Dhexdhexaad2737
Dowled729
Fatxusalaam3566
Galgaduudnews1783
Gedonet11109
Gedoonline15750
Halganka.net38249
Hiiraan12052
Hillaac.net16872
Horumar7709
Horyaalada81
Iftiimiye4842
iiRoon11324
Keynanfone5112
Kobciye2072
Laanta1333
Ladaneey15812
Magaalo6076
Markacadey.net22133
Markonews1541
Qansax6493
Qarandoon4611
Qaranimo10668
RadioMuqdisho17524
Saadaal7047
Shaaciye25946
Somalidamaanta26238
Somalifans.net6103
Somalilandinfo7925
Somalipress4221
Somaliweyn21834
Somalpost2643
Somvid.com3439
Warqaad24858
Warsheekh23834
Xaqiiqda5424
Xidigtanews3927
Xoghaye10703
Xogsheeg6356
Xogta12520




Damaashaadka Xeebta Liido iyo Jimcaha maanta + rabitaanka reer Muqdisho "Daawo Sawirada"
Xeebta Liido ayaa waxay noqotay mid Jimco walba loo-soo dalxiis iyo damaashaad taggo, iyadoo looga kala yimaado Xaafadaha kala duwan ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.
Jerry Rawlings oo soo gaaray Magaalada Muqdisho iyo ujeedada uu u yimid Magaalada Muqdisho oo la-ogaaday
Jerry Rawlings ayaa waxaa maanta lagu wadaa in Madaxda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya uu kala hadlo, dib u dhaca ku yimid Geeddi Socodka Nabadda iyo Ansaxinta Dastuurka Qabyo Qoraalka.
Dowladda Somaliya oo difaacday Degmada Wardhiigley, sheegtayna inaysan ka hawl-gelin Xarakada Al Shabaab
Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay si xoog leh ay u difaacday Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir, xilli la-sheegay in laga soo tuuro weerarada madaafiicda ah ee lagu garaaco Qasriga Madaxtooyada ee Villa Somalia.
Franck Ribery oo ku goodiyay in Chelsea ay ka adkaan doonaan ciyaarta Fiinalaha ee Champion League
Franck Ribery ayaa shaaca ka qaaday in waxa kaliya ee niyadiisa ku jirta inay tahay guul ka hor kulanka finalka Champions League ee ay kooxdiisa habeen danbe la ciyaari doonto Chelsea.
Asxaabigaan isagoo sideed sano jir ayaa la-qafaashay, wuxuuna noqday adeegihii Nabiga "NNKH" (Qiso Cajiib ah)
Sucdaa Bintu Thaclaba waxay doonaysay inay tolkeeda reer Banii Macan soo booqato, waxaana waqtigaas socdaalka ku wehelinayay wiilkeeda Zeyd Binu Xaaritha Al-Kacbiyi. Xaaritha wuxuu sagootiyay xaaskiisii Sucdaa iyo wiilkiisii yaraa ee Zeyd.
Isbadelka xoogan ee qaabka loo-ansaxinaayo Dastuurka Qabyo Qoraalka "Aqriso"
Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qabyada ah aan la ansixinayn ayadoo aan shacabka loo soo bandhigin, sidaas waxa uu May 18, 2012 u sheegay idaacadda ku hadasha afka DKMG.
Qaraxyo xoogan oo khasaaro badan geystay oo gil gilay duleedka Degmada Baardheere iyo Al Shabaab oo ka hadashay
Qaraxyo khasaaro geystay oo gil gilay Gobolka Gedo ayaa waxaa lala eegtay Ciidamadda Dowladaha Somaliya iyo Kenya ee Gobolka Gedo kula dagaalamaaya Xarakada Al Shabaab.
Madaxda Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya oo ka hadlay Habraaca Marxalada Kala Guurka "Daawo Sawirada"
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimaha dhameystirka xilliga Kala Guurka ah.
Saraakiisha Dowladda Itoobiya oo sheegay inaysan ka bixi doonin Magaalada Baydhabo "Sababtu Maxay Tahay"
Saraakiisha Milatariga ee Dowladda Itoobiya ee joogga Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, ayaa waxay sheegeen inaysan ka bixi doonin Magaalada Baydhabo, ilaama ay ka sifeynayaan Xarakada Al Shabaab.
Rag qoorta laga jaray oo la-soo dhigay Deegaanada Galmudug, Shabaab oo lagu eedeeyay iyo hanjabaado loo-jeediyay
Laba nin oo qoorta laga soo jaray ayaa waxaa la-soo dhigay qeybo ka mid ah Deegaanada Galmudug, waxayna baqdin xoog leh ay ku beereyn dadka Deegaanka, iyadoo dhinaca kalana lagu eedeeyay Xarakada Al Shabaab.
Al Shabaab oo lacago adag ka dalbatay shacabka ku dhaqan duleedka Magaalada Ceelbuur “Aqriso”
Iyadoo Xarakadda Al Shabaab aysan ka arrimin Magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, ayaa waxay hadana ay lacago ka dalbatay qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan duleedka Magaalada Ceelbuur.
Odayaasha Beelaha Hawiye oo marti qaad u sameeyay Odayaasha Dhaqanka ee Somalida ee Muqdisho ku shiraaya
Odayaasha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada ee Beelaha Hawiye ayaa waxay maanta marti-qaad ay u sameeyeen Odayaasha Dhaqanka ee Deegaanada ee Soomaaliya, ee uu shirka uga soconaayo Magaalada Muqdisho.
Kulan ballaaran oo maanta ka dhacay Taliska Amisom ee Xalane + Daawo Sawirada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana hadlayay Qebyo-Qoraalka Dastuurka ee ku aadan Arrimaha Xuquuqul Insaanka.
DEG DEG: Madaxweyne Faroole oo ka hadlay sababta ay uga soo horjeesteen Dastuurka
Madaxweynaha Puntland ayaa wuxuu maanta uu faah faahin uu ka bixiyay ujeedada ay uga soo horjeesteen Dastuurka Qabyo Qoraalka, oo 15-kii bishaan la-doonaayay in lagu ansaxiyo Magaalada Muqdisho.
Saxmad ciidan oo ka taagan Degmada Afmadow iyo dagaalo laga cabsi qabo inay ka qarxaan
Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa waxay maanta ka soconayaan duleedka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo dhinaca kalana laga cabsi qabo inay halkaasi ka dhacaan dagaalo.
Ciidamadda Dowladda Kenya oo khasaaro kala kulmay Xoogaga Shabaab oo weeraro ku soo qaaday
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay ka hadashay dagaalo culus oo ay Gobolka Gedo kula galleen Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Kenya, xilli ay ku sii jeedeen Deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo.
Dastuurka Qabyo Qoraalka wuxuu xambaarsan yahay laba arrimood oo khatar ah
Dastuurkani labo dano oo aad khatar u ah ayuu xambaarsan yahay waa mida koobaade waa tan Beesha calamka oo aad moodo iney ayaga wataan kuna donayaan Somalia rubuc qarni kadib in la helo Somali & Ajnabi la-Somaliyeeyay iney 50% layiraahdo Somali waa kirishtan waa hadow hir galo Dastuurka Ilaah hanaga korshee.
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo shir ku leh Hotel Safaari, Isgoysyada Zoope iyo Banaadir oo la-xiray
Ciidamadda Hay’adda Nabad Suggida ee Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, ayaa waxay maanta xireyn wadada isu xirta Isgoysyada Banaadir iyo Zoope ee Magaalada Muqdisho.
DEG DEG: Shariif Xasan Sheekh Aadan oo gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay
Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa waxay gaareyn Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, waxaana la-fillaayaa in uu halkaasi uu dib uga soo laaban doono isla maanta.
Qarax xoogan oo khasaaro geystay oo ka dhacay dalka Kenya iyo dad Soomaali ah oo loo-soo qab qabtay
Qarax khasaaro geystay ayaa wuxuu ka dhacay dalka Kenya, wuxuuna qaraxu uu ahaa mid si weyn u ruxay goobta uu ka dhacay, iyadoo ay wax-yeelo ka soo gaartay qaar ka tirsan Ciidamadda Dowladda Kenya.
Saraakiil ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo ku la’day qarax miino oo ay dhulka ku aastay Al Shabaab
Saraakiil Xarakada Al Shabaab ka tirsan ayaa waxay ku dhinteen miino nooca dhulka lagu aaso, oo ay ku aaseyn ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab, iyadoo dhinaca kalana ay ka hadashay Ahlu Sunna Wal Jameeca.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads
Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

18/05/2012 14:14
hello. perde perde

13/05/2012 03:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

16/03/2012 01:17
Aad baan uga hela webkan waayo xaqiiqada ayuu aad ugu dadaalayaa wixii kadhacaya aduunka daafihiisa iyo tan wadankeenii hooyo kataaganba in kasto manta anan wadanba hayen oo aan bananada kajoogno halk

16/03/2012 01:12
Asc walaal

12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 15:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 09:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 08:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa