| Radio |
Click on a category to chose your favorite kind of radio
|
|
| Daawo Sawirada: Raa'isal Wasaare Saacid oo markiisii ugu horeysay tegay Magaalada Baladweyne |
Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta muujisay soo dhaweyn wanaagsan, oo ay u sameysay Masuuliyiintii Xukuumada Somaliya ka socotay ee booqashada ku tegay.
|
| Madaxweynaha Soomaaliya oo ka digay in Shabaab ay ka faa'iideestaan xaaladaha Kismaayo ka taagan |
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay khilaafaadka ka jira Magaalada Kismaayo inay ka faa’iideestaan xoogaga Shabaab.
|
| Axmed Madoobe oo sheegay in Dowladda ay dagaal ka hurinayso Magaalada Kismaayo cadeymana u hayaan |
Sheekh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo kamid ah garabyada sheeganaya Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa Dowladda Soomaaliya wuxuu dusha kaga tuuray dhaliil adag.
|
| C/qaadir Siidii oo sheegay inay weerar ku yihiin Baraawe,Buulo Mareer Qoryooleey iyo Kuntuwaareey |
Saraakiisha maamulka Gobalka Shabeelaha hoose ayaa ka hadlay xaaladaha ammaanka Gobalka Shabeelaha hoose inta ay ka joogaan ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom.
|
| Madaxda IGAD oo Warmurtiyeed kasoo saaray arimaha Jubbooyinka |
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha IGAD ayaa halkaasi khudbad taariikhi ah ka jeediyay oo uu sheegey in Shirkii 3da May ee madaxda IGAD wax badan qabsoomeen, sida shirkii London 7dii May, xiriirka joogtada ah ee IGAD iyo guddigii IGAD ee booqday Muqdisho iyo Kismayo iyo shirkii Wasiirada Arrimaha Dibadda ee IGAD.
|
| Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda oo xiray xaafada Buulo xuubeey iyo dhalinyaro badan oo guryaha lagala soo baxay |
Ciidamada Amisom oo ay wehliyaan Booliiska Soomaaliya iyo ciidanka Nabadsugida ayaa howlgalo wadajir ah oo jarmaad ah waxa ay saaka ka wadaan Xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir.
|
| Saraakiisha Kenya oo sheegay inaysan dib dambe Garoonka Kismaayo uga celin doonin wefdi ka socda Dowladda |
Saraakiisha Dowladda Kenya ee ku sugan Garoonka Magaalada Kismaayo, ayaa waxay cadeeyeen inaysan dib dambe Garoonka Kismaayo uga celin doonin, wefdi ka socda dhinaca Dowladda Somaliya.
|
| Ciidamada Dowladda Sierra Leone oo gaaray Degmada Afmadow “Xagee ku wajahan yihiin”? |
| Boqolaal askari oo ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika, balse ka socda Dowladda Sierra Leone, ayaa waxay gelintii dambe ee maanta ay gaareyn Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. |
| Afar kamid ah Madaxda Jubbooyinka oo galabta ku midoobay Magaalada Kismaayo |
| Afar kamid ah ragga isu magcaabay inay yihiin Madaxda loo soo doortay inay ka arrimiyaan Deegaanada Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, ayaa waxay galabta heshiis ay ku midoobeen ay ku gaareyn Magaalada Kismaayo. |
| Urur Goboleedka Igad oo qaadacay Doorashadii Sheekh Axmed Madoobe lagu soo doortay |
Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka Igad, ayaa waxay qaadaceen, Doorashadii ka dhacday Jaamacada Magaalada Kismaayo, ee lagu soo doortay Sheekh Axmed Maxamed Maxamed Islaam "Sheekh Axmed Madoobe.
|
| Sawir gacmeyd laga sameeyay Dowladda oo muujinaaya inay dalka ku celineyso dagaalo sokeeye “Daawo” |
| Farshaxamiistaha weyn ee Soomaaliyeed Amiin Caamir “Amin Arts”, ayaa wuxuu markaan uu soo bandhigay sawir gacmeyd, uu kaga hadlaayo xaalada murugsan ee xilligaan ka jirta dalka iyo barnaamijka Dowladda, ee ku wajaheyso nabadeynta dalka. |
| Ciidamada Sierra Leone oo daafacyadii ugu horeeyay ka sameystay inta u dhaxeyso Afmadow iyo Dhoobley |
| Ciidamada Dowladda Sierra Leone ka socda ee qeybta ka ah Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay fariisimo ka sameysteen wadada dheer ee xiriirisa Degmooyinka Afmadow iyo Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose. |
| Wararkii ugu dambeeyay qarax miino oo maanta Ciidamada Itoobiya lagula beegsaay Magaalada Baladweyne |
| Waxay warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan qarax miino oo maanta ka dhacay Magaalada Balaweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaasoo lala beegsaday tiro ka tirsan Ciidamada Dowladda Itoobiya. |
| Xaafadda Rinkeby ee magaalada Stockholm oo ay u badan yihiin Soomalida oo xalay rabshado ka dhaceen |
Xaafadda Rinkeby oo ku taal caasimadda dalka Sweden ee Stockholm ayaa xalay lagu gubay gawaari kor u dhaafeysa todobo
|
| Dowladda oo jawaab adag ka bixineysa eedeymaha uu u soo jeedinaayo Agaasimihii Nabad Suggida (Warbixin) |
| Dowladda Soomaaliya ayaa waxay bilowday inay jawaab ka bixiso eedeymaha kul kulul, ee uu Madaxda Dowladda Soomaaliya u soo jeedinaayo Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida Qaranka Axmed Macalin Fiqi. |
| Sheekh Axmed Madoobe oo hadalo dhaleeceen leh u jeediyay Madaxda Dowladda Somaliya |
| Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Sheekh Axmed Madoobe”, ayaa wuxuu markale uu hadalo dhaleeceen leh uu u jeediyay Madaxda Dowladda Federalka ee Soomaaliya. |
| Ciidamada Dowladda Sierra Leone oo caawa ku safraaya wadada xiriirisa Dhoobley iyo Afmadow |
| Boqolaal askari oo ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee Dowladda Sierra Leone ka socda, ayaa waxay maanta soo gaareyn Degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose. |
| Raa'isal Wasaare Saacid oo ka hadlay ka noqoshada Xildhibaanada ee mooshinka & Arrimaha Jubbooyinka |
Raa'isal Wasaaraha Xukuumada Somaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid", ayaa wuxuu ka hadlay xaalada arrimaha Jubbooyinka ka taagan iyo weliba Xildhibaanada Baarlamaanka, oo Arbacadii ka laabtay mooshinkii ay ka keeneen Xukuumada.
|
| Dilal kala duwan oo ka dhacay Degmooyinka Garissa, Dhadhaab iyo Wajeer ee dalka Kenya |
Dilal siyaabooyin kala duwan u dhacay ayaa waxay ka dhaceen Degmooyinka Garissa,
Dhadhaab iyo Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. |
| Garoonka Diyaaradaha ee Axmed Gurey oo si rasmi ah loo furay & dhoofinta dhuxusha oo Kismaayo ka bilaabatay |
| Waxaa maanta si rasmi ah dib loogu furay Garoonka Diyaaradaha Axmed Gurey ee Magaalada Kismaayo, iyadoo dhinaca kalana ay Magaaladu ka soconeyso daabuleynta dhuxusha, oo laga dhoofinaayo Dekeda weyn ee Magaalada. |
| Dil toogasho oo lagu xukumay raggii ka dambeeyay dilka Sheekh C/qaadir Gacamey |
| Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ee Gobolada Mudug, Nugaal, Sool iyo Cayn, ayaa waxay xukun dil toogasho ah ay ku riday, ilaa todobo nin oo dhalinyaro ah. |
|
| Login |
Forgotten your password? Request a new one here.
|
 

| Shoutbox |
|
You must login to post a message.
|
|