| Radio |
Click on a category to chose your favorite kind of radio
|
|
| Daawo Sawirada: Raa'isal Wasaare Saacid oo markiisii ugu horeysay tegay Magaalada Baladweyne |
Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta muujisay soo dhaweyn wanaagsan, oo ay u sameysay Masuuliyiintii Xukuumada Somaliya ka socotay ee booqashada ku tegay.
|
| Maamulka Axmed Madoobe oo ka hadlay hawlgalo ay ka fuliyeen Magaalada Kismaayo |
| Saraakiisha Ciidamada Maamulka Sheekh Axmed Madoobe, ayaa waxay ka hadleen hawlgalo saacadihii la soo dhaafay, ay ka fuliyeen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. |
| Mid kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo eedeymo kulul u jeediyay Hay’adda Nabad Suggida |
Sheekh C/risaaq Maxamed Faarax oo kamid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed, ayaa wuxuu maanta uu si kulul uu u dhaleeceeyay Taliska Hay’adda Nabad Suggida ee Dowladda.
|
| Injineer Yariisow "Ujeedka Dowladda maaha inay dagaalo ka huriso Magaalada Kismaayo |
| Injieer C/raxmaan Cumar Cismaan "Yariisow" ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inaysan Dowladda Soomaaliya dooneyn, inay dagaalo sokeeye ka oogto Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. |
| Magaalada Kismaayo oo lagu arkay Shekh Axmed Madoobe oo xiran Tuutaha Militariga |
Sheekh Axmed Maxamed Islaam "Sheekh Axmed Madoobe", ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu u istaagay dagaalo uu la galo Ciidamada Dowaldda.
|
| Al Shabaab oo nolosha ku soo qabatay askar Kenya u dhashay, kadib dagaalo culus oo Kenya ku dhex maray |
Ciidamada Al Shabaab ayaa waxay xalay weeraro culus ku qaadeen Deegaanka Dhama Jaaleey ee dalka Kenya, waxayna dagaaladu ahaayeen kuwo aad u culus.
|
| Taliyaha Ciidamada Dowladda General Indha qarshe oo ku xaniban Garoonka Magaalada Kismaayo |
| Wararka ka imaanaaya Garoonka Magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan inuu ku xaniban yahay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Daahir Aadan Cilmi “Indha qarshe”. |
| C/raxmaan Faroole “Dastuurkee lagu dhaqmaa? Ma Dastuurka dib u dhaca dadka qaswadayaasha?” |
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr. C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud “Faroole”, ayaa wuxuu maanta uu markale uu hadalo dhaleeceen leh uu u jeediyay Madaxda Dowladda Somaliya.
|
| Wefdiga Dowladda ee Kismaayo ku sugan oo lagu amray inay saacado gudahood uga baxaan Magaalada |
Maamulka Sheekh Axmed Madoobe ee Magaalada Kismaayo ka arrimiya, ayaa wuxuu amray inay 24 saac gudahood Magaalada Kismaayo uga baxaan, wefdiga Dowladda ka socda ee Magaalada ku sugan.
|
| Dowladda oo xil ka qaadis ku sameysay Taliyihii Ciidamada Dowladda ee Gobolka Gedo |
Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa waxay xil ka qaadis ay ku sameysay Taliyihii
Ciidamada Militariga Dowladda ee Gobolka Gedo Jamaal Xasan Farey. |
| Wefdiga Dowladda oo kulan lagu taageeraayo War Murtiyeedkii Madaxda Igad la qaatay Odayaasha Kismaayo |
| Wefdiga Dowladda Federalka ee Soomaaliya ka socda ee ku sugan Magaalada Kismaayo, ayaa waxay maanta Magaalada Kismaayo kulan ballaaran, ay kula qaateen wefdiga ka socda dhinaca Dowladda. |
| Uhuru Kenyatta "Somalia way ka baxday Marxaladii Kmg, Dowlada ayaana uga dambeenaa Dhismaha Maamulada" |
Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa wuxuu sheegay in Dhismaha Maamulada Gobolada Soomaaliya, ay uga dambeen doonaan Dowladda Federalka ee Somaliya.
|
| Ciidan ka wada tirsan Dowladda oo maanta ku dagaalamay Magaalada Muqdisho |
Ciidan ka wada tirsan Ciidamada Militariga ee Dowladda, ayaa waxay barqanimadii maanta ay ku wada dagaalameyn Magaalada Muqdisho.
|
| C/naasir Seeraar oo sheegay inaysan faraha ka laaban doonin, dhaq dhaqaaqa Dowladda ee Kismaayo |
| Col. C/naasir Seeraar Maax oo kamid ah Saraakiisha Maamulka Sheekh Axmed Madoobe, ayaa wuxuu iclaamiyay inaysan faraha ka laaban doonin, dhaq dhaqaaqyada ay Dowladda Somaliya ka wado Magaalada Kismaayo. |
| Diyaarad sida dareyska Ciidamada Dowladda oo Garoonka Kismaayo ka caga dhigatay |
| Diyaarad agab Militari u sida Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Kismaayo, ayaa waxay ka caga dhigatay Garoonka Magaalada Kismaayo. |
| Qarax khasaaro badan geystay oo goor dhaw ka dhacay Magaalada Baydhabo |
| Qarax sameeyay daryan xoogan oo khasaaro kala duwan geystay, ayaa wuxuu goor dhaw oo maanta ah uu ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. |
| Madaxweynaha Soomaaliya oo ka digay in Shabaab ay ka faa'iideestaan xaaladaha Kismaayo ka taagan |
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay khilaafaadka ka jira Magaalada Kismaayo inay ka faa’iideestaan xoogaga Shabaab.
|
| Axmed Madoobe oo sheegay in Dowladda ay dagaal ka hurinayso Magaalada Kismaayo cadeymana u hayaan |
Sheekh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo kamid ah garabyada sheeganaya Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa Dowladda Soomaaliya wuxuu dusha kaga tuuray dhaliil adag.
|
| Saraakiisha Dowladda oo sheegay inay duulaano ku yihiin Baraawe, Qoryooley, Kuntuwaarey & Buulo Mareer |
| Saraakiisha maamulka Gobalka Shabeelaha hoose ayaa ka hadlay xaaladaha ammaanka Gobalka Shabeelaha hoose inta ay ka joogaan ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom. |
| Madaxda IGAD oo Warmurtiyeed kasoo saaray arimaha Jubbooyinka |
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha IGAD ayaa halkaasi khudbad taariikhi ah ka jeediyay oo uu sheegey in Shirkii 3da May ee madaxda IGAD wax badan qabsoomeen, sida shirkii London 7dii May, xiriirka joogtada ah ee IGAD iyo guddigii IGAD ee booqday Muqdisho iyo Kismayo iyo shirkii Wasiirada Arrimaha Dibadda ee IGAD.
|
| Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda oo xiray xaafada Buulo xuubeey iyo dhalinyaro badan oo guryaha lagala soo baxay |
Ciidamada Amisom oo ay wehliyaan Booliiska Soomaaliya iyo ciidanka Nabadsugida ayaa howlgalo wadajir ah oo jarmaad ah waxa ay saaka ka wadaan Xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir.
|
|
| Login |
Forgotten your password? Request a new one here.
|
 

| Shoutbox |
|
You must login to post a message.
|
|