16,283,774 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11889
Laacib47026
Somlove.com19473
4somaliwomen12529
Afrikada1634
Allbanaadir65535
Allidamaale14996
Allmarqaan7801
Allmuqdisho16961
Allsaxafada.com8588
Allsomali24.com14026
Allsomalia12310
Aminarts42599
Badweyn44121
Baledweyn12094
Banadir24.com27039
Banooni8894
Barigaafrika20214
Bclub19.com8311
Berberanews7863
Bulshada9145
Bulshoweyn65535
caalami8505
Camaloow11539
Cammaara12879
Ceelbaraf27414
Ceelcad4551
Ciyaarahamaanta9920
Codkadhalinta.com1683
Codkaqaranka.com 35198
Coomaad1672
Dadnimo12711
Dayniile65535
Dhaliye5916
Dhexdhexaad8645
Dhoobleey15724
Dowled4156
Fatxusalaam7252
Galgaduudnews10637
Garqaad3676
Gedonet16108
Gedoonline24048
Halganka.net44262
Hiiraan24778
Hillaac.net24935
Horumar23722
Horyaalada4361
Iftiimiye9897
iiRoon19724
Keynanfone9066
Kobciye14371
Laanta23553
Ladaneey20149
Luuqcapital2823
Maalin794
Magaalo9323
Markacadey.net41811
Markonews8382
Nala Qosol18021
Qansax9336
Qarandoon9524
Qaranimo25236
Radiokhaatumo.com7347
RadioMuqdisho52464
Rajo Qaran1662
Saadaal15530
Shaaciye51745
Somalidamaanta52647
Somalifans.net9843
Somalilandinfo12035
Somalipress7743
Somaliweyn37627
Somalpost5629
Somvid.com6851
Wacadaraha1816
Warqaad51235
Warsheekh37908
Xaqiiqda11622
Xidigtanews9574
Xoghaye14287
Xogsheeg12256
Xogta17210



Daawo Sawirada: Raa'isal Wasaare Saacid oo markiisii ugu horeysay tegay Magaalada Baladweyne
Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta muujisay soo dhaweyn wanaagsan, oo ay u sameysay Masuuliyiintii Xukuumada Somaliya ka socotay ee booqashada ku tegay.
DEG DEG: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegay in 8 Saraakiil oo Ajnabi iyo Soomaaliba lagu dilay weerarka UNDP
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ahna Amniga Qaranka ee Xukuumada C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa wuxuu goor dhaw uu si rasmi ah uu u cadeeyay khasaaraha weerarkaan ka soo gaaray, xubnaha ka hawlgala UNDP.
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarka UNDP & Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray
Waxay warar dheeraad ah ka soo baxayaan khasaaraha ka dhashay, weerarka hubeysan ee maanta lagu qaaday Xarunta Qaramada Midoobe UNDP, ee ku lee dahay Magaalada Muqdisho.
Saraakiisha Dowladda oo sheegay inay soo gaba gabeeyeen hawlgalkii dib loogu qabanaayay Xarunta UNDP
Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ayaa waxay sheegeen inay soo gaba gabeeyeen hawlgalkii dib loogu qabanaayay gacan ku heynta Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho.
Xoogaga Shabaab oo sheegtay inay iyagu ka dambeeyeen weerarka Xarunta UNDP
Xoogaga Shabaab ayaa waxay sheegteen Masuuliyada weerarka hubeysan ee maanta lagu qaaday Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho.
DEG DEG: Ciidamada Dowladda oo la wareegay gacan ku heynta Xarunta UNDP iyo diyaarado dul heehaabaaya
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay si rasmi ah ay ula wareegeen gacan ku heynta Xarunta UNDP, kadib weerar muddo laba saacadood qaatay oo maanta lagu ekeeyay.
Ciidamada Alpha Group oo gudaha u galay Xarunta la weeraray iyo qaraxyo laga maqlay
Ciidamada Alpha Group ee Dowladda, ayaa waxaa u suura gashay inay gudaha ugu daataan Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho, oo weerar culus lagu ekeeyay.
Raggii weeraray Xarunta UNDP oo laga saari la’yahay Dhismaha Xarunta, oo ay gudaha ugu jiraan
Rag hubeysan ayaa waxay maanta weerar qorsheysan ay ku ekeeyeen Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho, iyadoo ay gudaha ugu jiraan raggaan.
WAR DEG DEG: Qarax xoog badan oo gil gilay Bartamaha Magaalada Muqdisho
Qarax aan si sax ah loo aqoon waxa dhabta ah ee dhaliyay, ayaa wuxuu goor dhaw uu gil gilay Bartamaha Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
Guddiga arimaha Diinta Baarlamaanka oo ka digay burburinta dugsiyada Qur’aanka Muqdisho
Xilli howlgalada bur-burinta goobaha sharcidarada ugu dhisan hareeraha wadooyinka Magaalada Muqdisho uu maamulka Gobalka Banaadir waayahan ka waday Muqdisho ayaa arintaasi waxa ay saameyn ku yeelatay qaar kamid ah dugsi qur’aanada ku yaala Magaalada.
Xukuumadda oo qaban qaabinaysa shir ammaanka dalka wax looga qabanayo
Wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay qaban qaabinayso shirweyne qaran oo looga hadlayo arimaha ammaanka dalka.
Maxamed Buule “Yaasiin Raadeer kooxdiisa ayaa dhaawacday”
Saraakiisha ciidanka Dowladda Soomaaliya ee Gobalada Jubbooyinka ayaa ka hadlay xaaladaha Magaalada Kismaayo iyo dhaawacii Yaasiin Raadeer oo shalay lagu dhaawacay Magaalada Kismaayo.
Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka hadlay dhaawaca Yaasiin Raadeer
Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo sheegta inuu yahay madaxweyne ku xigeenka maamulka Axmed Madoobe ee Magalaada Kismaayo ayaa ka hadlay dhaawacii loo geestay Yaasiin Raadeer oo ahaa sarkaal ka tirsan maamulka Axmed Madoobe.
Degmada Xamarweyne oo aan dhaq-dhaqaaq ka jirin,ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda oo gaadiidka dagaalka wadooyinka ku xiray
Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir ayaa saaka kala xiran,iyadoo wadooyinka gala Degmadaasi ay yaalaan gaadiidka dagaalka ciidanka oo ku go’an.
Xubno ka socda Baarlamaanka Somaliya oo ka qeyb galay shirka ACP, muddo 20 sano kadib + SAWIRRO
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bur burkii kadib ka qeybgalay ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub.
Sarkaal ka tirsan Militariga iyo laba kamid ah Ciidamada Nabad Suggida oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
Rag hubeysan ayaa waxay galabta siyaabooyin kala duwan ay u dileen Sarkaal ka tirsan Militariga iyo laba askari oo kamid ah Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka.
Wararkii ugu dambeeyay xaalada Magaalada Kismaayo iyo xaalada nololeyd ee Col. Yaasiin Raadeer
Wararka ka imaanaaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxay sheegayaan inay xaalada kacsan ka jirto Magaalada Kismaayo.
Laba kamid ah baalayaasha cad-ceeda ku shaqeeya oo galabta lagu qarxiyay Magaalada Muqdisho
Laba qaraxyo oo loo adeegsaday miinooyinka nooca dhulka lagu aaso, ayaa waxaa gelinkii dambe ee galabta loo adeegsaday burburinta laba kamid ah, baalooyinka qoraxda ku shaqeeya ee Magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Ciidamada Kenya oo ka hadlay qaraxii maanta Ciidamadooda lagula eegtay Magaalada Kismaayo
Qaraxaan ayaa waxaa maanta Ciidamada Militariga ee Dowladda Kenya lagula eegtay Xaafadda Via Afmadow ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Shabaab oo gurmad xoog leh soo geliyay Buurdhuubo & Ciidamada Huwanta oo soo baneeyay Deegaanka Faanweyn
Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo xoog leh ayaa waxay weli ka sii soconayaan wadada xiriirisa Degmooyinka Garbahaarey iyo Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana markasta la filan karaa dagaalo ka qarxa Gobolka.
Ciidamada Dowladda Afghanistan oo maanta Ciidamada Nato kala wareegay hawlihii ay dalkaasi u joogeen
Ciidamada Dowladda Afghanistan ayaa waxay maanta si rasmi ah ay Ciidamada Midowga Nato, ay ugala wareegeen hawlihii shaqo ee ay u jooggeen dalkaasi.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft