14,901,302 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11659
Laacib44651
Somlove.com19123
4somaliwomen12190
Afrikada987
Allbanaadir65535
Allidamaale13725
Allmarqaan6967
Allmuqdisho16531
Allsaxafada.com8309
Allsomali24.com13684
Allsomalia11675
Aminarts41242
Badweyn43024
Baledweyn11750
Banadir24.com26275
Banooni8653
Barigaafrika19811
Bclub19.com8114
Berberanews7673
Bulshada8908
Bulshoweyn65535
caalami8253
Camaloow11198
Cammaara12574
Ceelbaraf26200
Ceelcad4376
Ciyaarahamaanta8292
Codkadhalinta.com1326
Codkaqaranka.com 34824
Coomaad1443
Dadnimo12380
Dayniile65535
Dhaliye5396
Dhexdhexaad8201
Dhoobleey15213
Dowled3909
Fatxusalaam6994
Galgaduudnews10252
Garqaad3403
Gedonet15775
Gedoonline23726
Halganka.net43921
Hiiraan23573
Hillaac.net24452
Horumar23018
Horyaalada4088
Iftiimiye9545
iiRoon19361
Keynanfone8849
Kobciye13613
Laanta23212
Ladaneey19853
Luuqcapital2576
Maalin496
Magaalo9055
Markacadey.net40452
Markonews8053
Nala Qosol17254
Qansax9150
Qarandoon9314
Qaranimo24144
Radiokhaatumo.com7106
RadioMuqdisho50352
Rajo Qaran837
Saadaal14490
Shaaciye48988
Somalidamaanta50674
Somalifans.net9641
Somalilandinfo11869
Somalipress7571
Somaliweyn37071
Somalpost5435
Somvid.com6704
Wacadaraha1231
Warqaad49618
Warsheekh36981
Xaqiiqda11342
Xidigtanews9356
Xoghaye14117
Xogsheeg11899
Xogta16930



Ciidamo fara-badan oo Itoobiyaan ah oo soo dhoobtay deegaanka Feer Feer “shacabka maxay ka yiraahdeyn”
Cutubyo ka tirsan ciidamadda wadanka Itoobiya ayaa soo dhoobtay deegaanka feer feer ee gobolka Hiiraan, iyadoo cabsi xoogan ay ka muujiyeen shacabka faraha badan ee halkaasi ku dhaqan.

Ciidamadaan ayaa la-sheegay in shalay galab ay halkaasi soo gaareyn, isla-markaana waxay ku hubeysan yihiin noocyada kala duwan ee hubka iyo gawaarida waaweyn ee uraalaha loo-yaqaano.

Ciidamadaan oo aad u fara-badnaa ayaa deegaanka Feer Feer ka wada, baaritaano kala duwan, iyadoo shacabka ku dhaqan deegaankaasi ay muujinayaan baqdin xoogan, bacdamaa ay deeganadaasi ka ag dhaw yihiin xoogaga hubeysan, gaar ahaan Mujaahidiinta Al shabaab.

Xarakada Al shabaab ayaa laga baqdin qabaa inay weeraro gaadmo ah kusoo qaado deegaanka Feer Feer oo ay shalay galab soo gaareyn ciidamo xoogan oo Itoobiyaan ah, kuwaa oo deegaanka Feer Feer ka wada baaritaano kala duwan oo deegaanka ku aadan.

Dhanka kale shacabka halkaasi ku sugan ayaa sheegay inay si-wanaagsan ula dhaqmeyn ciidamadda dalka Itoobiya, hase ahaatee waxay sheegeyn inay aad uga wal-walsan yihiin weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah inay kusoo qaadaan Mujaahidiinta Al shabaab, oo ku caan baxay ku dhufo oo ka dhaqaaq.

Si kastaba ha’ahaatee xaaladda deegaanka Feer Feer ee gobolka Hiiraan ayaa iminka ah mid degan, hase yeeshee wixii warar ah ee kusoo kordha waxaan kusoo qaadan doonaa wararkeyna dambe haddii uu Rabi Idmo.


Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com

Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka iyo Dhacdooyinka Dunida kala soco Rajoqaran.com

Dhacdooyinka Caalamka Kala Soco Aduun.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft