14,901,614 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11659
Laacib44651
Somlove.com19123
4somaliwomen12191
Afrikada987
Allbanaadir65535
Allidamaale13726
Allmarqaan6967
Allmuqdisho16531
Allsaxafada.com8309
Allsomali24.com13684
Allsomalia11675
Aminarts41244
Badweyn43024
Baledweyn11750
Banadir24.com26276
Banooni8653
Barigaafrika19811
Bclub19.com8114
Berberanews7673
Bulshada8908
Bulshoweyn65535
caalami8253
Camaloow11198
Cammaara12575
Ceelbaraf26200
Ceelcad4376
Ciyaarahamaanta8294
Codkadhalinta.com1326
Codkaqaranka.com 34824
Coomaad1443
Dadnimo12380
Dayniile65535
Dhaliye5396
Dhexdhexaad8202
Dhoobleey15213
Dowled3910
Fatxusalaam6994
Galgaduudnews10253
Garqaad3403
Gedonet15777
Gedoonline23727
Halganka.net43922
Hiiraan23574
Hillaac.net24453
Horumar23019
Horyaalada4088
Iftiimiye9546
iiRoon19362
Keynanfone8849
Kobciye13615
Laanta23212
Ladaneey19853
Luuqcapital2576
Maalin496
Magaalo9055
Markacadey.net40452
Markonews8053
Nala Qosol17254
Qansax9150
Qarandoon9314
Qaranimo24144
Radiokhaatumo.com7106
RadioMuqdisho50354
Rajo Qaran839
Saadaal14491
Shaaciye48992
Somalidamaanta50675
Somalifans.net9641
Somalilandinfo11869
Somalipress7571
Somaliweyn37071
Somalpost5436
Somvid.com6704
Wacadaraha1233
Warqaad49618
Warsheekh36981
Xaqiiqda11342
Xidigtanews9356
Xoghaye14117
Xogsheeg11899
Xogta16930



Xaafada Maana Booliyo oo uu dagaalka u durqay iyo Maxamed Dhere oo hogaaminaaya “Xog Culus”
Dagaalo xoogan ayaa maanta ka soconaaya magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo uu dagaalkani ahaa mid ay soo dhoo-dhoobeysay dowladda, isla-markaana wuxuu saaka ka qarxay degmada Boondheere ee magaaladda Muqdisho.

Dagaalkaan oo aan waxba leesku reeban ayaa wuxuu u durqay dhanka xaafadda Maana Booliyo, iyadoo uu hogaaminaayo gudooyimihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb “Maxamed Dheere” isagoo la-sheegay inuu u soo tafa-xeetay bad baadinta dowladda kmg ee Somaliya.

Maxamed Dheere oo nin dagaal ah ayaa maanta si wanaagsan u kala hagaayay ciidamada dowladda, waxaana la-sheegay in dagaaladaan ay xoogoodu u durqeyn xaafadda Maana Booliyo, halkaa oo in dhawaanba la ciir ciireysay cidlo xoogan, kadib markii dad iyo duunyaba ay iskaga barakaceyn.

Xoogaga hubeysan ayaa maal-mihii ugu dambeysay kusoo kubaareeyay aagaga cidamada dowladda, isla-markaana dagaaladaan ayaa waxay dowladdu ka qafiifinayaan, soo dhawaanshaha xoogaga hubeysan.

Dagaaladaan oo aan waxba leesku reeban ayaa waxay maanta ruxeyn qeybaha kala duwan ee magaaladda Muqdisho, iyadoo sawaxanka iyo hugunka madaaafiicda cul culus laga maqlaayay guud ahaan caasimadda Somaliya ee Muqdisho.

Wariya-yaasha shabakadda dhacdo.com oo ku sugan degmada Shingaani ee magaaladda Muqdisho ayaa fooda gelin waayay degmooyinka Shibis iyo Boondheere, bacdamaa ay halkaasi ka soconaayaan dhaq dhaqaaqyo kala duwan oo u dhaxeeya kooxaha ay dhiilaha colaadeed u dhaxeyso, hase yeeshee wariya-yaasha ayaa xiriiro kala duwan la-sameeyay shacabka fara ku tiriska ah ee ku haray xaafadda Maana Booliyo, waxayna sheegeyn inay halkaasi isku mari waayeen, kooxaha ay dirirtu u dhaxeyso, bacdamaa ay Xarakada Al shabaab halkaasi ka qoday Boholo waaweyn ah, halkaa oo ay dhufeysyo culus kaga jiraan.

Si kastaba ha’ahaatee dagaaladaan ayaa waxay geysteyn qasaaro xoogan oo soo gaaray shacabka ku sugan magaaladda Muqdisho, sidoo kale waxaa jira qasaaro xoogan oo soo kala gaaray kooxihii ay dirirtu u dhaxeysay, hase ahaatee lama ogaan karo qasaaraha dhabta ah ee soo kala gaaray, bacdamaa ay sameysteyn cisbitaalo u gaar ah.


Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com

Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka iyo Dhacdooyinka Dunida kala soco Rajoqaran.com

Dhacdooyinka Caalamka Kala Soco Aduun.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft