16,331,213 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11905
Laacib47109
Somlove.com19492
4somaliwomen12545
Afrikada1656
Allbanaadir65535
Allidamaale15048
Allmarqaan7834
Allmuqdisho16978
Allsaxafada.com8601
Allsomali24.com14039
Allsomalia12340
Aminarts42642
Badweyn44153
Baledweyn12105
Banadir24.com27077
Banooni8901
Barigaafrika20227
Bclub19.com8319
Berberanews7871
Bulshada9156
Bulshoweyn65535
caalami8513
Camaloow11556
Cammaara12890
Ceelbaraf27464
Ceelcad4561
Ciyaarahamaanta9976
Codkadhalinta.com1695
Codkaqaranka.com 35210
Coomaad1679
Dadnimo12719
Dayniile65535
Dhaliye5934
Dhexdhexaad8663
Dhoobleey15735
Dowled4159
Fatxusalaam7258
Galgaduudnews10651
Garqaad3685
Gedonet16121
Gedoonline24055
Halganka.net44269
Hiiraan24811
Hillaac.net24946
Horumar23748
Horyaalada4370
Iftiimiye9903
iiRoon19734
Keynanfone9070
Kobciye14400
Laanta23564
Ladaneey20159
Luuqcapital2826
Maalin804
Magaalo9330
Markacadey.net41859
Markonews8391
Nala Qosol18056
Qansax9340
Qarandoon9534
Qaranimo25274
Radiokhaatumo.com7366
RadioMuqdisho52571
Rajo Qaran1684
Saadaal15580
Shaaciye51836
Somalidamaanta52712
Somalifans.net9849
Somalilandinfo12039
Somalipress7750
Somaliweyn37642
Somalpost5636
Somvid.com6855
Wacadaraha1821
Warqaad51294
Warsheekh37954
Xaqiiqda11632
Xidigtanews9584
Xoghaye14295
Xogsheeg12270
Xogta17222



Xarakada Al shabaab oo ku fir-fircoon dhaq dhaqaaqa magaaladda Muqdisho “Warbixin Culus”
Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin waa awoodda kaliya ee u babac dhigi karto xukuumada kmg ee Soomaaliya, iyadoo ay iminka u muuqdaan, kuwo si’aad ah ugu soo dhawaaday qeybaha ay magaaladda Muqdisho kaga sugan tahay dowladda kmg ee Soomaaliya.

Xarakada Al shabaab ayaa si’aad ah dhaq dhaqaaqyada ka jira magaaladda Muqdisho uga wanaagsan dowladda kmg ee Soomaaliya, iyadoo ay dowladdu leedahay ciidamo xoogan oo awood iyo khibrad-ba leh, balse dhibaatada dowladda heysata ayaa waxay tahay, iyadoo aanan wax mushaaraad ah siinin ciidamadeyda, taa oo keentay inay ciidamo badankoodu ka seexdeyn marka ay magaaladda Muqdisho ka soconaayaan dagaalo xoogan.

Al shabaab ayaa la-sheegay inay dhaqaalo xoogan ka helaan xoogaga ajaaniib ah ee ka dhinac dagaalamaaya, kuwaa oo qaarkood lagu eedeeyay inay xiriiro kala duwan, ay la-lee yihiin kooxda tunka weyn ee Al Qacida.

Sidoo kale Xarakada Al shabaab ayaa waxay dhaqaalo xoogan ka heshaa deegaanadda ay gacanta ku heyso, iyadoo ay taasi keentay in ciidamadda Xarakada ay badankoodu helaan mushaaraadkooda, isla-markaana waxaa jira qaar iyagu rumeysan inay u adeegayaan Diinta Islaam-ka, waxayna sheegeyn inaysan dooneyn wax mushaaraad ah, bacdamaa ay iyagu is-bixin karaan.

Ciidamadda Mujaahidiinta ee Al shabaab ayaa waxay badankoodu rumeysan yihiin inay Jihaad kula jiraan dowladda kmg ee Soomaaliya, iyadoo ay horey shaaca uga qaadeyn culimada Soomaaliyeed, in dagaaladda ka soconaaya magaaladda Muqdisho uusan aheyn Jihaad balse ay yihiin kuwo fidno ah.

Dhanka kale ciidamadda Xarakada Al shabaab ayaa waxay awood u lee-yihiin inay u kala talaabaan dacalada magaaladda Muqdisho, iyagoo iska dhigaaya inay yihiin shacab, balse ciidamadda dowladda ayaanan taasi awoodin, bacdamaa deeganada ay ka taliyaan xoogaga hubeysan, aysan shacabku ku badneyn, taa oo keentay in labada qof ee deeganadaasi ku wada nool ay si wanaagsan isku garanayaan, ruuxii soo dhex galaana uu uga soocan yahay.

Si kastaba ha’ahaatee xoogaga hubeysan ayaa si’aad ah ugu soo dhawaanaaya goobaha ay dowladdu kaga sugan tahay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, talaabo walba oo ay qaado dowladda ayay ku fashilmataa.


Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com

Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka Ciyaaraha Caalamka kala soco Dhaliye.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft