14,670,437 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11593
Laacib44438
Somlove.com19087
4somaliwomen12163
Afrikada943
Allbanaadir65535
Allidamaale13617
Allmarqaan6918
Allmuqdisho16502
Allsaxafada.com8284
Allsomali24.com13666
Allsomalia11612
Aminarts41160
Badweyn42919
Baledweyn11724
Banadir24.com26229
Banooni8633
Barigaafrika19775
Bclub19.com8098
Berberanews7660
Bulshada8895
Bulshoweyn65535
caalami8234
Camaloow11173
Cammaara12561
Ceelbaraf26122
Ceelcad4357
Ciyaarahamaanta8128
Codkadhalinta.com1301
Codkaqaranka.com 34802
Coomaad1435
Dadnimo12362
Dayniile65535
Dhaliye5354
Dhexdhexaad8173
Dhoobleey15184
Dowled3897
Fatxusalaam6984
Galgaduudnews10228
Garqaad3392
Gedonet15753
Gedoonline23710
Halganka.net43906
Hiiraan23483
Hillaac.net24423
Horumar22706
Horyaalada4074
Iftiimiye9529
iiRoon19349
Keynanfone8835
Kobciye13570
Laanta23196
Ladaneey19836
Luuqcapital2560
Maalin480
Magaalo9044
Markacadey.net40350
Markonews8041
Nala Qosol17193
Qansax9140
Qarandoon9291
Qaranimo24056
Radiokhaatumo.com7082
RadioMuqdisho50207
Rajo Qaran782
Saadaal14401
Shaaciye48805
Somalidamaanta50503
Somalifans.net9611
Somalilandinfo11854
Somalipress7519
Somaliweyn37022
Somalpost5413
Somvid.com6694
Wacadaraha1156
Warqaad49502
Warsheekh36917
Xaqiiqda11321
Xidigtanews9334
Xoghaye14108
Xogsheeg11869
Xogta16906



Lamaane is-qabay oo ay kala geysay gabar xaafidal Qur’aan ah “Dhacdo Yaab Leh”
Kaltuun Axmed waa gabar Soomaaliyeed oo iminka ku nool wadanka Canada, isla-markaana waa hooyo heysata seddex caruur ah, iyadoo ay dhawaan kala tageyn saygeeda oo ay dhib iyo dheefba isla-soo wadaageyn.

Kaltuun Axmed ayaa saygeeda oo lagu magacaabo Ayaanle, kaga shakisay inuu xiriiro la-lee yahay dumar kale, hase ahaatee Ayaanle ayaa xaaskiisa aalaaba u sheegi jiray inuusan la-hadlin wax dumar ah, isla-markaana uu iyada oo kaliya jacel dhab ah u qabo.

Muddo kadib Kaltuun Axmed ayaa waxaa qaluubteeda gil gilay shaki iyo was-waas xoogan, iyadoo markii dambe xariir la-sameysay gabar ay saxibo ahaayeen, misana xaafidad Quraan ah, waxayna u sheegtay inay qaati ka taagan tahay ninkeeda, oo ay uga shakisan tahay haween kale.

Kaltuun saxibteed oo lagu magacaabo Ifraax, ayaa waxay ku tiri “Naa waxaas dhib malaha aniga ayaa ninkaaga soo kala ogaanaaya, inuu yahay nin naago jacel iyo in kale” sidii ayay Kaltuun ku qanacday.

Ifraax ayaa waxay u tafa-xeetaya sidii ay shukaansi ugu bilaabi laheyd Ayaanle, isla-markaana Ayaanle iskuma yaqaano Ifraax iyo Kaltuun, waayo waxay ku kala nool yihiin dalalka Canada iyo Maraykanka.

Ifraax ayaa maalin maal-maha kamid aheyd soo garaacday teleefankii guriga ee ugu jiray Kaltuun iyo Ayaanle, hase ahaatee sida uu qorshuhu ahaa ayaa waxay Kaltuun aaday magaaladda, isla-markaana waxaa guriga ku sugnaa oo kaliya Ayaan, halka caruurta laba kamid ah ay ku maqnaayeen iskuulka, halka midka kalana ay horey u sii kaxeysatay Kaltuun.

Iftaax ayaa dhawr jeer soo garaacday teleefanka guriga, waxaana ka qabtay Ayaanle, wada hadal kadib ayay Ifraax u sheegtay inay nambarka guriga kusoo qaldantay, halka Ayaanle uu taasi u arkay fursad, iyadoo ay halkaasi isku barteen.

Wuxuu siiyay teleefankiisa gacanta ah, xiriirkooda ayaa dheeraaday, waxayna caadeysteen inay is-dhahaan hadalada ay adeegsadaan sida laba qof oo uu wax ka dhaxeeyo tusaale ahaan “Qalbiga ayaa ku jacel, nafta ayaa ku tabeysa, kaama maarmo, had iyo jeer qalbiga baa kuugu haayaa, IWM.

Habeen habeenada kamid ah ayay Ifraax ka duubtay ereyada mac macaan ee uu lee-yahay Ayaanle, iyadoo Ifraax-na ay u gudbisay Kaltuun Axmed, halkaa oo uu ka bilowday buuqii iyo sawaxankii ugu xooganaa ee soo kala dhex galla qoyskaasi Soomaaliyeed.

Ayaanle ayaa wuxuu ku andacooday maxaad marqaati heysataa, oo aad ku ogaan kartaa inaan naago kale la-sheekeysto, halka Kaltuun ay dhageysiisay codkii ay kasoo duubtay Ifraax, isagoo ogaaday Ifraax inay ka socotay dhanka xaaskiisa, halkaa oo ay ku kala tageyn Ayaanle iyo xaaskiisa Kaltuun.

Fiiro Gaar ah: Waxaa wanaagsa in ragga ay mar walba daacad u ahaadaan haweenkooda, haddii kale waxaa dhici karta tanoo kale inay idinku dhacdo.

Wariye Xasan Cadde
Tafaftiraha Dhacdo.com
Kuala Lumpur, Malaysia
Isha Dhacdooyinka Caalamka
laacib143@hotmail.com
Dhacdo.com



Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com

Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka iyo Dhacdooyinka Dunida kala soco Rajoqaran.com

Dhacdooyinka Caalamka Kala Soco Aduun.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft