14,887,506 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11652
Laacib44586
Somlove.com19115
4somaliwomen12188
Afrikada971
Allbanaadir65535
Allidamaale13689
Allmarqaan6953
Allmuqdisho16521
Allsaxafada.com8304
Allsomali24.com13679
Allsomalia11655
Aminarts41218
Badweyn42982
Baledweyn11739
Banadir24.com26260
Banooni8648
Barigaafrika19804
Bclub19.com8112
Berberanews7670
Bulshada8901
Bulshoweyn65535
caalami8248
Camaloow11189
Cammaara12570
Ceelbaraf26173
Ceelcad4371
Ciyaarahamaanta8262
Codkadhalinta.com1317
Codkaqaranka.com 34816
Coomaad1440
Dadnimo12374
Dayniile65535
Dhaliye5378
Dhexdhexaad8191
Dhoobleey15201
Dowled3903
Fatxusalaam6993
Galgaduudnews10244
Garqaad3401
Gedonet15765
Gedoonline23720
Halganka.net43917
Hiiraan23544
Hillaac.net24441
Horumar22957
Horyaalada4086
Iftiimiye9545
iiRoon19357
Keynanfone8845
Kobciye13596
Laanta23206
Ladaneey19849
Luuqcapital2567
Maalin491
Magaalo9054
Markacadey.net40412
Markonews8046
Nala Qosol17227
Qansax9147
Qarandoon9306
Qaranimo24120
Radiokhaatumo.com7101
RadioMuqdisho50309
Rajo Qaran822
Saadaal14461
Shaaciye48935
Somalidamaanta50619
Somalifans.net9631
Somalilandinfo11863
Somalipress7548
Somaliweyn37050
Somalpost5428
Somvid.com6701
Wacadaraha1204
Warqaad49569
Warsheekh36961
Xaqiiqda11338
Xidigtanews9348
Xoghaye14115
Xogsheeg11890
Xogta16926



Dhacdo qiyaano leh oo dhex martay macaashaqiin Soomaaliyeed “Alla Dumarku Qiyaano Badnaa”. Dhamaad.
Iyadoo xaalka meeshaasi maraayo ayaa waxaa qadka MSN-ka soo galay wiil aanu saxibo aheyn oo magaciisu yahay Axmed oo awalba la socday xiriirkii inaga dhaxeeyay aniga iyo Ikraan,

Salaan kadib ayuu Axmed ii sheegay hadal naxdin leh 100%, wuxuu igu yiri “Saxib aad ayaa uga xumahay waxa ay ku kacday Ikraan” aad ayaa u naxay waxaa is-dhahay armey isdishay, armey koomo ku jirtaa, talow siduu xaalku noqon doonaa aad ayaa u dhararaayay intuu iga sheegaayay waxa ay ku kacday Ikraan, saa intaan qiirooday ayaa ku dhahay dhaqso fadlan i sheeg sidee wax u dhaceyn, saxibkey Axmed wuxuuba u maleeyaa inaan ogahay waxa ay ku kacday anna haba sheegin oo waxba kama ogi.


Saa wuxuu igu yiri oo ma’ogid miyaa Ikraan inay aqal gashay, Walaahi aad ayaa u naxay kursigii aan ku fadhiyay ayaa ka kici waayay, waa iska yara miir daboolmay, waxaan kusoo baraarugay saxibkey oo leh saxib maxaa kuugu dhacay, maad ila hadashay, waxaa waa adduunyo ee iska sabar, deetana waxaa halkaasi ku kala tagnay saxibey oo ii xog waramay.

Guriga ayaa tagay ooyin, ciil iyo calaacal, waxba walba oo aan ku calaacali karo waan ku calaacalay, sidii ayuu habeenkii waaga igu baryay. Maal mahaas oo dhan cuno waan ka go’ay malaha noloshaan xanuunka badan waxaa kuu dhaaami laheyd baan is-dhahay geeri.

2 todobaad kadib ayaa waxaa garaacay teleefankii Ikraan wey iga qabatay, iyadoo leh maal mahaan muusan kusoo wicin Cali, oo wuuba ogaaday inaad guursatay, ayaa soo wacay wey iga qabatay, wareysi caafimaadka ku saabsan kadib ayay igu tiri waan ka xumahay waxa dhacay, intaan ciishooday ayuu dameerkayga i siin waayay inaan hadal lasii wado, deetana waxa ku jaray teleefankii.

Waxaan galay calaacal hor leh oo ay kamid ahaayeen “Maxay sidaan kuugu gashay, maxay kuu qiyaantay, maxay ii lugoosay lugta Allaha ka gooyee, sidaanoo dhan maxay igu silcisay rafaad adduunyo hala kulantee”.

Akhristayaasha qiimaha badan dabcan waad dareemi kartaan xanuunka intaan la’eg, aniga iyo iyada oo isku fiican oo wada qosleysnay, buu socday qaban qaabada guurkeyda, anna afka uun bay igala qosleysay oo wax intaas dheer maysan ii sheegin.

Wixii intaasi ka danbeeyay waxaa mar walba oran jiray “Alla Dumarku Qiyaano Badnaa”

dib dambe uma raadsan oo waxaan noqday nin ad adag, ilaa iminkana maanan guursan, hadase waxaan ku suganahay magaaladda Cadan ee dalka Yaman.

Cali oo wareysi oo u waramaayay shabakadda Dhacdo.com ama wariya-yaasha Isha Dhacdooyinka Caalamka ayaa intaasi kusoo gaba-gabeeyay dhacdadii qiyaanada laheyd ee uu kala kulmay gabadhii uu ifka ugu jeclaa, haddii aanu nahay bahda daadihi-yaasha shabakadda dhacdo.com oo xaqiiqdii matasha ama u taagan qancinta bulshada Soomaaliyeed waxaan kula talineynaa dhamaan dhalinta Soomaaliyeed inay ka fogaadaan qiyaanada iyo wax yaabaha hoos u dhac u keeni kara Galkaceylka idinka dhaxeeya.


Ogeysiis gaaban oo ku socda dhalinta Soomaaliyeed ee la-socda sheekooyinka ka baxa shabakadda dhacdo.com, haddii aan inyar idinkaga sheegno sababta aan sheekooyinka haaf haaf uga soo dhigno wax kale maaha, sheekooyinka mararka qaarkood aad ayay u dheer yihiin, dabcan Soomaalidana ma-jecla inay wax badan aqriyaan taasi ayaa ugu wacan inaan soo kala yareyno xoogaa "Kaftan".





dhacdo@gmail.com
dhacdo@hotmail.com

Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka iyo Dhacdooyinka Dunida kala soco Rajoqaran.com

Dhacdooyinka Caalamka Kala Soco Aduun.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft