14,893,005 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11655
Laacib44617
Somlove.com19118
4somaliwomen12188
Afrikada976
Allbanaadir65535
Allidamaale13704
Allmarqaan6959
Allmuqdisho16528
Allsaxafada.com8306
Allsomali24.com13682
Allsomalia11666
Aminarts41226
Badweyn43003
Baledweyn11745
Banadir24.com26265
Banooni8651
Barigaafrika19810
Bclub19.com8113
Berberanews7671
Bulshada8905
Bulshoweyn65535
caalami8251
Camaloow11194
Cammaara12572
Ceelbaraf26183
Ceelcad4373
Ciyaarahamaanta8277
Codkadhalinta.com1322
Codkaqaranka.com 34820
Coomaad1441
Dadnimo12377
Dayniile65535
Dhaliye5390
Dhexdhexaad8197
Dhoobleey15209
Dowled3907
Fatxusalaam6994
Galgaduudnews10248
Garqaad3402
Gedonet15771
Gedoonline23723
Halganka.net43919
Hiiraan23560
Hillaac.net24445
Horumar22997
Horyaalada4088
Iftiimiye9545
iiRoon19359
Keynanfone8847
Kobciye13604
Laanta23208
Ladaneey19850
Luuqcapital2572
Maalin492
Magaalo9055
Markacadey.net40427
Markonews8050
Nala Qosol17236
Qansax9148
Qarandoon9311
Qaranimo24129
Radiokhaatumo.com7103
RadioMuqdisho50332
Rajo Qaran827
Saadaal14475
Shaaciye48960
Somalidamaanta50636
Somalifans.net9640
Somalilandinfo11866
Somalipress7556
Somaliweyn37060
Somalpost5430
Somvid.com6703
Wacadaraha1216
Warqaad49592
Warsheekh36972
Xaqiiqda11341
Xidigtanews9349
Xoghaye14115
Xogsheeg11893
Xogta16930



Daawo Sawirada: Raa'isal Wasaare Saacid oo markiisii ugu horeysay tegay Magaalada Baladweyne
Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta muujisay soo dhaweyn wanaagsan, oo ay u sameysay Masuuliyiintii Xukuumada Somaliya ka socotay ee booqashada ku tegay.
DEG DEG: Dowladda oo xil ka qaadis ku sameysay Taliyihii Ciidamada Dowladda ee Gobolka Gedo
Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa waxay xil ka qaadis ay ku sameysay Taliyihii
Ciidamada Militariga Dowladda ee Gobolka Gedo Jamaal Xasan Farey.
Wefdiga Dowladda oo kulan lagu taageeraayo War Murtiyeedkii Madaxda Igad la qaatay Odayaasha Kismaayo
Wefdiga Dowladda Federalka ee Soomaaliya ka socda ee ku sugan Magaalada Kismaayo, ayaa waxay maanta Magaalada Kismaayo kulan ballaaran, ay kula qaateen wefdiga ka socda dhinaca Dowladda.
Uhuru Kenyatta "Somalia way ka baxday Marxaladii Kmg, Dowlada ayaana uga dambeenaa Dhismaha Maamulada"
Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa wuxuu sheegay in Dhismaha Maamulada Gobolada Soomaaliya, ay uga dambeen doonaan Dowladda Federalka ee Somaliya.
Ciidan ka wada tirsan Dowladda oo maanta ku dagaalamay Magaalada Muqdisho
Ciidan ka wada tirsan Ciidamada Militariga ee Dowladda, ayaa waxay barqanimadii maanta ay ku wada dagaalameyn Magaalada Muqdisho.
DEG DEG: C/naasir Seeraar oo sheegay inaysan faraha ka laaban doonin, dhaq dhaqaaqa Dowladda ee Kismaayo
Col. C/naasir Seeraar Maax oo kamid ah Saraakiisha Maamulka Sheekh Axmed Madoobe, ayaa wuxuu iclaamiyay inaysan faraha ka laaban doonin, dhaq dhaqaaqyada ay Dowladda Somaliya ka wado Magaalada Kismaayo.
Diyaarad sida dareyska Ciidamada Dowladda oo Garoonka Kismaayo ka caga dhigatay
Diyaarad agab Militari u sida Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Kismaayo, ayaa waxay ka caga dhigatay Garoonka Magaalada Kismaayo.
Qarax khasaaro badan geystay oo goor dhaw ka dhacay Magaalada Baydhabo
Qarax sameeyay daryan xoogan oo khasaaro kala duwan geystay, ayaa wuxuu goor dhaw oo maanta ah uu ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka digay in Shabaab ay ka faa'iideestaan xaaladaha Kismaayo ka taagan
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay khilaafaadka ka jira Magaalada Kismaayo inay ka faa’iideestaan xoogaga Shabaab.

Axmed Madoobe oo sheegay in Dowladda ay dagaal ka hurinayso Magaalada Kismaayo cadeymana u hayaan
Sheekh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo kamid ah garabyada sheeganaya Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa Dowladda Soomaaliya wuxuu dusha kaga tuuray dhaliil adag.

Saraakiisha Dowladda oo sheegay inay duulaano ku yihiin Baraawe, Qoryooley, Kuntuwaarey & Buulo Mareer
Saraakiisha maamulka Gobalka Shabeelaha hoose ayaa ka hadlay xaaladaha ammaanka Gobalka Shabeelaha hoose inta ay ka joogaan ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom.
Madaxda IGAD oo Warmurtiyeed kasoo saaray arimaha Jubbooyinka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha IGAD ayaa halkaasi khudbad taariikhi ah ka jeediyay oo uu sheegey in Shirkii 3da May ee madaxda IGAD wax badan qabsoomeen, sida shirkii London 7dii May, xiriirka joogtada ah ee IGAD iyo guddigii IGAD ee booqday Muqdisho iyo Kismayo iyo shirkii Wasiirada Arrimaha Dibadda ee IGAD.

Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda oo xiray xaafada Buulo xuubeey iyo dhalinyaro badan oo guryaha lagala soo baxay
Ciidamada Amisom oo ay wehliyaan Booliiska Soomaaliya iyo ciidanka Nabadsugida ayaa howlgalo wadajir ah oo jarmaad ah waxa ay saaka ka wadaan Xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir.
Saraakiisha Kenya oo sheegay inaysan dib dambe Garoonka Kismaayo uga celin doonin wefdi ka socda Dowladda
Saraakiisha Dowladda Kenya ee ku sugan Garoonka Magaalada Kismaayo, ayaa waxay cadeeyeen inaysan dib dambe Garoonka Kismaayo uga celin doonin, wefdi ka socda dhinaca Dowladda Somaliya.
Ciidamada Dowladda Sierra Leone oo gaaray Degmada Afmadow “Xagee ku wajahan yihiin”?
Boqolaal askari oo ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika, balse ka socda Dowladda Sierra Leone, ayaa waxay gelintii dambe ee maanta ay gaareyn Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.
Afar kamid ah Madaxda Jubbooyinka oo galabta ku midoobay Magaalada Kismaayo
Afar kamid ah ragga isu magcaabay inay yihiin Madaxda loo soo doortay inay ka arrimiyaan Deegaanada Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, ayaa waxay galabta heshiis ay ku midoobeen ay ku gaareyn Magaalada Kismaayo.
Urur Goboleedka Igad oo qaadacay Doorashadii Sheekh Axmed Madoobe lagu soo doortay
Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka Igad, ayaa waxay qaadaceen, Doorashadii ka dhacday Jaamacada Magaalada Kismaayo, ee lagu soo doortay Sheekh Axmed Maxamed Maxamed Islaam "Sheekh Axmed Madoobe.
Sawir gacmeyd laga sameeyay Dowladda oo muujinaaya inay dalka ku celineyso dagaalo sokeeye “Daawo”
Farshaxamiistaha weyn ee Soomaaliyeed Amiin Caamir “Amin Arts”, ayaa wuxuu markaan uu soo bandhigay sawir gacmeyd, uu kaga hadlaayo xaalada murugsan ee xilligaan ka jirta dalka iyo barnaamijka Dowladda, ee ku wajaheyso nabadeynta dalka.
Ciidamada Sierra Leone oo daafacyadii ugu horeeyay ka sameystay inta u dhaxeyso Afmadow iyo Dhoobley
Ciidamada Dowladda Sierra Leone ka socda ee qeybta ka ah Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay fariisimo ka sameysteen wadada dheer ee xiriirisa Degmooyinka Afmadow iyo Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose.
Wararkii ugu dambeeyay qarax miino oo maanta Ciidamada Itoobiya lagula beegsaay Magaalada Baladweyne
Waxay warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan qarax miino oo maanta ka dhacay Magaalada Balaweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaasoo lala beegsaday tiro ka tirsan Ciidamada Dowladda Itoobiya.
Xaafadda Rinkeby ee magaalada Stockholm oo ay u badan yihiin Soomalida oo xalay rabshado ka dhaceen
Xaafadda Rinkeby oo ku taal caasimadda dalka Sweden ee Stockholm ayaa xalay lagu gubay gawaari kor u dhaafeysa todobo
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft