16,294,854 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11895
Laacib47059
Somlove.com19477
4somaliwomen12532
Afrikada1643
Allbanaadir65535
Allidamaale15017
Allmarqaan7806
Allmuqdisho16969
Allsaxafada.com8594
Allsomali24.com14029
Allsomalia12320
Aminarts42611
Badweyn44137
Baledweyn12097
Banadir24.com27053
Banooni8894
Barigaafrika20221
Bclub19.com8314
Berberanews7865
Bulshada9149
Bulshoweyn65535
caalami8509
Camaloow11543
Cammaara12884
Ceelbaraf27436
Ceelcad4553
Ciyaarahamaanta9937
Codkadhalinta.com1686
Codkaqaranka.com 35202
Coomaad1674
Dadnimo12714
Dayniile65535
Dhaliye5923
Dhexdhexaad8650
Dhoobleey15727
Dowled4156
Fatxusalaam7253
Galgaduudnews10641
Garqaad3679
Gedonet16110
Gedoonline24051
Halganka.net44264
Hiiraan24793
Hillaac.net24939
Horumar23730
Horyaalada4361
Iftiimiye9898
iiRoon19727
Keynanfone9067
Kobciye14382
Laanta23556
Ladaneey20152
Luuqcapital2823
Maalin795
Magaalo9324
Markacadey.net41833
Markonews8383
Nala Qosol18033
Qansax9337
Qarandoon9525
Qaranimo25248
Radiokhaatumo.com7350
RadioMuqdisho52512
Rajo Qaran1672
Saadaal15549
Shaaciye51769
Somalidamaanta52679
Somalifans.net9845
Somalilandinfo12036
Somalipress7746
Somaliweyn37631
Somalpost5629
Somvid.com6851
Wacadaraha1818
Warqaad51255
Warsheekh37928
Xaqiiqda11626
Xidigtanews9579
Xoghaye14288
Xogsheeg12262
Xogta17214



Daawo Sawirada: Raa'isal Wasaare Saacid oo markiisii ugu horeysay tegay Magaalada Baladweyne
Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta muujisay soo dhaweyn wanaagsan, oo ay u sameysay Masuuliyiintii Xukuumada Somaliya ka socotay ee booqashada ku tegay.
Maxaad ka taqaanaa Wadamada ay u kala dhasheen Saraakiishii Ajnabiga ahaa ee weerarkii UNDP lagu dilay?
Waxay warar dheeraad ah ka soo baxayaan Wadamada ay u kala dhasheen Saraakiishii Ajnabiga, ee Wasiirka Arrimaha Gudaha, uu xaqiijiyay in maanta lagu dilay weerarkii hubeysnaa ee Dhismaha Xarunta UNDP lagu qaaday.
Raa'isal Wasaaraha oo ka hadlay weerarkii maanta lagu qaaday Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid", ayaa si kulul u cambaareyey qaraxii ka dhacay maanta xarunta QM ay ku leedahay Muqdisho.
Nicholas Kay oo si kulul uga hadlay weerarka lagu ekeeyay Dhismaha Xarunta UNDP
Nicholas Kay ayaa wuxuu si kulul u sheegay in weerarkaan uu ahaa fal wuxuushnimo leh, oo lagu doonaayo in lagu carqaladeeyo sida uu hadalka u dhigay nabadda Somaliya.
Daawo Sawirada: Weerarkii qorsheysnaa ee maanta lagu qaaday Xarunta UNDP
Weerarkaan oo ahaa mid abaabulan ayaa waxay Xoogaga Shabaab sheegteen inay kula wareegeen Dhismaha Xarunta, iyagoo sheegay in muddo ay gacanta ku hayeen kontoroolka Xaruntaasi.
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in weerarkii Xarunta UNDP aanu saameyn doonin
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa wuxuu galabta ka hadlay weerarkii qorsheysnaa, ee barqanimadii maanta lagu qaaday Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho.
DEG DEG: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegay in 8 Saraakiil oo Ajnabi iyo Soomaaliba lagu dilay weerarka UNDP
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ahna Amniga Qaranka ee Xukuumada C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa wuxuu goor dhaw uu si rasmi ah uu u cadeeyay khasaaraha weerarkaan ka soo gaaray, xubnaha ka hawlgala UNDP.
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarka UNDP & Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray
Waxay warar dheeraad ah ka soo baxayaan khasaaraha ka dhashay, weerarka hubeysan ee maanta lagu qaaday Xarunta Qaramada Midoobe UNDP, ee ku lee dahay Magaalada Muqdisho.
Saraakiisha Dowladda oo sheegay inay soo gaba gabeeyeen hawlgalkii dib loogu qabanaayay Xarunta UNDP
Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ayaa waxay sheegeen inay soo gaba gabeeyeen hawlgalkii dib loogu qabanaayay gacan ku heynta Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho.
Xoogaga Shabaab oo sheegtay inay iyagu ka dambeeyeen weerarka Xarunta UNDP
Xoogaga Shabaab ayaa waxay sheegteen Masuuliyada weerarka hubeysan ee maanta lagu qaaday Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho.
DEG DEG: Ciidamada Dowladda oo la wareegay gacan ku heynta Xarunta UNDP iyo diyaarado dul heehaabaaya
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay si rasmi ah ay ula wareegeen gacan ku heynta Xarunta UNDP, kadib weerar muddo laba saacadood qaatay oo maanta lagu ekeeyay.
Ciidamada Alpha Group oo gudaha u galay Xarunta la weeraray iyo qaraxyo laga maqlay
Ciidamada Alpha Group ee Dowladda, ayaa waxaa u suura gashay inay gudaha ugu daataan Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho, oo weerar culus lagu ekeeyay.
Raggii weeraray Xarunta UNDP oo laga saari la’yahay Dhismaha Xarunta, oo ay gudaha ugu jiraan
Rag hubeysan ayaa waxay maanta weerar qorsheysan ay ku ekeeyeen Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho, iyadoo ay gudaha ugu jiraan raggaan.
WAR DEG DEG: Qarax xoog badan oo gil gilay Bartamaha Magaalada Muqdisho
Qarax aan si sax ah loo aqoon waxa dhabta ah ee dhaliyay, ayaa wuxuu goor dhaw uu gil gilay Bartamaha Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
Guddiga arimaha Diinta Baarlamaanka oo ka digay burburinta dugsiyada Qur’aanka Muqdisho
Xilli howlgalada bur-burinta goobaha sharcidarada ugu dhisan hareeraha wadooyinka Magaalada Muqdisho uu maamulka Gobalka Banaadir waayahan ka waday Muqdisho ayaa arintaasi waxa ay saameyn ku yeelatay qaar kamid ah dugsi qur’aanada ku yaala Magaalada.
Xukuumadda oo qaban qaabinaysa shir ammaanka dalka wax looga qabanayo
Wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay qaban qaabinayso shirweyne qaran oo looga hadlayo arimaha ammaanka dalka.
Maxamed Buule “Yaasiin Raadeer kooxdiisa ayaa dhaawacday”
Saraakiisha ciidanka Dowladda Soomaaliya ee Gobalada Jubbooyinka ayaa ka hadlay xaaladaha Magaalada Kismaayo iyo dhaawacii Yaasiin Raadeer oo shalay lagu dhaawacay Magaalada Kismaayo.
Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka hadlay dhaawaca Yaasiin Raadeer
Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo sheegta inuu yahay madaxweyne ku xigeenka maamulka Axmed Madoobe ee Magalaada Kismaayo ayaa ka hadlay dhaawacii loo geestay Yaasiin Raadeer oo ahaa sarkaal ka tirsan maamulka Axmed Madoobe.
Degmada Xamarweyne oo aan dhaq-dhaqaaq ka jirin,ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda oo gaadiidka dagaalka wadooyinka ku xiray
Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir ayaa saaka kala xiran,iyadoo wadooyinka gala Degmadaasi ay yaalaan gaadiidka dagaalka ciidanka oo ku go’an.
Xubno ka socda Baarlamaanka Somaliya oo ka qeyb galay shirka ACP, muddo 20 sano kadib + SAWIRRO
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bur burkii kadib ka qeybgalay ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub.
Sarkaal ka tirsan Militariga iyo laba kamid ah Ciidamada Nabad Suggida oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
Rag hubeysan ayaa waxay galabta siyaabooyin kala duwan ay u dileen Sarkaal ka tirsan Militariga iyo laba askari oo kamid ah Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft