16,335,006 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11906
Laacib47127
Somlove.com19493
4somaliwomen12545
Afrikada1659
Allbanaadir65535
Allidamaale15052
Allmarqaan7837
Allmuqdisho16980
Allsaxafada.com8603
Allsomali24.com14041
Allsomalia12346
Aminarts42651
Badweyn44159
Baledweyn12106
Banadir24.com27085
Banooni8902
Barigaafrika20229
Bclub19.com8320
Berberanews7872
Bulshada9156
Bulshoweyn65535
caalami8515
Camaloow11557
Cammaara12895
Ceelbaraf27469
Ceelcad4562
Ciyaarahamaanta9989
Codkadhalinta.com1698
Codkaqaranka.com 35211
Coomaad1680
Dadnimo12720
Dayniile65535
Dhaliye5937
Dhexdhexaad8667
Dhoobleey15737
Dowled4159
Fatxusalaam7259
Galgaduudnews10653
Garqaad3686
Gedonet16122
Gedoonline24056
Halganka.net44271
Hiiraan24817
Hillaac.net24948
Horumar23753
Horyaalada4373
Iftiimiye9904
iiRoon19735
Keynanfone9071
Kobciye14404
Laanta23566
Ladaneey20160
Luuqcapital2827
Maalin806
Magaalo9331
Markacadey.net41864
Markonews8392
Nala Qosol18059
Qansax9341
Qarandoon9535
Qaranimo25277
Radiokhaatumo.com7368
RadioMuqdisho52584
Rajo Qaran1690
Saadaal15585
Shaaciye51850
Somalidamaanta52726
Somalifans.net9849
Somalilandinfo12039
Somalipress7751
Somaliweyn37646
Somalpost5637
Somvid.com6856
Wacadaraha1824
Warqaad51299
Warsheekh37957
Xaqiiqda11635
Xidigtanews9584
Xoghaye14296
Xogsheeg12273
Xogta17225



Daawo Sawirada: Raa'isal Wasaare Saacid oo markiisii ugu horeysay tegay Magaalada Baladweyne
Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta muujisay soo dhaweyn wanaagsan, oo ay u sameysay Masuuliyiintii Xukuumada Somaliya ka socotay ee booqashada ku tegay.
Banki Moon oo khadka teleefanka kula xiriiray Madaxweynaha Soomaaliya
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe Banki Moon, ayaa wuxuu khadka teleefanka uu kula xiriiray Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Somaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, Arbacadii shalay.
Wararkii ugu dambeeyay dagaalo culus oo Ururka Al Shabaab ku dhex maray Degmada Baraawe
Waxaa sii xumaaneysa xaalada adag ee u dhaxeysa labada garab ee uu u kala jabay Ururka Al Shabaab, iyagoo isu khilaafay aragtidooda ku aadan dagaalada, ay kula jiraan Ciidamada Dowladda iyo Amisom.
Raggii weeraray Dhismaha Xarunta UNDP oo maanta meydadkooda laga daad gureeyay “Daawo Sawirada”
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wuxuu maanta ku guuleystay in meydadka raggii weeraray Xarunta UNDP laga soo dad gureeyo, si loogu aaso qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho.
Banaanbax lagu taageeraayo Raa’isal Wasaaraha Turkiga oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Boqolaal ruux oo kamid ah shacabweynaha ku dhaqan Magaalada Muqdisho, ayaa waxay maanta isugu soo baxeyn banaan baxaan, oo lagu taageeraayay Raa’isal Wasaaraha Xukuumada Turkiga Recep Tayyip Erdoğan.
Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama oo ka hadlay qaraxyadii iyo dagaalkii UNDP Shabaab ay ka geysteen
Tan iyo shalay markii ay Muqdisho ka dhaceen weerarka iyo qaraxyada lagu qaaday xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho,waxaa soo badanaye masuuliyiinta canbaareynaysa weerarkaasi.
Dowladda Uk oo sheegtay inay baareyso warar sheegaya in muwaadiniin udhashay dalkeeda ay ku geeriyoodeen weerarkii UNDP
Dowladda Uk ayaa shaacisay inay baareyso warar sheegaya in saddex ruux oo dalkeeda udhashay ay ku geeriyoodeen weerar shalay ka dhacay xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Saacid oo loosoo jeediyay inuu xilka iska casilo
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxaa loogu baaqay inuu xilka iska casilo,maadaama Xukuumadiisa ay ku fashilantay sugidda ammaanka Magaalada Muqdisho.
Saraakiisha caafimaadka oo faah-faahin ka bixiyay xaalada dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii iyo dagaalkii UNDP
Ku dhawaad 20-ruux oo shalay ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa xaaladooda caafimaad,waxaa lagu dabiibayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Madiina.
Yaasiin Raadeer oo ka hadlay xaaladiisa caafimaad,kadib dhaawacii rag ka tirsan Raaskaambooni ay ugeesteen
Guddoomiye ku xigeenkii maamulkii KMG Magaalada Kismaayo Yaasiin Raadeer oo dhawaan Kismaayo ay ku dhaawaceen ciidamo ka tirsan maamulka Raaskaambooni ayaa ka hadlay xaaladiisa caafimaad sida ay tahay.
Sheekh Cali Dheere oo ka hadlay weerarkii ay maanta ku qaadeen Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho
Sheekh Cali Maxamuud Raage “Sheekh Cali Dheere”, ayaa wuxuu caawa ka hadlay weerarkii hubeysnaa, ee Shabaabku sheegteen ee maanta lagu ruxay Dhismaha Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho.
Maxaad ka taqaanaa Wadamada ay u kala dhasheen Saraakiishii Ajnabiga ahaa ee weerarkii UNDP lagu dilay?
Waxay warar dheeraad ah ka soo baxayaan Wadamada ay u kala dhasheen Saraakiishii Ajnabiga, ee Wasiirka Arrimaha Gudaha, uu xaqiijiyay in maanta lagu dilay weerarkii hubeysnaa ee Dhismaha Xarunta UNDP lagu qaaday.
Raa'isal Wasaaraha oo ka hadlay weerarkii maanta lagu qaaday Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid", ayaa si kulul u cambaareyey qaraxii ka dhacay maanta xarunta QM ay ku leedahay Muqdisho.
Nicholas Kay oo si kulul uga hadlay weerarka lagu ekeeyay Dhismaha Xarunta UNDP
Nicholas Kay ayaa wuxuu si kulul u sheegay in weerarkaan uu ahaa fal wuxuushnimo leh, oo lagu doonaayo in lagu carqaladeeyo sida uu hadalka u dhigay nabadda Somaliya.
Daawo Sawirada: Weerarkii qorsheysnaa ee maanta lagu qaaday Xarunta UNDP
Weerarkaan oo ahaa mid abaabulan ayaa waxay Xoogaga Shabaab sheegteen inay kula wareegeen Dhismaha Xarunta, iyagoo sheegay in muddo ay gacanta ku hayeen kontoroolka Xaruntaasi.
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in weerarkii Xarunta UNDP aanu saameyn doonin
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa wuxuu galabta ka hadlay weerarkii qorsheysnaa, ee barqanimadii maanta lagu qaaday Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho.
DEG DEG: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegay in 8 Saraakiil oo Ajnabi iyo Soomaaliba lagu dilay weerarka UNDP
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ahna Amniga Qaranka ee Xukuumada C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa wuxuu goor dhaw uu si rasmi ah uu u cadeeyay khasaaraha weerarkaan ka soo gaaray, xubnaha ka hawlgala UNDP.
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarka UNDP & Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray
Waxay warar dheeraad ah ka soo baxayaan khasaaraha ka dhashay, weerarka hubeysan ee maanta lagu qaaday Xarunta Qaramada Midoobe UNDP, ee ku lee dahay Magaalada Muqdisho.
Saraakiisha Dowladda oo sheegay inay soo gaba gabeeyeen hawlgalkii dib loogu qabanaayay Xarunta UNDP
Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ayaa waxay sheegeen inay soo gaba gabeeyeen hawlgalkii dib loogu qabanaayay gacan ku heynta Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho.
Xoogaga Shabaab oo sheegtay inay iyagu ka dambeeyeen weerarka Xarunta UNDP
Xoogaga Shabaab ayaa waxay sheegteen Masuuliyada weerarka hubeysan ee maanta lagu qaaday Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho.
DEG DEG: Ciidamada Dowladda oo la wareegay gacan ku heynta Xarunta UNDP iyo diyaarado dul heehaabaaya
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay si rasmi ah ay ula wareegeen gacan ku heynta Xarunta UNDP, kadib weerar muddo laba saacadood qaatay oo maanta lagu ekeeyay.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft