16,271,481 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11886
Laacib46985
Somlove.com19470
4somaliwomen12527
Afrikada1625
Allbanaadir65535
Allidamaale14981
Allmarqaan7787
Allmuqdisho16954
Allsaxafada.com8585
Allsomali24.com14019
Allsomalia12300
Aminarts42579
Badweyn44103
Baledweyn12091
Banadir24.com27027
Banooni8893
Barigaafrika20207
Bclub19.com8308
Berberanews7862
Bulshada9142
Bulshoweyn65535
caalami8502
Camaloow11533
Cammaara12877
Ceelbaraf27396
Ceelcad4551
Ciyaarahamaanta9887
Codkadhalinta.com1678
Codkaqaranka.com 35196
Coomaad1671
Dadnimo12708
Dayniile65535
Dhaliye5912
Dhexdhexaad8643
Dhoobleey15720
Dowled4156
Fatxusalaam7250
Galgaduudnews10635
Garqaad3674
Gedonet16105
Gedoonline24046
Halganka.net44258
Hiiraan24758
Hillaac.net24928
Horumar23719
Horyaalada4358
Iftiimiye9896
iiRoon19722
Keynanfone9064
Kobciye14365
Laanta23548
Ladaneey20148
Luuqcapital2821
Maalin790
Magaalo9322
Markacadey.net41793
Markonews8380
Nala Qosol18011
Qansax9335
Qarandoon9522
Qaranimo25222
Radiokhaatumo.com7344
RadioMuqdisho52413
Rajo Qaran1653
Saadaal15508
Shaaciye51695
Somalidamaanta52611
Somalifans.net9839
Somalilandinfo12034
Somalipress7742
Somaliweyn37619
Somalpost5629
Somvid.com6849
Wacadaraha1809
Warqaad51205
Warsheekh37900
Xaqiiqda11615
Xidigtanews9569
Xoghaye14285
Xogsheeg12251
Xogta17204



Daawo Sawirada: Raa'isal Wasaare Saacid oo markiisii ugu horeysay tegay Magaalada Baladweyne
Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta muujisay soo dhaweyn wanaagsan, oo ay u sameysay Masuuliyiintii Xukuumada Somaliya ka socotay ee booqashada ku tegay.
Xubno ka socda Baarlamaanka Somaliya oo ka qeyb galay shirka ACP, muddo 20 sano kadib + SAWIRRO
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bur burkii kadib ka qeybgalay ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub.
Sarkaal ka tirsan Militariga iyo laba kamid ah Ciidamada Nabad Suggida oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
Rag hubeysan ayaa waxay galabta siyaabooyin kala duwan ay u dileen Sarkaal ka tirsan Militariga iyo laba askari oo kamid ah Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka.
Wararkii ugu dambeeyay xaalada Magaalada Kismaayo iyo xaalada nololeyd ee Col. Yaasiin Raadeer
Wararka ka imaanaaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxay sheegayaan inay xaalada kacsan ka jirto Magaalada Kismaayo.
Laba kamid ah baalayaasha cad-ceeda ku shaqeeya oo galabta lagu qarxiyay Magaalada Muqdisho
Laba qaraxyo oo loo adeegsaday miinooyinka nooca dhulka lagu aaso, ayaa waxaa gelinkii dambe ee galabta loo adeegsaday burburinta laba kamid ah, baalooyinka qoraxda ku shaqeeya ee Magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Ciidamada Kenya oo ka hadlay qaraxii maanta Ciidamadooda lagula eegtay Magaalada Kismaayo
Qaraxaan ayaa waxaa maanta Ciidamada Militariga ee Dowladda Kenya lagula eegtay Xaafadda Via Afmadow ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Shabaab oo gurmad xoog leh soo geliyay Buurdhuubo & Ciidamada Huwanta oo soo baneeyay Deegaanka Faanweyn
Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo xoog leh ayaa waxay weli ka sii soconayaan wadada xiriirisa Degmooyinka Garbahaarey iyo Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana markasta la filan karaa dagaalo ka qarxa Gobolka.
Ciidamada Dowladda Afghanistan oo maanta Ciidamada Nato kala wareegay hawlihii ay dalkaasi u joogeen
Ciidamada Dowladda Afghanistan ayaa waxay maanta si rasmi ah ay Ciidamada Midowga Nato, ay ugala wareegeen hawlihii shaqo ee ay u jooggeen dalkaasi.
Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay nin si bareer ah u dilay xaaskiisa
Xasan Isaaq Abgaalow ayaa waxaa suura gashay inay gacanta ku dhigaan Ciidamada Booliska ee Dowladda, ka gadaal markii uu Axadii xaaskiisa uu ku dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Col. Yaasiin Raadeer oo maanta lagu dhaawacay Magaalada Kismaayo & dhaawaciisa oo Nairobi loo duulinaayo
Col. Yaasiin Nuur Gaas “Yaasiin Raadeer” ayaa waxaa maanta lagu dhaawacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo diyaarad looga dalbay Magaalada Nairobi, si dhaawaciisa loogu qaado.
Shirweynaha waxbarasho ee dalka oo ka furmay Muqdisho iyo Dr. Saacid oo daah furay "Daawo Sawirada"
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka looga arinsanaayo, muddo 22 sano kadib, oo uu dalku ku soo jiray xaalado murugsan.
DEG DEG: Ciidamada Kenya oo qarax miino lagula eegtay Magaalada Kismaayo
Qaraxaan oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lala eegtay kolonyo ay la socdeen Ciidamada Militariga ee Kenya, ee qeybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom.
Taliyaha ciidanka Amisom ee G/hiiraan oo sheegay inay iminka utafaxeedanayaan sidii Shabaab Gobalkaasi uga saari lahaayen
Saraakiisha ciidanka Amisom ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in iminka la gaaray waqtigii Shabaab guud ahaan Gobalka Hiiraan laga saari lahaa deeganada ay ka joogaan.
Al-Shabaab oo weerar dagaal ku qaaday Degmada Ceelbarde,xilli ciidanka Ethiopia iyo kuwa Dowladda dagaal isku diyaarinayeen
Wararka ka imaanaya Degmada ceelbarde ee Gobalka Bakool ayaa sheegaya in xoogaga Shabaab xalay halkaasi ay ku qaadeen dagaal xoogan.
Salaad Cali Jeele oo Dowlada Soomaaliya eedeen ujeediyay
Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu eedeeyay inay ka gaabisay sugidda dhanka ammaanka Magaalada Muqdisho,xilli habeen kahor xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya madaafiic lagu garaacay.
Xoogaga Shabaab oo soo bandhigay askar ka tirsan Dowladda "Daawo Sawirada"
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay isku soo dhiibeen ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa deegaan ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose.
Dowladda oo lagu eedeeyay in Kismaayo ay ka hurinayso colaad
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Dowladda Soomaaliya wuxuu ku eedeeyay inay dagaal ka hurinayso Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose.
Shabaab oo isaga baxay Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo, xilli dhaq dhaqaaqyo Ciidan uu Gobolku ka soconaayo
Gobolka Gedo ayaa waxaa ka soconaaya dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo xoog leh, iyadoo ajandaha ugu weyn uu yahay, sidii Xoogaga Shabaab looga saari lahaa qeybaha ay ka jooggaan Gobolka Gedo.
Maxkamada Gobolka Mudug oo xukun dil ah ku riday Duraan Maxamed Xasan
Maxkamada Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug, ayaa waxay Isniinta maanta ah ay xukun dilka ah ku riday nin lagu magacaabo Duraan Maxamed Xasan.
Rag hubeysan oo caawa dilay nin Macalin ah, oo Siminaar uga qeyb galay Magaalada Muqdisho
Niman hubeysan oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Ciidamada Amniyaadka ee Al Shabaab, ayaa waxay fiidnimada caawa qaarajiyeen nin Macalin ahaa, ka gadaal markii uu Siminaar uga qeyb galay Magaalada Muqdisho
Nin Magaalada Galkacyo ku dilay xaaskiisa oo sideed caruur ah u dhashay
Ninkaan oo dadka da'da dhexe ah ayaa wuxuu xalay Koonfurta Magaalada Galkacyto uu ku dilay xaaskiisa, oo u dhashay ilaa sideed caruur ah.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft