| Radio |
Click on a category to chose your favorite kind of radio
|
|
| Daawo Sawirada: Raa'isal Wasaare Saacid oo markiisii ugu horeysay tegay Magaalada Baladweyne |
Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta muujisay soo dhaweyn wanaagsan, oo ay u sameysay Masuuliyiintii Xukuumada Somaliya ka socotay ee booqashada ku tegay.
|
| Xubno ka socda Baarlamaanka Somaliya oo ka qeyb galay shirka ACP, muddo 20 sano kadib + SAWIRRO |
| Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bur burkii kadib ka qeybgalay ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub. |
| Sarkaal ka tirsan Militariga iyo laba kamid ah Ciidamada Nabad Suggida oo lagu dilay Magaalada Muqdisho |
| Rag hubeysan ayaa waxay galabta siyaabooyin kala duwan ay u dileen Sarkaal ka tirsan Militariga iyo laba askari oo kamid ah Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka. |
| Wararkii ugu dambeeyay xaalada Magaalada Kismaayo iyo xaalada nololeyd ee Col. Yaasiin Raadeer |
| Wararka ka imaanaaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxay sheegayaan inay xaalada kacsan ka jirto Magaalada Kismaayo. |
| Laba kamid ah baalayaasha cad-ceeda ku shaqeeya oo galabta lagu qarxiyay Magaalada Muqdisho |
| Laba qaraxyo oo loo adeegsaday miinooyinka nooca dhulka lagu aaso, ayaa waxaa gelinkii dambe ee galabta loo adeegsaday burburinta laba kamid ah, baalooyinka qoraxda ku shaqeeya ee Magaalada Muqdisho. |
| Afhayeenka Ciidamada Kenya oo ka hadlay qaraxii maanta Ciidamadooda lagula eegtay Magaalada Kismaayo |
| Qaraxaan ayaa waxaa maanta Ciidamada Militariga ee Dowladda Kenya lagula eegtay Xaafadda Via Afmadow ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. |
| Shabaab oo gurmad xoog leh soo geliyay Buurdhuubo & Ciidamada Huwanta oo soo baneeyay Deegaanka Faanweyn |
| Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo xoog leh ayaa waxay weli ka sii soconayaan wadada xiriirisa Degmooyinka Garbahaarey iyo Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana markasta la filan karaa dagaalo ka qarxa Gobolka. |
| Ciidamada Dowladda Afghanistan oo maanta Ciidamada Nato kala wareegay hawlihii ay dalkaasi u joogeen |
| Ciidamada Dowladda Afghanistan ayaa waxay maanta si rasmi ah ay Ciidamada Midowga Nato, ay ugala wareegeen hawlihii shaqo ee ay u jooggeen dalkaasi. |
| Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay nin si bareer ah u dilay xaaskiisa |
| Xasan Isaaq Abgaalow ayaa waxaa suura gashay inay gacanta ku dhigaan Ciidamada Booliska ee Dowladda, ka gadaal markii uu Axadii xaaskiisa uu ku dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. |
| Col. Yaasiin Raadeer oo maanta lagu dhaawacay Magaalada Kismaayo & dhaawaciisa oo Nairobi loo duulinaayo |
| Col. Yaasiin Nuur Gaas “Yaasiin Raadeer” ayaa waxaa maanta lagu dhaawacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo diyaarad looga dalbay Magaalada Nairobi, si dhaawaciisa loogu qaado. |
| Shirweynaha waxbarasho ee dalka oo ka furmay Muqdisho iyo Dr. Saacid oo daah furay "Daawo Sawirada" |
| Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka looga arinsanaayo, muddo 22 sano kadib, oo uu dalku ku soo jiray xaalado murugsan. |
| DEG DEG: Ciidamada Kenya oo qarax miino lagula eegtay Magaalada Kismaayo |
| Qaraxaan oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lala eegtay kolonyo ay la socdeen Ciidamada Militariga ee Kenya, ee qeybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom. |
| Taliyaha ciidanka Amisom ee G/hiiraan oo sheegay inay iminka utafaxeedanayaan sidii Shabaab Gobalkaasi uga saari lahaayen |
| Saraakiisha ciidanka Amisom ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in iminka la gaaray waqtigii Shabaab guud ahaan Gobalka Hiiraan laga saari lahaa deeganada ay ka joogaan. |
| Al-Shabaab oo weerar dagaal ku qaaday Degmada Ceelbarde,xilli ciidanka Ethiopia iyo kuwa Dowladda dagaal isku diyaarinayeen |
| Wararka ka imaanaya Degmada ceelbarde ee Gobalka Bakool ayaa sheegaya in xoogaga Shabaab xalay halkaasi ay ku qaadeen dagaal xoogan. |
| Salaad Cali Jeele oo Dowlada Soomaaliya eedeen ujeediyay |
| Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu eedeeyay inay ka gaabisay sugidda dhanka ammaanka Magaalada Muqdisho,xilli habeen kahor xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya madaafiic lagu garaacay. |
| Xoogaga Shabaab oo soo bandhigay askar ka tirsan Dowladda "Daawo Sawirada" |
| Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay isku soo dhiibeen ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa deegaan ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose. |
| Dowladda oo lagu eedeeyay in Kismaayo ay ka hurinayso colaad |
| Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Dowladda Soomaaliya wuxuu ku eedeeyay inay dagaal ka hurinayso Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose. |
| Shabaab oo isaga baxay Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo, xilli dhaq dhaqaaqyo Ciidan uu Gobolku ka soconaayo |
| Gobolka Gedo ayaa waxaa ka soconaaya dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo xoog leh, iyadoo ajandaha ugu weyn uu yahay, sidii Xoogaga Shabaab looga saari lahaa qeybaha ay ka jooggaan Gobolka Gedo. |
| Maxkamada Gobolka Mudug oo xukun dil ah ku riday Duraan Maxamed Xasan |
| Maxkamada Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug, ayaa waxay Isniinta maanta ah ay xukun dilka ah ku riday nin lagu magacaabo Duraan Maxamed Xasan. |
| Rag hubeysan oo caawa dilay nin Macalin ah, oo Siminaar uga qeyb galay Magaalada Muqdisho |
| Niman hubeysan oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Ciidamada Amniyaadka ee Al Shabaab, ayaa waxay fiidnimada caawa qaarajiyeen nin Macalin ahaa, ka gadaal markii uu Siminaar uga qeyb galay Magaalada Muqdisho |
| Nin Magaalada Galkacyo ku dilay xaaskiisa oo sideed caruur ah u dhashay |
| Ninkaan oo dadka da'da dhexe ah ayaa wuxuu xalay Koonfurta Magaalada Galkacyto uu ku dilay xaaskiisa, oo u dhashay ilaa sideed caruur ah. |
|
| Login |
Forgotten your password? Request a new one here.
|
 

| Shoutbox |
|
You must login to post a message.
|
|