| Radio |
Click on a category to chose your favorite kind of radio
|
|
| Daawo Sawirada: Raa'isal Wasaare Saacid oo markiisii ugu horeysay tegay Magaalada Baladweyne |
Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta muujisay soo dhaweyn wanaagsan, oo ay u sameysay Masuuliyiintii Xukuumada Somaliya ka socotay ee booqashada ku tegay.
|
| Sheekh Cali Dheere oo ka hadlay weerarkii ay maanta ku qaadeen Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho |
| Sheekh Cali Maxamuud Raage “Sheekh Cali Dheere”, ayaa wuxuu caawa ka hadlay weerarkii hubeysnaa, ee Shabaabku sheegteen ee maanta lagu ruxay Dhismaha Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho. |
| Maxaad ka taqaanaa Wadamada ay u kala dhasheen Saraakiishii Ajnabiga ahaa ee weerarkii UNDP lagu dilay? |
| Waxay warar dheeraad ah ka soo baxayaan Wadamada ay u kala dhasheen Saraakiishii Ajnabiga, ee Wasiirka Arrimaha Gudaha, uu xaqiijiyay in maanta lagu dilay weerarkii hubeysnaa ee Dhismaha Xarunta UNDP lagu qaaday. |
| Raa'isal Wasaaraha oo ka hadlay weerarkii maanta lagu qaaday Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho |
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid", ayaa si kulul u cambaareyey qaraxii ka dhacay maanta xarunta QM ay ku leedahay Muqdisho.
|
| Nicholas Kay oo si kulul uga hadlay weerarka lagu ekeeyay Dhismaha Xarunta UNDP |
| Nicholas Kay ayaa wuxuu si kulul u sheegay in weerarkaan uu ahaa fal wuxuushnimo leh, oo lagu doonaayo in lagu carqaladeeyo sida uu hadalka u dhigay nabadda Somaliya. |
| Daawo Sawirada: Weerarkii qorsheysnaa ee maanta lagu qaaday Xarunta UNDP |
| Weerarkaan oo ahaa mid abaabulan ayaa waxay Xoogaga Shabaab sheegteen inay kula wareegeen Dhismaha Xarunta, iyagoo sheegay in muddo ay gacanta ku hayeen kontoroolka Xaruntaasi. |
| Gudoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in weerarkii Xarunta UNDP aanu saameyn doonin |
| Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa wuxuu galabta ka hadlay weerarkii qorsheysnaa, ee barqanimadii maanta lagu qaaday Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho. |
| DEG DEG: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegay in 8 Saraakiil oo Ajnabi iyo Soomaaliba lagu dilay weerarka UNDP |
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ahna Amniga Qaranka ee Xukuumada C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa wuxuu goor dhaw uu si rasmi ah uu u cadeeyay khasaaraha weerarkaan ka soo gaaray, xubnaha ka hawlgala UNDP.
|
| Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarka UNDP & Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray |
| Waxay warar dheeraad ah ka soo baxayaan khasaaraha ka dhashay, weerarka hubeysan ee maanta lagu qaaday Xarunta Qaramada Midoobe UNDP, ee ku lee dahay Magaalada Muqdisho. |
| Saraakiisha Dowladda oo sheegay inay soo gaba gabeeyeen hawlgalkii dib loogu qabanaayay Xarunta UNDP |
| Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ayaa waxay sheegeen inay soo gaba gabeeyeen hawlgalkii dib loogu qabanaayay gacan ku heynta Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho. |
| Xoogaga Shabaab oo sheegtay inay iyagu ka dambeeyeen weerarka Xarunta UNDP |
Xoogaga Shabaab ayaa waxay sheegteen Masuuliyada weerarka hubeysan ee maanta lagu qaaday Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho.
|
| DEG DEG: Ciidamada Dowladda oo la wareegay gacan ku heynta Xarunta UNDP iyo diyaarado dul heehaabaaya |
| Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay si rasmi ah ay ula wareegeen gacan ku heynta Xarunta UNDP, kadib weerar muddo laba saacadood qaatay oo maanta lagu ekeeyay. |
| Ciidamada Alpha Group oo gudaha u galay Xarunta la weeraray iyo qaraxyo laga maqlay |
| Ciidamada Alpha Group ee Dowladda, ayaa waxaa u suura gashay inay gudaha ugu daataan Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho, oo weerar culus lagu ekeeyay. |
| Raggii weeraray Xarunta UNDP oo laga saari la’yahay Dhismaha Xarunta, oo ay gudaha ugu jiraan |
| Rag hubeysan ayaa waxay maanta weerar qorsheysan ay ku ekeeyeen Xarunta Hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho, iyadoo ay gudaha ugu jiraan raggaan. |
| WAR DEG DEG: Qarax xoog badan oo gil gilay Bartamaha Magaalada Muqdisho |
| Qarax aan si sax ah loo aqoon waxa dhabta ah ee dhaliyay, ayaa wuxuu goor dhaw uu gil gilay Bartamaha Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. |
| Guddiga arimaha Diinta Baarlamaanka oo ka digay burburinta dugsiyada Qur’aanka Muqdisho |
| Xilli howlgalada bur-burinta goobaha sharcidarada ugu dhisan hareeraha wadooyinka Magaalada Muqdisho uu maamulka Gobalka Banaadir waayahan ka waday Muqdisho ayaa arintaasi waxa ay saameyn ku yeelatay qaar kamid ah dugsi qur’aanada ku yaala Magaalada. |
| Xukuumadda oo qaban qaabinaysa shir ammaanka dalka wax looga qabanayo |
| Wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay qaban qaabinayso shirweyne qaran oo looga hadlayo arimaha ammaanka dalka. |
| Maxamed Buule “Yaasiin Raadeer kooxdiisa ayaa dhaawacday” |
| Saraakiisha ciidanka Dowladda Soomaaliya ee Gobalada Jubbooyinka ayaa ka hadlay xaaladaha Magaalada Kismaayo iyo dhaawacii Yaasiin Raadeer oo shalay lagu dhaawacay Magaalada Kismaayo. |
| Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka hadlay dhaawaca Yaasiin Raadeer |
| Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo sheegta inuu yahay madaxweyne ku xigeenka maamulka Axmed Madoobe ee Magalaada Kismaayo ayaa ka hadlay dhaawacii loo geestay Yaasiin Raadeer oo ahaa sarkaal ka tirsan maamulka Axmed Madoobe. |
| Degmada Xamarweyne oo aan dhaq-dhaqaaq ka jirin,ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda oo gaadiidka dagaalka wadooyinka ku xiray |
| Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir ayaa saaka kala xiran,iyadoo wadooyinka gala Degmadaasi ay yaalaan gaadiidka dagaalka ciidanka oo ku go’an. |
| Xubno ka socda Baarlamaanka Somaliya oo ka qeyb galay shirka ACP, muddo 20 sano kadib + SAWIRRO |
| Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bur burkii kadib ka qeybgalay ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub. |
|
| Login |
Forgotten your password? Request a new one here.
|
 

| Shoutbox |
|
You must login to post a message.
|
|