14,660,346 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11589
Laacib44430
Somlove.com19085
4somaliwomen12161
Afrikada937
Allbanaadir65535
Allidamaale13611
Allmarqaan6916
Allmuqdisho16502
Allsaxafada.com8282
Allsomali24.com13666
Allsomalia11610
Aminarts41153
Badweyn42912
Baledweyn11723
Banadir24.com26224
Banooni8633
Barigaafrika19774
Bclub19.com8097
Berberanews7660
Bulshada8894
Bulshoweyn65535
caalami8234
Camaloow11170
Cammaara12559
Ceelbaraf26117
Ceelcad4357
Ciyaarahamaanta8124
Codkadhalinta.com1298
Codkaqaranka.com 34800
Coomaad1435
Dadnimo12361
Dayniile65535
Dhaliye5350
Dhexdhexaad8172
Dhoobleey15182
Dowled3896
Fatxusalaam6982
Galgaduudnews10226
Garqaad3392
Gedonet15753
Gedoonline23709
Halganka.net43902
Hiiraan23481
Hillaac.net24423
Horumar22670
Horyaalada4074
Iftiimiye9529
iiRoon19348
Keynanfone8835
Kobciye13564
Laanta23195
Ladaneey19836
Luuqcapital2559
Maalin477
Magaalo9043
Markacadey.net40340
Markonews8040
Nala Qosol17189
Qansax9139
Qarandoon9291
Qaranimo24047
Radiokhaatumo.com7077
RadioMuqdisho50201
Rajo Qaran779
Saadaal14397
Shaaciye48788
Somalidamaanta50494
Somalifans.net9611
Somalilandinfo11853
Somalipress7510
Somaliweyn37019
Somalpost5413
Somvid.com6694
Wacadaraha1152
Warqaad49492
Warsheekh36911
Xaqiiqda11321
Xidigtanews9332
Xoghaye14108
Xogsheeg11868
Xogta16905



Daawo Sawirada: Raa'isal Wasaare Saacid oo markiisii ugu horeysay tegay Magaalada Baladweyne
Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta muujisay soo dhaweyn wanaagsan, oo ay u sameysay Masuuliyiintii Xukuumada Somaliya ka socotay ee booqashada ku tegay.
Dowladda oo jawaab adag ka bixineysa eedeymaha uu u soo jeedinaayo Agaasimihii Nabad Suggida (Warbixin)
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay bilowday inay jawaab ka bixiso eedeymaha kul kulul, ee uu Madaxda Dowladda Soomaaliya u soo jeedinaayo Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida Qaranka Axmed Macalin Fiqi.
Sheekh Axmed Madoobe oo hadalo dhaleeceen leh u jeediyay Madaxda Dowladda Somaliya
Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Sheekh Axmed Madoobe”, ayaa wuxuu markale uu hadalo dhaleeceen leh uu u jeediyay Madaxda Dowladda Federalka ee Soomaaliya.
Ciidamada Dowladda Sierra Leone oo caawa ku safraaya wadada xiriirisa Dhoobley iyo Afmadow
Boqolaal askari oo ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee Dowladda Sierra Leone ka socda, ayaa waxay maanta soo gaareyn Degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose.
Raa'isal Wasaare Saacid oo ka hadlay ka noqoshada Xildhibaanada ee mooshinka & Arrimaha Jubbooyinka
Raa'isal Wasaaraha Xukuumada Somaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid", ayaa wuxuu ka hadlay xaalada arrimaha Jubbooyinka ka taagan iyo weliba Xildhibaanada Baarlamaanka, oo Arbacadii ka laabtay mooshinkii ay ka keeneen Xukuumada.
Dilal kala duwan oo ka dhacay Degmooyinka Garissa, Dhadhaab iyo Wajeer ee dalka Kenya
Dilal siyaabooyin kala duwan u dhacay ayaa waxay ka dhaceen Degmooyinka Garissa,
Dhadhaab iyo Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.
Garoonka Diyaaradaha ee Axmed Gurey oo si rasmi ah loo furay & dhoofinta dhuxusha oo Kismaayo ka bilaabatay
Waxaa maanta si rasmi ah dib loogu furay Garoonka Diyaaradaha Axmed Gurey ee Magaalada Kismaayo, iyadoo dhinaca kalana ay Magaaladu ka soconeyso daabuleynta dhuxusha, oo laga dhoofinaayo Dekeda weyn ee Magaalada.
Dil toogasho oo lagu xukumay raggii ka dambeeyay dilka Sheekh C/qaadir Gacamey
Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ee Gobolada Mudug, Nugaal, Sool iyo Cayn, ayaa waxay xukun dil toogasho ah ay ku riday, ilaa todobo nin oo dhalinyaro ah.
Axmed Inji "Nabadoon Xuseen Toori waxaa lagu dilay, isagoo adeer ii ah. Si xun ayay u dileen isaga iyo wiil uu dhalay."
Axmed Cabdalla Cusmaan "Axmed Inji" ayaa wuxuu si kulul uu u cambaareeyay fal Arbacadii lagu gawracay nin adeer u ah iyo wiil uu dhalay, oo lagu gawracay Deegaanka Duduma qaris ee Gobolka Hiiraan.
Prof. Xasan Sheekh "Madaxweyne Aadan Cadde ayaa kamid ahaa Madaxdii saxiixay jaatarka Midowhga Afrika"
Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wuxuu maanta ka qeyb galay Munaasabad ballaaran oo ka dhacday Magaalada Muqdisho, oo lagu taageeraayay aas aaska Ururka Midowga Afrika.
Xoogaga Shabaab oo lix ruux qafaashay, markii ay wadada u galeen
Xoogaga Shabaab ayaa waxay lix ruux ka qafaasheen inta u dhaxeyso Degmada Ceelwaaq iyo Deegaanka Buusaar ee Gobolka Gedo.
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Somaliya oo booqasho ku joogga dalka Sacuudiga "SAWIRRO"
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur Gacal ayaa booqasho ku jooga Magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya , waxaana uu uga sii gudbi doonaa Caasimadda Riyadh si uu ula kulmo Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Sucuudiga.
Banaanbax maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Banaanbax lagu taageeraayo dib ula noqoshada Xildhibaanada Baarlamaanka
Soomaaliya ee mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumada Saacid iyo sanad guurada 50-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Midowga Afrika, ayaa wuxuu maanta ka dhacay
Magaalada Muqdisho.
Askari British ah oo lagu dilay Magaalada London "Daawo Sawirada"
Wararka ka imaanaya Magaalada London ee dalka Uk ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidanka Uk lagu dilay xaafad ay ku badan yihiin dadka Soomaalida ee ku nool dalkaasi.

Tarsan "Weli isbaarooyin ayaa yaala Gobalka Banaadir oo qaarkood maleeshiyaad ay dhigteen"
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hadlay rag uu sheegay in isbaarooyin ay uyaalaan Magaalada Muqdisho oo uu ku sheegay maleeshiyaad iyo ciidamo ka tirsan Dowladda inay isugu jiraan.
Ciidamada Al-Shabaab iyo ciidanka New Police oo dagaalamay iyo khasaaro dhimasho ah oo ka dhashay
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Gobalka Hiiraan duleedkeeda dhanka waqooyi ciidamo ka tirsan Al-Shabaab iyo kuwa New Police ee ismaamulka Soomaalida Ethiopia ayaa ku dagaalamay deegaan qiyaastii 50-km ujirta Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan.
Miino lagu arkay Buundada Xamar jajab iyo ciidamo Booliis ah oo isku gadaamay,xirayna wadada
Ciidamo Booliis oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa saaka xiray nawaaxiga buundada Degmada Xamar Jajab ee Gobalka Banaadir halkaasi oo la sheegay in waxyaabaha qarxa lagu arkay.
Dowladaha Suudaan iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis ciidan
Dowladaha Suudaan iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ka dhan ah ka shaqeynta ciidanka xooga dalka Soomaaliya iyo sidii ciidanka loo horumarin lahaa.

Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Saraakiil kale oo gaaray Ceelbuur, xilli dagaalo laga cabsi qabo (Warbixin)
Xilli khilaafaad daran uu ka dhex taagan yahay hogaanka sare ee Al Shabaab, ayaa waxaa Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud gaaray Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Saraakiil kale.
Al Shabaab oo nin sarifle ahaa ka qafaalatay Degmada Baardheere
Ciidamada Amniyaadka ee Ururka Al Shabaab ayaa waxay maanta nin dhalinyaro ah, ay ka qafaasheen Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Xildhibaano badan oo Madaxda ku dhaleeceeyay inay kala fur fureyn Xildhibaanadii mooshinka soo gudbisay
Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka ee Soomaaliya ayaa waxay qaarkood si kulul u sheegeen, in maanta ay Magaalada Muqdisho ka dhacday wax aad iyo aad u xun.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft