14,827,990 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11650
Laacib44551
Somlove.com19106
4somaliwomen12182
Afrikada963
Allbanaadir65535
Allidamaale13668
Allmarqaan6946
Allmuqdisho16513
Allsaxafada.com8300
Allsomali24.com13677
Allsomalia11640
Aminarts41197
Badweyn42961
Baledweyn11735
Banadir24.com26251
Banooni8645
Barigaafrika19796
Bclub19.com8106
Berberanews7667
Bulshada8899
Bulshoweyn65535
caalami8245
Camaloow11185
Cammaara12568
Ceelbaraf26161
Ceelcad4367
Ciyaarahamaanta8212
Codkadhalinta.com1312
Codkaqaranka.com 34812
Coomaad1439
Dadnimo12368
Dayniile65535
Dhaliye5370
Dhexdhexaad8190
Dhoobleey15199
Dowled3901
Fatxusalaam6991
Galgaduudnews10238
Garqaad3398
Gedonet15760
Gedoonline23715
Halganka.net43913
Hiiraan23527
Hillaac.net24437
Horumar22869
Horyaalada4083
Iftiimiye9542
iiRoon19354
Keynanfone8841
Kobciye13588
Laanta23204
Ladaneey19845
Luuqcapital2564
Maalin490
Magaalo9051
Markacadey.net40396
Markonews8043
Nala Qosol17219
Qansax9146
Qarandoon9303
Qaranimo24101
Radiokhaatumo.com7094
RadioMuqdisho50287
Rajo Qaran815
Saadaal14442
Shaaciye48900
Somalidamaanta50588
Somalifans.net9626
Somalilandinfo11858
Somalipress7541
Somaliweyn37042
Somalpost5423
Somvid.com6699
Wacadaraha1194
Warqaad49549
Warsheekh36949
Xaqiiqda11334
Xidigtanews9343
Xoghaye14113
Xogsheeg11882
Xogta16920



Maxad ka taqaanaa machadka Elit ee dalka Malaysia warbixin kooban oo laga diyaariyay “Daawo Sawirada”
Machadka ELIT Language Centre, wuxuu ku yaallaa caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lumpur, waana machadkii ugu horeeyay oo ay dalka Malaysia ka furaan ganacsato Soomaaliyeed, taaso guul balaaran u noqoneysa shacab-weynaha Soomaaliyeed, meel kasta oo ay caalamka kaga nool yihiin.

Machadkaan ayaa wuxuu aqoonsi caalami ah ka heystaa dowladda Malaysia, iyadoo dalka Malaysia ay kamid tahay 10 Dal ee Qaaradda Asia ugu waxbarashada wanaagsan, misana ay aad u jacel yihiin wadamada caalamku.

Machadka caalamiga ah ee ELIT Language Centre ayaa wuxuu bixiyaa oo kaliya luqada ingiriiska, iyadoo ardayda muddo 5 ilaa 8 bilood lagu bari doono luqada Ingiriiska, waxaana Macalimiinta wax ka dhiga Machadka ay dhamaantood u wada dhasheen wadamada asalka u leh luuqada ingiriiska sida Australia, Maraykanka iyo Ingiriiska, waxayna isla mar ahaantaas macalimiintani takhasusaad u leeyihiin barida luuqada Ingriiska.

Sidoo kale ELIT ayaa wuxuu ardayda aan ku wanaagsaneyn luqada Ingiriiska diyaar ula yabay, inuu kasoo dhiso asaaska hoose ee luqada Ingriiska, iyadoo muddo gaaban gudaheed uu machadkani kugu bari doono luqada Ingriiska, sidoo kale shahaadooyinka uu bixiyo machadkani ayaa waxay aqoonsi caalami ah ka haystaan wasaaradda waxbarashada ee dalka Malaysia.

Wuxuu kaloo machadkaani diyaar ula yahay ardayda Soomaaliyeed meel kastoo ay uga sugan yihiin caalamka, inuu fiiso ugu diro, kuwaasoo ku imaan kara gudaha dalka Malaysia, deetana muddo gaaban gudaheed ayay ardaydu ku bilaabi doonaan barashada luqada Ingiriiska.

Haddii uu ardaygu ku sugan yahay wadan ka baxsan dalka Malaysia, ayaa sharuudaha laga doonaayo waxaa laga xusi karaa, Basaboorka oo copy ah 2 jeer, shahaadada dugsiga sare oo copy ah iyo 8 xabo oo sawiro teesaro ah.

Si kastaba ha’ahaatee ardayda waxbarashada u joogta machadka ELIT Language Center, ayaa waxay u dhasheen wadamada kala ah, Russia, Iran, Saudi Arabia, Somalia, Elitrea, Libya, Oman, Jabuti, Uzbakistan, Thailand, North Korea, Qatar, Yemen, Chad iyo Vietnam.
Daawo Sawirada






Xasan Cadde
Tafaftiraha Dhacdo.com
laacib143@hotmail.com



Wixii macluumaad intaas dheer kala xiriir Mudane Maxamed Suubiye 0060173104037 E-mail: msuubiye@hotmail.com



Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka iyo Dhacdooyinka Dunida kala soco Rajoqaran.com

Dhacdooyinka Caalamka Kala Soco Aduun.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft