16,279,157 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11889
Laacib47012
Somlove.com19473
4somaliwomen12528
Afrikada1630
Allbanaadir65535
Allidamaale14992
Allmarqaan7797
Allmuqdisho16958
Allsaxafada.com8587
Allsomali24.com14021
Allsomalia12307
Aminarts42594
Badweyn44114
Baledweyn12092
Banadir24.com27033
Banooni8893
Barigaafrika20212
Bclub19.com8311
Berberanews7862
Bulshada9145
Bulshoweyn65535
caalami8504
Camaloow11537
Cammaara12879
Ceelbaraf27410
Ceelcad4551
Ciyaarahamaanta9911
Codkadhalinta.com1680
Codkaqaranka.com 35196
Coomaad1671
Dadnimo12711
Dayniile65535
Dhaliye5914
Dhexdhexaad8645
Dhoobleey15723
Dowled4156
Fatxusalaam7250
Galgaduudnews10636
Garqaad3676
Gedonet16108
Gedoonline24047
Halganka.net44261
Hiiraan24770
Hillaac.net24930
Horumar23720
Horyaalada4360
Iftiimiye9897
iiRoon19723
Keynanfone9066
Kobciye14370
Laanta23550
Ladaneey20149
Luuqcapital2822
Maalin793
Magaalo9323
Markacadey.net41806
Markonews8382
Nala Qosol18016
Qansax9336
Qarandoon9523
Qaranimo25231
Radiokhaatumo.com7346
RadioMuqdisho52425
Rajo Qaran1658
Saadaal15521
Shaaciye51724
Somalidamaanta52631
Somalifans.net9841
Somalilandinfo12034
Somalipress7743
Somaliweyn37623
Somalpost5629
Somvid.com6851
Wacadaraha1812
Warqaad51218
Warsheekh37905
Xaqiiqda11619
Xidigtanews9572
Xoghaye14286
Xogsheeg12254
Xogta17207



Barnaamij cusub oo muhiim ah oo ku soo kordhay Saaxada Saxaafada ee Soomaalida (Daawo Video)
Waxaa Saaxada Saxaafadda ee Soomaalida ku soo kordhay barnaamij cusub oo loo-baahnaa kol hore, kaasoo dadka Soomaaliyeed ee dagaalada iyo barakaca ka daalay ay ku soo xulan karayaan, shakhsiga dhibaatada ay maanta ku jiraan ka saari kara.

Barnaamijkaan oo loogu magac-daray “Barnaamijka Musharax” ayaa waxaa hindisay Wariyaha Soomaaliyeed ee rug-cadaadiga ah Maxamed Barre Xaaji "Fiyoore", oo si weyn looga yaqaano dal iyo dibadda.

Barnaamijka Musharax ayaa wuxuu u furan yahay musharax walba oo doonaaya in uu ku guuleysto jegada Madaxtinimada ee Soomaaliya, oo Magaalada Muqdisho lagu qaban doono bisha Luulyo ee foodda inagu soo heysa, haddii u Alle raali ka noqdo.

Barnaamijkaan oo ka bixi doona Telefishinka Caalamiga ah ee Royal, sidoo kalana laga dhageysan karo Idaacada Danan ee Magaalada Muqdisho, ayay dadka Soomaaliyee si toos ah ugala socon karaan, iyagoo markaasi ku qiimeynaaya musharax walba kolka uu martida uu ku yahay barnaamijkaan.

Horudhaca Barnaamijka cusub ee Musharax



Barnaamijka Musharax ayaa waxay dadku ku kala bixin karaan kan u saaxiibka ah daacadnimada, kana go’an tahay in uu wax ka qabto xaalada murugsan ee uu dalku ku sugan yahay iyo midka aysan daacadu ka ahayn musharaxnimadiisa.

Dadka oo durbaba saadaal ka bixinaaya Barbaamijka Musharax ayaa waxay sheegeen in uu noqon doono mid xiiso badan, bacdamaa ay sheegeen in magaca barnaamijka uu yahay mid xambaarsan xiiso ay ku dheehan tahay xambaasad, loona baahnaa waqti hore.

Wariye Fiyoore ayaa waxaa lagu xasuustaa in uu yahay Wariyihii Soomaaliyeed ee ugu horeeyay ee ka hawl-gala Telefishinka Caalamiga ah ee Universal sanadkii 2005-tii, wuxuuse dhawaan uu ka mid noqday Wariye-yaasha ka hawl-gala Telefishinka Caalamiga ah ee Royal.

Fiyoore iyo xilligiisii Universal




Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com

Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka Ciyaaraha Caalamka kala soco Dhaliye.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft