16,266,528 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11885
Laacib46981
Somlove.com19468
4somaliwomen12526
Afrikada1623
Allbanaadir65535
Allidamaale14980
Allmarqaan7785
Allmuqdisho16951
Allsaxafada.com8584
Allsomali24.com14018
Allsomalia12298
Aminarts42575
Badweyn44101
Baledweyn12090
Banadir24.com27025
Banooni8892
Barigaafrika20205
Bclub19.com8306
Berberanews7860
Bulshada9140
Bulshoweyn65535
caalami8501
Camaloow11531
Cammaara12876
Ceelbaraf27395
Ceelcad4549
Ciyaarahamaanta9885
Codkadhalinta.com1677
Codkaqaranka.com 35194
Coomaad1670
Dadnimo12705
Dayniile65535
Dhaliye5911
Dhexdhexaad8642
Dhoobleey15718
Dowled4155
Fatxusalaam7249
Galgaduudnews10633
Garqaad3673
Gedonet16104
Gedoonline24044
Halganka.net44257
Hiiraan24753
Hillaac.net24927
Horumar23717
Horyaalada4357
Iftiimiye9894
iiRoon19721
Keynanfone9063
Kobciye14362
Laanta23547
Ladaneey20144
Luuqcapital2820
Maalin789
Magaalo9321
Markacadey.net41789
Markonews8379
Nala Qosol18009
Qansax9334
Qarandoon9520
Qaranimo25215
Radiokhaatumo.com7342
RadioMuqdisho52408
Rajo Qaran1650
Saadaal15506
Shaaciye51686
Somalidamaanta52606
Somalifans.net9837
Somalilandinfo12033
Somalipress7741
Somaliweyn37616
Somalpost5628
Somvid.com6848
Wacadaraha1808
Warqaad51203
Warsheekh37899
Xaqiiqda11613
Xidigtanews9568
Xoghaye14283
Xogsheeg12249
Xogta17203



Maxaad Ka Taqaanaa Jaamacadda University Malay ee dalka Malaysia “Daawo Sawirada”
Jaamacada Malaya ee dalka Malaysia waa Jaamacada ugu da’da weyn dalkaasi ahna jaamacada ugu weyn dhanka kuliyadaha iyo cilmi barista, iyadoo gooni u leh hospital khaaseedka ugu weyn dalkaas ee loo la yaqaano Hospital Universiti Malaya.

Waxaa la-aasaasay bishii September 1904-tii, taasi oo ka dhigaysa inay jirto 107 sano, Jaamacada ayaa sidoo kale ah hooyadii Jaamacada qaranka (Ummada) ee Singapore, intii aysan Singapore ka gu’in dalka Malaysia 1965-kii.

Jaamacada Malaya xarunteeda weyn waxay ku taalay Singapore, hase ahaatee waxaa labo laga kala dhigay 1962-kii, iyadoo markii dambana si toos loo-kala saaray markii labada dal ay kala go’een.

Jaamacadan oo soo saartay kumaanan kun oo arday ah, oo ay kamid ah inta badan hogaamiyaasha dalka Malaysia ayaa sidoo kale waxaa arday ka ah dad badan oo dibada ka yimid.

Jaamacada waxay bixisaa kuliyado badan, waxay sidoo kale waxay xoogga saartaa waxbarashada sare ee Masterka iyo PHD-ga.

Hadaba Kuliyadaha ay bixiso waxaa laga xusi karaa


1. kuliyada caafimaadka
2. kuliyada dhaqaalaha
3. kuliyada xisaabaadka
4. kuliyada dawada
5. kuliyada handasada (dhan walbo)
6. kuliyada ilkaha
7. kuliyada artiska iyo dhaqanka
8. kuliyada waxbarashada
9. kuliyada maamulka
10. kuliyada sayniska
11. kuliyada sayniska caafimaadka
12. kuliyada bay’adda
13. kuliyada qaanuunka
14. kuliyada luqadaha
15. kuliyada computerka iyo IT-ga
16. kuliyada ganacsiga

Waxay University Malaya “UM” ay leedahay xaruumo badan, waxay sidoo kale ay leedahay Cisbitaal u gaar ah oo ah Cisbitaal Jaamacadeedka ugu caansan dalka Malaysia.


Daawo Sawirada







Xasan Cadde
Tafaftiraha Dhacdo.com
laacib143@hotmail.com


Wixii macluumaad intaas dheer kala xiriir Mudane Maxamed Suubiye 0060173104037 E-mail: msuubiye@hotmail.com





Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka Ciyaaraha Caalamka kala soco Dhaliye.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft