14,888,549 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11654
Laacib44591
Somlove.com19115
4somaliwomen12188
Afrikada971
Allbanaadir65535
Allidamaale13692
Allmarqaan6954
Allmuqdisho16523
Allsaxafada.com8306
Allsomali24.com13680
Allsomalia11658
Aminarts41221
Badweyn42986
Baledweyn11741
Banadir24.com26264
Banooni8649
Barigaafrika19806
Bclub19.com8112
Berberanews7670
Bulshada8901
Bulshoweyn65535
caalami8248
Camaloow11189
Cammaara12571
Ceelbaraf26173
Ceelcad4371
Ciyaarahamaanta8270
Codkadhalinta.com1320
Codkaqaranka.com 34817
Coomaad1440
Dadnimo12375
Dayniile65535
Dhaliye5382
Dhexdhexaad8192
Dhoobleey15203
Dowled3903
Fatxusalaam6993
Galgaduudnews10245
Garqaad3401
Gedonet15766
Gedoonline23721
Halganka.net43919
Hiiraan23549
Hillaac.net24443
Horumar22964
Horyaalada4086
Iftiimiye9545
iiRoon19358
Keynanfone8845
Kobciye13597
Laanta23207
Ladaneey19849
Luuqcapital2568
Maalin491
Magaalo9054
Markacadey.net40414
Markonews8047
Nala Qosol17228
Qansax9147
Qarandoon9306
Qaranimo24122
Radiokhaatumo.com7101
RadioMuqdisho50315
Rajo Qaran824
Saadaal14462
Shaaciye48937
Somalidamaanta50624
Somalifans.net9634
Somalilandinfo11864
Somalipress7550
Somaliweyn37051
Somalpost5428
Somvid.com6702
Wacadaraha1207
Warqaad49572
Warsheekh36964
Xaqiiqda11339
Xidigtanews9348
Xoghaye14115
Xogsheeg11890
Xogta16928



Maxaad Ka Taqaanaa Jaamacadda Islaamiga ah ee dalka Malaysia “Warbixin kooban + Daawo Sawirada”
Jaamacadda Caalamiga Islaamka ee Malaysia waa Jaamacad aad u weyn oo ku taalla dalka Malaysia, Jaamacadaan oo ku taalla dalka Malaysia ayaa waxaa dhaqaalo ahaan ku taageera 8 wadan oo ka tirsan wadamada Ururka Dalalka Islaamka (OIC), walow ay maamulaan dad u dhashay dalkaasi Malaysia.

Waxaa la furay 23, May, 1983, Jaamacadan ayaa laga rabay inay noqoto Jaamacad ardayda ay soo saarto yihiin kuwo dhaqan Islaam suuban leh, misena leh waxbarashada maadiga midii ugu danbeysay.

Kuliyadaha ay bixiso Jaamacada ayaa waxaa laga xusi karaa,

1. kuliyada dhaqaalaha
2. kuliyada qaanuunka
3. kuliyada handasada (nooc walbo)
4. kuliyada Diinta Islaamka oo ay hoos imadaan kuliyado badan oo ku saabsan diinta Islaamka sida fiqiga, usuusha, is bar bar dhigida diimaha, luqadaha carabiga, Ingiriiska, taariikhda, saykaloojiyada, siyaasada iyo dhaqanka
5. kuliyada dhismaha
6. kuliyada caafimaadka
7. kuliyada dawada
8. kuliyada kalkaaliyaasha
9. kuliyada sayniska
10. kuliyada sayniska caafimaadka

Jaamacadda waxay leedahay xarumo badan oo ku saabsan tamhiidiga ama foundation-ka iyo kuwo ku saabsan waxbarashada sare sida Masterka iyo PHD-ga, IIUM waxay leedahay sedex xarumood oo waaweyn.

Midda ugu weyn waxay ku taallaa duleedka caasimada dalka Malaysia ee Kuala Lumpur. Tan labaad waxay ku taallaa magaalada Kuatan oo ah meesha uu kasoo jeeda Ra’iisul wasaaraha dalka Malaysia ee iminka tallada haaya, xaruntaasi waxay maamushaa dhamaan wixii ku saabsan sayniska iyo caafimaadka, halka midda sedexaadna ay ku taallo magaalo ku dhegan Kuala Lumpur, waxayna maamushaa tamhiidiga ama foundation-ka.

Si kastaba ha-ahaatee Jaamacadaan oo mid caalami ah ayaa waxaa waxbarasho u joogga arday Soomaaliyeed oo ka kala yimid qeybo kamid ah dacalada caalamka.

Daawo Sawirada






Xasan Cadde
Tafaftiraha Dhacdo.com
laacib143@hotmail.com



Wixii macluumaad intaas dheer kala xiriir Mudane Maxamed Suubiye 0060173104037 E-mail: msuubiye@hotmail.com

Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka iyo Dhacdooyinka Dunida kala soco Rajoqaran.com

Dhacdooyinka Caalamka Kala Soco Aduun.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft