31,591,204 unique visits
Navigation
RADIO

Features


Somali Links
Raadraacnews13930
Laacib65535
Somlove.com30658
4somaliwomen21517
Afrikada24727
Allbanaadir65535
Allhiiraan.com12288
Allidamaale32574
Allmarqaan35508
Allmuqdisho28500
Allsaxafada.com17282
Allsomali24.com27425
Allsomalia20761
Allsomalida3338
Aminarts65535
Aqbaar1421
Ayaamo4529
Badweyn65535
Baledweyn20552
Banadir24.com42295
Banooni13600
Barbaarshe1186
Barigaafrika25423
Bclub19.com12347
Berberanews11338
Bulshada14037
Bulshoweyn65535
caalami13178
Camaloow19391
Cammaara19292
Ceelbaraf42424
Ceelcad8319
Ciyaarahamaanta24066
Codkadhalinta.com10576
Codkaqaranka.com 42955
Codkaumada3318
Coomaad4958
Dadnimo17638
Dalmaax1211
Dayniile65535
Dhaliye13346
Dhexdhexaad15190
Dhoobleey35929
Diplomat101
Doolow3155
Dowled7586
Fatxusalaam10511
Galgaduudnews16668
Ganaane2034
Garqaad7991
Gedonet20923
Gedoonline28216
Godaalonews14603
Halganka.net49450
Hiiraan49787
Hillaac.net33206
Horjooge1296
Horumar29203
Horyaalada7751
Horyaalmedia3288
Iftiimiye14932
iiRoon27241
Ilwareed6962
Islam1142266
Kalsooni1305
Keynanfone11956
Kobciye30427
Laanta32337
Ladaneey24102
Luuqcapital5609
Maalin4841
Magaalo12710
Markacadey.net65535
Markonews12767
Nala Qosol29643
Qansax13100
Qarandoon13739
Qaranimo43776
Radiokhaatumo.com17218
RadioMuqdisho65535
Rajo Qaran10558
Saadaal30389
Sanaagradio1305
Shaaciye65535
Somalidamaanta65535
Somalifans.net12964
Somalilandinfo14555
Somalipress10400
Somaliweyn50231
Somalpost7924
Somvid.com9317
Wacadaraha8378
Wararkadalka1938
Warqaad65535
WarqaadOnline238
Warqabad244979
Warsheekh51397
Xaqiiqda17549
Xidigtanews13963
Xiiso5742
Xogfidiye3755
Xoghaye18091
Xogsheeg19857
Xogta24228
Xulkanews3771



Dhacdo naxdin leh oo dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo si-weyn isu jeclaa “Dhacdo Layaab Leh”
Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Sucaad iyo Axmed, Axmed ayaa xiriir lasoo sameysay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo ka hawl-galla Shabakadaha Caalamiga ah ee Radioxamar.com iyo Dhacdo.com, waxayna sharaxaad ka bixisay sida ay wax u dhaceen.

Waxaan ku dhashay magaaladda Ceeri-gaabo ee gobolka Sanaag, balse waxaan kusoo barbaaray dalka Boqortooyada ee Ingiriiska, sidoo kale waxbarashadeeda ayaa waxaa kusoo qaatay dalka Ingiriiska, gaar ahaan caasimadda dalka Ingiriiska ee London.

Axmed ayaa waxaa iska baranay Shabakadda Facebook, horaantii sanadkii 2007-dii, runtii aragtida koowaad ee aan Axmed arkay ayaa wuxuu ii qaaday si-weyn, anna waan ka helay, waxaana aallaaba jeclaa la-hadlida Axmed.

Muddo markaan Facebook ku wada hadli jirnay ayaa waxaa inoo xigtay inaan kala qaadano teleefanadii aanu xilligaasi isticmaali jirnay, kuwaa oo inoo sahlay inaan isu soo dhawaano Axmed, iyadoo muddo kadib aan dareemay inaan u qaaday Axmed jaceyl culus.

Axmed ayaa wuxuu ku noollaa magaaladda Kalkata ee dalka India, waxaana weeye nin wax ku bartay dalka India, isla-markaana wuxuu ka shaqeysan jiray magaaladda Kalkata, nasiib wanaag wuxuu i baray wiilal iyo gabdho isaga la-dhashay oo qaarkood ku noollaa dalka Ingiriiska.

Waxaan ka hellay Axmed kalsooni balaaran iyo jaceyl aan dhihi karo, cid kale oo aad maanta ka helli karto majirto, iyadoo ay xaaladdu sidaasi tahay ayaa maalin maal-maha kamid ah, waxaan isu khilaafnay xilligii aan isu imaan laheyn, hase yeeshee Axmed wuxuu iga dansaday teleefanka, khadka Internetkana kuma arko, oo maba soo gelli jirin.

Boqolaal jeer ayaa wacay teleefanka Axmed, balse wuxuu ahaa mid hawada ka maqan, waxaan gallay fikir iyo wal-bahaar, waxaana ii xigtay ooyin fara-badan, anagoo is-moogan muddo todobo cisho ah, ayuu Axmed i soo wacay, markaan codkiisa maqlay ayaa waxaa ku dhuftay ooyin aan kala joogsi laheyn “Waxaan kala saari waayay, ooyintaasi in’ay farxad ahayd iyo in’ay wax kale yihiin.

Markii dambe Axmed waxaanu ku heshiinay inaan isu imaano, muddo bil kadib ah ayuu dhacay meherkayna, waxaana maalmo kadib aan soo goostay tikid “Ticket” Go and Back ah, waxaana aaday magaaladda Kalkata ee dalka India, wuxuuna qorshaheynu ahaa inaanu ku aqal-galnay halkaasi, hase ahaatee maxaa dhacay?

Markaan Axmed u tagay, weliba aan isugu soo diyaariyay inaan ku aqal-galka halkaasi, ayaa wuxuu Axmed uu iga codsaday inaanan ku aqal-gellin India, oo aanu ku aqal-galno dalka Ingiriiska, isagoo ku andacooday, “ma-doonaayo inaan caruur isu dhalno anagoo kala maqan”, wax shaki ah muusan i gellin, waana ka aqbalay.

Waxaan u xareeyay sharcigii uu ku imaan lahaa dalka Ingiriiska, nasiib wanaag wax ka yar hal sano ayuu Axmed igu yimaaday magaaladda London ee dalka Ingiriiska, markii aan iskugu soo diyaariyo inuu i naageysto ayaa waxaa Axmed kala kulmay arin layaab leh, wuxuuna igu yiri “Rumeyso ama ha-rumeysan aniga si dhab ah ayaa kuu jeclahay, laakiin dhibaatada jirta ayaa waxay tahay aniga kuma naageysan karo, waayo wax tabar ah malihi” markuu sidaasi igu dhahay ayaa naxay, waana ka maleysan waayay, intaan shaydaanka iska naaray ayaa waxaan ku dhahay, naga daa dee cayaarta.

Markaas ayuu wuxuu dhaar ku maray in uu xanuunsan yahay, weibana uu ka xanuunsan yahay dhanka xubinta taranka, isagoo ii sheegay inuusan shaqeyneen xubintiisa, markaasi ayaa waxaan geeyay cisbitaal ku yaalla magaaladda London, waxaana ogaanay in uu Axmed ka xanuunsan yahay xubinta taranka.

Nasiib wanaag halkaasi ayaa lagu daaweeyay, hadase Axmed waa nin caafimaad qaba, laakiin waxaan kasoo maray dhibaato aad u culus, markii dambe samirkayga ayuu ALLE caafimaad ku siiyay Axmed.

Hada waxaan ku nool nahay magaaladda Liverpool, waxaanu isu dhalnay hal wiil, dhawaana waxaan rajeyneynaa in uu ALLE ina siiyo wiilkii labaad, waayo waxaan lee-yahay uur sideed bilood ah, waxayna dhakhaatiirtu ay ii sheegeen inaan caloosha ku sido wiil.

Waxaana aad u jeclahay dhacdooyinka layaabka leh ay soo tabiso Shabakadda Dhacdo.com, waxaana ugu baaqi lahaa in’ay markasta soo bandhigaan dhacdooyinka cajiibka ah ee ka dhex taagan lamaanaha Soomaaliyeed.


DhaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaMaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaad


Hadaad heyso Dhacdooyin ama qisooyin nagala soo xiriir 0060163945793 ama dhacdo@hotmail.com $ radioxamarnews@hotmail.com


Shabakadaha Dhacdo.com & Radioxamar.com Isha Dhacdooyinka iyo Sheekooyinka



Ayaan Cali “Qalanjo”
Helsinki, Finland
Dhacdo.com



Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com


Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com


Warar Update ah 24-ka Saac Kala Soco MuqdishoNews.com


Warar kala duwan kala soco MarkaStars.com



Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2