14,932,517 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11663
Laacib44738
Somlove.com19131
4somaliwomen12199
Afrikada1009
Allbanaadir65535
Allidamaale13780
Allmarqaan7013
Allmuqdisho16544
Allsaxafada.com8323
Allsomali24.com13700
Allsomalia11707
Aminarts41307
Badweyn43068
Baledweyn11765
Banadir24.com26304
Banooni8662
Barigaafrika19828
Bclub19.com8122
Berberanews7679
Bulshada8915
Bulshoweyn65535
caalami8265
Camaloow11213
Cammaara12584
Ceelbaraf26244
Ceelcad4380
Ciyaarahamaanta8342
Codkadhalinta.com1337
Codkaqaranka.com 34843
Coomaad1530
Dadnimo12468
Dayniile65535
Dhaliye5494
Dhexdhexaad8297
Dhoobleey15309
Dowled3995
Fatxusalaam7084
Galgaduudnews10352
Garqaad3490
Gedonet15870
Gedoonline23817
Halganka.net44013
Hiiraan23692
Hillaac.net24549
Horumar23257
Horyaalada4171
Iftiimiye9640
iiRoon19448
Keynanfone8934
Kobciye13733
Laanta23301
Ladaneey19945
Luuqcapital2665
Maalin585
Magaalo9140
Markacadey.net40602
Markonews8138
Nala Qosol17296
Qansax9159
Qarandoon9328
Qaranimo24196
Radiokhaatumo.com7125
RadioMuqdisho50433
Rajo Qaran924
Saadaal14539
Shaaciye49127
Somalidamaanta50776
Somalifans.net9655
Somalilandinfo11876
Somalipress7590
Somaliweyn37101
Somalpost5470
Somvid.com6713
Wacadaraha1278
Warqaad49682
Warsheekh37018
Xaqiiqda11351
Xidigtanews9372
Xoghaye14128
Xogsheeg11918
Xogta16943



Maxaad Ka Taqaanaa Jaamacadda USIM ee dalka Malaysia Warbixin Kooban oo Laga Diyaariyay Daawo Sawirada.
Jaamacada Islaamiga Sayniska ee Malaysia (USIM) waxaa la furay 1998, waxay ku taalla magaalada Nilai oo u jirta caasimada dalka 40 KM. Jaamacada oo ah Jaamacad Saynis ah ayaa waxay bixisaa kuliyado badan oo isugu jira Diini iyo Maadiba. Ardayda dibada waxaa loo ogolyahay oo kaliya kuliyadaha sare (Masters iyo PHD) iyadoo bixiso Master iyo PHD aad u qiima jaban.

Kuliyadaha ay USIM bixiso ayaa waxaa laga xusi karaa

1. Kuliyada Quraanka iyo Sunada
2. Kuliyada Caafimaadka iyo Qaliinka
3. Kuliyada Ilkaha
4. Kuliyada Sayniska iyo Tiknoolajiyada
5. Kuliyada Luqadaha Carabiga iyo Sayniska
6. Kuliyada Dhaqaalaha
7. Kuliyada Ganacsiga
8. Kuliyada Shareecada iyo Qaanuunka
9. Kuliyada maamulka
10. Kuliyada Wabarashada sare

Jaamacada ayaa sidoo kale leh xarumo sida xarunta dowliga ee Fatwada, xarunta tamhiidiga iyo xarunta maamulka waxbarashada sare.

USIM oo ah jaamacad tayo wanaagsan leh ayaa waxay lagu tilmaamaa mid ka mid ah jaamacadaha dalka Malaysia kuwa ugu quruxda badan.

Wixii faah faahin intaas dheer kala xiriir aqoon114@hotmail.com

Daawo Sawirada






Astaanta Jaamacadda Usim ee dalka Malaysia



Xasan Cadde
Tafaftiraha Dhacdo.com
laacib143@hotmail.com



Wixii macluumaad intaas dheer kala xiriir Mudane Maxamed Suubiye 0060173104037 E-mail: msuubiye@hotmail.com






Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka iyo Dhacdooyinka Dunida kala soco Rajoqaran.com

Dhacdooyinka Caalamka Kala Soco Aduun.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft