Maxaad Ka Taqaanaa Jaamacadda Multimedia ee Dalka Malaysia Warbixin Kooban + Sawiro.
Jaamacada Multimedia waa jaamacad weyn oo ku taalla dalka Malaysia gaar ahaan gobolka taariikhiga ah ee Melaka (Melacca) inkastoo ay leedahay xarun kale oo ku taalal xarunta maamulka dalka Malaysia ee Putrajaya, xaruntaasi oo lagu magacaabo Cyberjaya Campus.
Jaamacadda oo khaas loo leeyahay ayaa hoos timaada hay’ada isgaarsiinta dalka Malaysia oo iyada iska leh. Hogaamiyaha guud ee Jaamacada ayaa ah Afadii Rasiiusl wasaarihii hore ee dalka Malaysia Dr Mahathir Mohammed, Drs Hasmah Binti Haji Mohamed.
Waxay bixisaa kuliyado badan oo ku saabsan handasada (injineernimada), computerka iyo tiknoolajiyada. Kuliyadahaasi ayaa waxaa laga xusi karaa.