14,453,066 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11572
Laacib44285
Somlove.com19060
4somaliwomen12142
Afrikada903
Allbanaadir65535
Allidamaale13504
Allmarqaan6856
Allmuqdisho16468
Allsaxafada.com8259
Allsomali24.com13653
Allsomalia11557
Aminarts41045
Badweyn42823
Baledweyn11704
Banadir24.com26188
Banooni8606
Barigaafrika19746
Bclub19.com8086
Berberanews7646
Bulshada8874
Bulshoweyn65535
caalami8220
Camaloow11153
Cammaara12546
Ceelbaraf26023
Ceelcad4338
Ciyaarahamaanta8013
Codkadhalinta.com1259
Codkaqaranka.com 34771
Coomaad1426
Dadnimo12340
Dayniile65535
Dhaliye5313
Dhexdhexaad8147
Dhoobleey15143
Dowled3891
Fatxusalaam6968
Galgaduudnews10202
Garqaad3384
Gedonet15732
Gedoonline23688
Halganka.net43884
Hiiraan23390
Hillaac.net24400
Horumar22198
Horyaalada4055
Iftiimiye9508
iiRoon19312
Keynanfone8824
Kobciye13513
Laanta23179
Ladaneey19818
Luuqcapital2547
Maalin458
Magaalo9029
Markacadey.net40242
Markonews8021
Nala Qosol17133
Qansax9123
Qarandoon9273
Qaranimo23959
Radiokhaatumo.com7046
RadioMuqdisho50021
Rajo Qaran707
Saadaal14306
Shaaciye48569
Somalidamaanta50328
Somalifans.net9584
Somalilandinfo11841
Somalipress7468
Somaliweyn36961
Somalpost5385
Somvid.com6671
Wacadaraha1060
Warqaad49374
Warsheekh36853
Xaqiiqda11297
Xidigtanews9314
Xoghaye14090
Xogsheeg11836
Xogta16877



Jaamacadda Caalamiga ah ee Horseed oo si weyn uga soo shaac baxday magaaladda Muqdisho “Daawo Sawirada”
Jaamacadda Caalamiga ah ee Horseed “Horseed International University” oo sanadkaan ku soo biirtay Jaamacadaha ka dhisan magaaladda Muqdisho, ayaa waxay noqotay mid si weyn u soo jiidatay indhaha shacabka Somaliyeed.

Jaamacadda Caalamiga ah ee Horseed, ayaa waxaa magaaladda Muqdisho xariga looga jaray bishii Luulyo ee sanadkii 2011-ka, waxaana Jaamacadda ka hawl-galla macalimiin khibrad u leh tabinta casharada ay siinayaan ardayda.

Jaamacadda oo ku taalla Isgoyska Zoope ee magaaladda Muqdisho, ayaa waxay noqotay mid ay ishu ku hayaan dhalinyarada Somaliyeed ee waxbarashadu u ciilka qabta, waxaana weeye Jaamacadda Horseed mid xiriiro la-leh Jaamacadaha caalamka qaarkood.

Kulliyadaha ay bixiso Jaamacadda Caalamiga ah ee Horseed, ayaa waxaa laga xusi karaa:-

Fucalty of Business
Facult of Information Technology
Faculty of Nursing
Faculty of Veterinary iyo kulliyado kale oo u wanaagsan ardayda Somaliyeed ee dooneysa inay hiigsadaan nolosha caalamka.

Jaamacadda Horseed ayaa waxay xiriir wanaagsan ay la-leedahay Hay’adda WAMY, oo ah hay’ad ay lee-dahay Dowladda Boqortooyada ee Sacuudi Carabiya, isla-markaana waxay ka hawl-gashaa in ka badan 52 wadamo.

Sidoo kale Jaamacaddu waxay xiriiro kale ay la-leedahay wadamada Malaysia iyo Turkiga, iyadoo ardayda ka baxda Jaamacadaan ay si toos ah waxbarasho uga billaabi karayaan wadamada Malaysia, Turkiga iyo wadamada kale ee ay ka hawl-gasho Hay’adda WAMY.

Jaamacadda Caalamiga ah ee Horseed, ayaa waxaa iminka dhigata in ka badan shan boqol “5,00” oo arday, iyadoo ay xilligaan jiraan arday fara-badan oo iska diiwaan gellineysa Jaamacadaan, waxayna noqotay mid soo jiidatay dareenka ardayda iyo waalidiinta Somaliyeed.







Xasan Cadde
Tafaftiraha Dhacdo.com
kedis114@hotmail.com


Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com

Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka iyo Dhacdooyinka Dunida kala soco Rajoqaran.com

Dhacdooyinka Caalamka Kala Soco Aduun.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft