455,587 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
News Categories
Contact Us
Photo Gallery
Search
The Kroax
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Somali Links
Somlove.com2724
Allidamaale1698
Allmuqdisho2202
Aminarts4258
Arrimaha1337
Balanbal1380
Banadir24.com2494
Bclub19.com957
Berberanews1324
Bulshoweyn2756
Calanka1959
Cammaara1876
Dadnimo2429
Dayniile4363
Falaar1939
Gedonet2349
Gedoonline2354
Halganka.net10487
Hiiraan900
Hillaac.net4741
iiRoon2967
Jowhar1482
Keynanfone1453
Ladaneey3629
Markacadey.net4178
Midnimo.com2694
Mustaqbalka1885
Qarandoonnet1630
Qaranimo2181
RadioMuqdisho865
Shaaciye4952
Somalifans.net1921
Somalilandinfo1089
Somalipress1079
Somaliweyn3336
Somvid.com768
Soomaalidamaanta3883
Warsheekh3670
Xifdinta2138
Xoghaye2154
Xogta3297
Shoutbox
Name:

Message:

Validation Code:


Enter Validation Code:



hanahmed
05/09/2010 05:24
shacabka dhibka ayaga ayaa masuul ka ah

luul
04/09/2010 23:19
asc bahda dhacdo waxaan idiinka codsaneeynaa markaad sheegeysaan aqbaarta inaad soo dhameestirtaa aad ogaataan qofka la diley magacyadooda sababtoo ah dadkeena ayaa soomaaliya ku nool waan ka naxnaa m

burun estetigi
04/09/2010 22:07

Rino
04/09/2010 08:03
A.s/c

Zakki
03/09/2010 22:56
Asc dhacdo away balan qaadkiini casharada diiniga ahaa ee aad balanqaadeen bisha ramadaan

zaki boy
03/09/2010 15:10
good website dhacdo.com i like it.

jama uk
31/08/2010 17:22
Thanks thz web his active work

Maamulka Dhacdo
11/08/2010 09:04
Asc wr wb, waa mamulka Dhacdo, Bisha Ramadan oo dhan waa soo gudbin doonaa Qisada asxabta Insha'Allah ee sidaasi ula socda.

YARE
11/08/2010 08:51
Dhacdo waxaa idinka codsaneynaa inaad maalin kasta soo daysan siirada Nabiga(scw) iyo qisooyinka asxaabta inta lagu jiro bisha barakeysan ee ramadaan Wabilaah Towfiiq

Cobra
10/08/2010 23:30
RAMADAAN MUBAARAK TO ALL MUSLIMS





Qiso Jaceyl oo dhex martay lamaane Somaliyeed “Qofka aad jaceshahay qabiil maku nici laheyd”
Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed, oo lagu kala magacaabo Baashi iyo Salma, Baashi ayaa xiriir lasoo sameeyay wari-yaasha barnaamijka Xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo ka hawl-galla shabakadda caalamiga ah ee Dhacdo.com, waxayna sheekadu ku bilaabaneysaa sidatan.

Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan degmada Shibis, sanadka markuu ahaa 1986-kii, waxbarashadeyda waxaan kusoo qaatay Iskuulka Jubba oo ku yaalla xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid.

Sidoo kale Salma waxay ku dhalatay degmad Boondheere, hase ahaatee waxay kusoo barbaartay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, waxayna waxbarashadeyda kusoo qaadatay iskuulka Axmed Gurey qeybta Miisaanka Dhuxusha ee degmada Yaaqshiid.

Salma waxaa isku baranay degmada Yaaqshiid, maalin maal-maha kamid ah ayaa waxaa kasoo baxay iskuulkii aan dhigan jiray ee Jubba, isla-markaana waxaan u soo socday xaafadeyda, balse waxaan wadada ku arkay Salma, waxaana ahaa nin aad u kaftan badan, nasiib wanaag waxaa ii suurta gashay inaan Salma halkaasi isku barano, waxaana kala qaadanay teleefanadii guryaha inoogu jiray.

Sidaas ayuu ku bilowday xiriirkii inoo dhaxeeyay aniga iyo Salma, waxaana ina dhex maray jaceyl wanaagsan oo wax-tar leh, waxaana inoo suurta gashay labadeenaba inaan iskaga soo tagno magaaladda Muqdisho, Salma waxay nasiib u yeelatay wadanka Sacuudiga, sidoo kale anna waxaa nasiib u yeeshay inaan soo aado wadanka Yaman.

Waxaana Salma ku wada xiriiri jirnay khadadka Teleefanada iyo Internet-yada, waxaan wada soconay in ka badan afar sano, waxaana aad isku baranay dhamaan qoyska ay ka dhalatay Salma.

Waxaan imid wadanka Sacuudiga Carabiya oo aan iminka ku noolahay, waxaa dhacday inaan Salma ku heshiino guur, balse mushkilada ayaa waxay timid kadib markii reer Salma ay ka dhalatay igu yiraahdeen, inoo sheeg cida aad Somali ka tahay, micnaha inoo sheeg Qabiilka aad ka dhalatay, waxaana u sheegay qabiilkii aan ka dhashay, hase ahaatee Salma odayga dhalay oo aad u carooday baa wuxuu igu yiri “Waryaa sidee baad ugu fikirtay adigoo Midgaan ah, inaad guursato gabar nasab ah”

Aad baan uga xunahay odayga cirada leh, hadalada uu u igu lee-yahay, waxaana ku iri adeer afar oo buuxdo ayaa i taqaanaa weligaana, waxaa i dhihi jirtay wiilkeega, sidee baad maanta ii fogeyneysaa, misana aad ii leedahay, adigoo Midgaan ah sidee baad ku guursan kartaa gabar nasab ah.

Dood dheer kadib ayaa wuxuu xoog iga soo saaray gurigiisa oo aan ku sugneyn aniga iyo qaar kamid ah odayaasha aan ka dhashay, kuwaa oo Salma iga doonaayay aabaheyd.

hase ahaatee waxaan la-hadlay Salma, waxaana ku iri aabe sidaas buu igu dhahay, waxayna igu tiri “ Aabe hadalkiisa waxba ha u qaadan, ani iga war sug dhawaan” sidii ayaa ku kala tagnay, lakin dood dheer baa dhex martay Salma iyo aabaheyd, wuxuuna ku yiri “Midgaan inama soo galo, mana dooneyno nin midgaan ah, hadaadse adiga rabto, waad guursan kartaa balse inama soo gashid, ileen naag walba waxay tahay waxa uu yahay ninkeeda”

Salma ayaa waxay ku tiri “Aabe soo maaha nin Islaam ah, Aabe soo maaha nin wanaagsan oo aqoonyahan leh, misana ay nafteedu raali ka tahay” hase ahaatee buuq xoogan baa ka dhex dilaacay, waxaana kusoo baxday Salma hooyadeed, waxayna tiri “naayaa waxaad u fak fakaneyso soo nin Midgaan ah maaha orod oo guurso, balse niyada ku haay inama sheegan kartit”

ugu dambeen waxaa i soo wacday Salma oo aad u careysan, waxayna igu tiri “Qoyska aan ka dhashay waa dad aan ka yaabay, xumaan uun bay fiirinaayaan, walaalow waxaan ku sheegaayaa qoyska aan ka dhashay inaan aad u jeclahay, marka waxaan kaa codsan lahaa inaad iskakey cafiso” Salma oo aan muddo wada soconay ayaa sidaa igu tiri, waxaan ku damiyay teleefankii ay igala hadleysay, dib dambese maysan i soo wicin.

Kadib waxaan guursaday gabar kale oo hada waxay i heysaa laba caruur ah, wiil iyo gabar oo lagu kala magacaabo C/laahi iyo Zeynab, sidoo kale Salma weli maysan gursan oo waxay dhex joogtaa Ceelasha biyaha ee duleedka magaaladda Muqdisho.

Baashi oo u waramaayay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka oo ka hawl-galla shabakadda dhacdo.com, ayaa intaasi kusoo gaba-gabeeyay qisadii naxdin laheyd ee uu kala kulmay qoyska Salma.

DhaaaaaaaaaaaaaaaaaaMaaaaaaaaaaaaaaad

Habada akhristaha qiimaha lahow sidee baad u aragtaa qisadaan, iyo cudurka xun ee qabyaaladda ee ku jira qalbiga umadda Somaaliyeed, wixii fikirkiina waxaad noogu soo diri kartaan dhacdo@hotmail.com, anagana waxaan sii gaarsiin doonaa Baashi.

Haddii aad heyso dhacdooyinka ku saabsan arrimaha bulshada, waxaad nagala soo xiriiri kartaa dhacdo@hotmail.com ama 0060163945793.


Sumaya Salaad
Borlange, Sweden
Dhacdo.com
lacib143@hotmail.com


Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@hotmail.com



Comments
#1 | ali on July 25 2010 06:22:38
Cwwb walaalow bashi waxan ku leyhy qabiilka wada uu jeeda waa kan maanta intan na badey adigan samirkaga ilaahey qeyr ayuu kugu badeley gabdhasa maskiinta ahan iska cafi danbiga ayad ma lah walidkeeda aay leh qaladka marka tasi ayan gugu darsan laha
#2 | ubah on July 25 2010 07:11:00
asc DHAMAN WALALAHAY RAMADAN 17 BARI BAKAHARAY FADLAN RAMADAN HADDII LAGUGULAHA ISKA BIXI HADA ASC
#3 | Guled on July 25 2010 09:34:51
Asc WALAAHI WAXAAN DHILAHAA WALAALKEY BAASHI IN AAD WACDO SALMA AADNA U SHEYGITIDT IN AAD CAFISAY MARKALE
#4 | NIMC on July 25 2010 11:18:44
waxaan jeclaan lahaa dadka somalida qabiil in ay ka nasulaan qabil nacebkii laga soo daal eeh waa dad islaam ah waa dad somali ah hal luqad wadaago waxaan ka yabaay waxa midna midgaan ka dhigay midna nasab war ilahy ag tiisa taas kama shaqayso adoo bil aadan ahna saeed iskula waynatay ilahy ha idin hanuuniyo amin
#5 | ahmed on July 25 2010 18:23:27
walaahay waa wax laga xumaado waalidiinta salma balse salma waa gabar fiican in kastoo laga rabay in ay raacdo ninka ay jeceshahay waa ay ku liibaani laheed wiilkana waxa aan u sheegi lahaa in uu iska cafiyo gabadha ileen waalidkeeda ayaa sidaas ku qasbay qabiilkana waa in la isku barto kaliya ku eg lakiin aan la isku nicin mana fiicno qof aad wadaagtaan diin iyo dadnimo iyo somalinimo in aad ku nacdo qabiil waa mid laga fiicanyahay walaayal haii aan somaali nahay qabiilka waan isku dilnaa waana isku nacnaa waa laga fiicanyahay midaas ee hala is kadaayo walaalayaal wabilaahi towfiiq
#6 | nashmaa on July 25 2010 19:45:55
MUSIIBADA MAANTA KA JIRTA DALKA SOMALIA, WAXAA UGU WACAN DAD ISLAAM AH OO LALA YAHAY NAMA GEYSAAN OO MIDGAAN BAA TAHIIN TANOO KALE YAA ARKAY. ADDUUNKU WUU TAGAY, WAXAD ARKAYSAA NIN MADOW OO FOOLXUMO MIIRAN AH BAA GUURSANAAYA GABAR CADAAN AH AMA REER BOQOTOOYO KASOO JEEDO
#7 | nasteexo on July 26 2010 02:58:05
asc asxbaata wan idiin salamay waan ka xumahay qisadaan dhacday oo ayee ku dhacday lamaanaha maraka waxa idiin leeyahay wax walba waa samar lakiin wiilku waa wiil aad uu wanagsan laakiin lama rabin gabadha inye sidaan yeesho wayo qofkaad aad ifka u jeceshahay yaa kala tashaneysa mid jirto qabiilka sidaa ba waa maxay qabiilka waayo somali oo dhan ayaa nahay markaas ayaa waxa laka dhahaa yaa tahay qabiilkada waxaas cmla m ala rabo hadii aan nahay dad walaalo ah ... qofkaa qof wuu jacelaan kara laakiin hada dhab maha walala adigana iska caafi salma waayo aduunkada waxa ugu xun qofkaa ku qayamo laakin salma misna ku qayamin laakiin dhibkaan ayee waxay ka timid qoyskeeda markaa adinaga iska guurso mid kale waayo hadii aad helin aad jaceleed markaa waxaan idiin leeyahay wax yaalaha xunka ah iska dhafaa walaayal...
#8 | ismail on July 27 2010 12:24:43
asc waan idin salamay marka aan maqlo waxaas aay somalida ku dhaqmaan waxaan is dhahaa somali dhanma iska in kirtaa oo ma iska sheegata dad kale
somalida waa wali aay jaahil nimada ka buuxda in ta badan
#9 | naciima on July 27 2010 22:47:06
ASWRWB WALAALAYAAL WAA IDINLA YAABANAHAY ADINKA IYO DHACDOBA WAAYO WAXAAD ILLOWDEEN INEY GABARTAAS WAALIDKEED BAARRI U TAHAY MARKA WALAALAYAAL RIDU GAR LEH RIYUHUNA GAR LEH AYAA MEESHA TAALLO WIILKA IYO GABARTABA WAXBA MEY HALLEYNIN WEAALIDKAA QALDAMEY ILAAHEEY XAQA HA TUSIYO DADKA QABIILKA AAMINSAN ANIGUSE ANIGOO KA XUN TAN KU DHACDEY WIILKA WAAN KU RAACSANAHAY GO,AANKA EY GABARTAAN GAARTEY WIILKA WEY JECESHAHAY AXAADSE DHAMAANTIIN ILLOWSAN TIHIIN IN WAALLIDKEED UU KA QIIMO BADAN YAHAY NINKAAN EY SHALAEY IS BARTEEN MARKA WALAALAYAAL JECEEL BEENAADKAAN AAD QUFEYSAAN INTA ISKA DEYSAAN WAALIDKA WARKIISA HALA YEELO WABILLAAHI TAWFIIQ
#10 | warta on July 31 2010 03:14:15
tasuna waxey aheyd naciima oo ey qaday xamasad aad u balaran
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.








Ads
Users Online
Guests Online: 9

Members Online: 0

Total Members: 29
Newest Member: Abu-muscab