473,231 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
News Categories
Contact Us
Photo Gallery
Search
The Kroax
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Somali Links
Somlove.com2831
Allidamaale1760
Allmuqdisho2296
Aminarts4369
Arrimaha1382
Balanbal1420
Banadir24.com2615
Bclub19.com1000
Berberanews1366
Bulshoweyn2857
Calanka2166
Cammaara1918
Dadnimo2496
Dayniile4599
Falaar2004
Gedonet2491
Gedoonline2432
Halganka.net11149
Hiiraan991
Hillaac.net4965
iiRoon3061
Jowhar1637
Keynanfone1498
Ladaneey3750
Markacadey.net4309
Midnimo.com2787
Mustaqbalka1959
Qarandoonnet1681
Qaranimo2254
RadioMuqdisho951
Shaaciye5162
Somalifans.net1964
Somalilandinfo1130
Somalipress1121
Somaliweyn3480
Somvid.com799
Soomaalidamaanta4036
Warsheekh3788
Xifdinta2201
Xoghaye2247
Xogta3416
Shoutbox
Name:

Message:

Validation Code:


Enter Validation Code:



Cobra
09/09/2010 23:44
Ciid mubaarak to all my muslim brothers n sisters i wish u long live n peace thanx dhacdo well done

Masha Allah
08/09/2010 23:52
Dhacdo is the web Walaahi, aqbaarta oo dhan baa kala socdaa, xili kasta war cusub, cajiib this web

Maamulka Dhacdo
11/08/2010 09:04
Asc wr wb, waa mamulka Dhacdo, Bisha Ramadan oo dhan waa soo gudbin doonaa Qisada asxabta Insha'Allah ee sidaasi ula socda.

YARE
11/08/2010 08:51
Dhacdo waxaa idinka codsaneynaa inaad maalin kasta soo daysan siirada Nabiga(scw) iyo qisooyinka asxaabta inta lagu jiro bisha barakeysan ee ramadaan Wabilaah Towfiiq

Cobra
10/08/2010 23:30
RAMADAAN MUBAARAK TO ALL MUSLIMS

Cobra
10/08/2010 22:58
Goole sxb ilmahaga hoyadod waxey shegtay in aad guriga ka soo burisay lols

smahan
10/08/2010 22:33
walaal caruutada hooyadood gormay kaa halowday

goole
10/08/2010 22:29
webka waan salaamey waxaan rabaa in webka caruurtayda hooyadood laiiga raadiyo kkkk

YARE
10/08/2010 16:28
Kkkk Cobra wan ku salamaya sxb. dhacdo waa idinku hanbalyeena shaqadiina Wabilaah Towfiiq

Cobra
10/08/2010 08:35
Jaamac love is when mama gives dady the best piece of meat do u get my point





Magaaladda Muqdisho oo ay xalay ka dhacay Musiibo Rabaani ah “dhacdo xanuun leh”
Dhacdo xanuun badan ayaa xalay ka dhacay xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid, kaidb markii weeraro madaafiic ah ay xalay ka dhaceyn caasimadda dalka Soomaliya ee Muqdisho.

Intii u dhaxeysay salaadii maqrib iyo salaadii cishaha aheyd, ayaa waxaa magaaladda Muqdisho ka dhaceysay madaafiic aanan dhagta la-qabto laheyn, kuwaa oo badankoodu ka imaanaayay dhanka ciidamadda Midowga Afrika ee Amison.

Madaafiicdii faraha badneyd ay xalay ridayeen ciidamadda Amison, ayaa mid kamid ah kusoo dhacay xaafadda Towfiiq, iyadoo xilliga magaaladda Muqdisho uu markaasi ku beegnaa waqtiga Salaadda Cishaha, isla-markaana wuxuu madfacaasi kusoo dhacay xaafad ka tirsan xaafadaha degmada Yaaqshiid, wuxuuna halkaas ku dilay shan ruux oo isku qoys ah.

Shacabka ku haray degmada Yaaqshiid ayaa gurmad bili’aadanimo leh u fidiyay, iyagoo halkaasi ka daad gureeyay qoyskii masaakiinta ahaa ee halkaasi ku dhamaaday, isla-markaana waxay aad uga xumaadeyn gumaadka ay wadaan ciidamadda Midowga Afrika ee Amison.

Sidoo kale shacabka degmada Yaaqshiid ayaa aad u cambaareeyay falkaasi waxuushnimada leh, ayna ku kaceyn ciidamadda Midowgw Afrika oo iminka u muuqda kuwa magaaladda Muqdisho ka geysanaaya xasuuq ka dhan ah nabad ilaalin.

Dadweynaha ku dhaqan magaaladda Muqdisho, ayaa maanta isku aragti u weeraray una cambaareeyay ciidamadda Amison, waxayna sheegeyn in ciidamadda Amison ay garanaayaan halka ay joogaan xoogaga hubeysan, haddii ay doonayaan bay yiraahdeyn, may ku weeraraan goobaha ay joogaan, sidoo kale waxay sheegeyn in Amison ay wado gumaad xoogan oo lagu dhabar-goynaayo shacabka Muqdisho.

Dhanka kale dowladda kmg ee Somaliya ayaa dhacdadaan ka aamustay, oo maysan ka bixin ficil ay ku muujineyso inay aad uga xun tahay dhibaatada loo-geystay qoys masaakiin ah oo aan shaqo iyo shuqul toono ku laheyn, colaadaha ka soconaaya magaaladda Muqdisho.

Si kastaba ha’ahaatee dhacdadaan xanuunka badan ee ku dhacday qoyskaasi Soomaaliyed ayay reer Muqdisho ugu magac dareyn “Musiibo Rabaani ah”.


Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com





Comments
#1 | Axyaawadi on July 25 2010 15:49:16
Maxaa lasugaa hee ma ala iska Celiyo Gaalada Sanka waa wayn iyo kuwa la socda ee Gaalada kale ah Gaal waa gaal ninkii dagaal u soo wata isagoo ku laynaa Muslimiinta kalena waa Gaal Xaqiiq ataa ayaa ah waxaan idiin sheegaa inta somalia wax aan dan uhayn isku haysato aya ala laynaa walaahi wabillahi wa tallahi Qandaraas ayaa lagu sooq aatay laynta shacabka waxa ala rabaa in Soomalai laga tirtiro Geeska africa Waqooyi iyo Bari Melez ayay hoos tageen Koonfurna wa ala mari waayay marka in la gumaado waaye si ay u qaxaan muqdishana u noqoto meel banaan war Soomalaida waa Jaahiliin waxna ma aqriyaan markaa ayay Shabaab afka lasoo taagayaan war sida isku dhaama meeshana ka kaca
#2 | ismaciil on July 25 2010 17:14:28
yaa allah yaa rabi somalida oo dhan waa in fahman wax ay kukala gedisanyihiin ma jiraan alshabab iyo xisbul who and cidamada dowlada iyo kuwa saqiinta ah ee amisom dadaka masakinta ah ayey isku mid u dilaan .marka haba yarater wax faaiido ah oo ay umada uhayan kuligood yaa ii sheegi karo ama ay uqabteen haba yaratee?shariifk aba kada ka hor mar wax qabay.marla waxaa ugu xun alshabab iyo amisom iyo xisbiga wax u jeeda ah malahan oo aan dil aheyn waa wada manaxariistayaal.africanka waba la gartay askar dad an dadkoda ahayn diloowgood loo keenay waYe ee wasaqintan somalida ah hadi aysan wax tari karin dadka dilka iyo cadow aburka haka daayeen
#3 | axlaam on July 25 2010 17:28:40
inaalilaahi wainaa ileeyhiraajacuun
maxa loo dalaa war waanaka dhamaaday labadoodana waxba isma dhaamaan mana ku kalaraayaan cid cidka adk waa la wayay ee ilaahay ayaan sukeynaa hadaan nahay muslimiin ilaahoow noo soo gar gaar
#4 | axlaam on July 25 2010 17:36:42
inaalilaahi wainaa ileeyhiraajacuun
maxa loo dalaa war waanaka dhamaaday labadoodana waxba isma dhaamaan mana ku kalaraayaan cid cidka adk waa la wayay ee ilaahay ayaan sukeynaa hadaan nahay muslimiin ilaahoow noo soo gar gaar
#5 | dalmar1 on July 25 2010 18:25:58
Subxanalaah
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi rajicuuun
aloow Janadaada sii masaakintaasi iyo kwua kale eey dishay gacan ka gardaran ee islaamka ihi gaar ahaan somalida
#6 | ubah on July 25 2010 19:55:57
INAALILAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN YAARABI YARAXMAAN

MUSiiBADAAN WAXAKA SHAQEYEY GAALOO DHAN ILINTINA WANAGA DHAMATAY YAN SU GAYNAAA ALAH CAZIIZA AYAN SUGAYNA NIN DANBA OO SOMALI WAXBA KA SUGI MAYNA ALAH HA NOORAXMADA WAY ISKA CADAHAY SHACABKA XAMAR DEGA KALIYA HALAGUMADA WAYA OGADA BARI AMA WAQOOYI IDINKANA HADAD KA AAMUSTEN DHIBATADA WALALIHIN IN AY BARI IDIN KUDHACAYSA WA 3DII DIBI EE LIBAAXU KALA QIYAMAY SIDI BAADNA KUSOCOTAN EE ISDABAQABTA CADOWGA IYO AJNABIGA KASARA WADANKA NINKAN MANTA CADOWGA KASARIN XAMARNA BARI HA UDIYAR GAROWBA ISNA DHIBKA WALALKI LAGU DILA LALA SUGAYAA MANTA WAMALIN MURUGA ILAHAY HANAGA SARA TAN
#7 | Ismail Hargeysa on July 27 2010 11:49:41
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Allaha u naxariisto dadka ku dhintay muqdisho, qoriga hala qaato hala iska celiyo gaalada iyo ku wa gaalada u adeegaya
Eeg waxay ka cabanayeen dhowr qof oo ku dhintay Kampala bal eeg qoysaska dhan ee ay dabar doynayaan cadho alle idinku dhacday gaalo gaalo dhashay walee waa inoo colaad abid ah
#8 | baziidah gilrs on July 27 2010 13:07:14
asc wr wb akhyaarta iyo soomaali wayn oo dhan kadib shacabka somaliyeedoow qaas ahaan reer muqdishoow intii aad shabaab iyo xarako diinta ku qaraabato u taqaanaan culumo ama umosom aad u taqanaan nabad ilaalin ama aad dawlad aanba jirin u taqaanan dawlad noloshaas marugada badan ayaan ku jiraynaa dal iyo dibadba waxaan idiin dardaarmilahaa in aad rabi isu dhiibtaan taageertaan asaga oo kaliya kalana noqotaan taagarida aad u haysaan kooxaha kala gadisan ee ku soo qaatay xasuuqa umada soomaliyeed ee muslimiinta ah wa billaahi at-wfiiq
#9 | baziidah gilrs on July 27 2010 13:10:32
asc wr wb akhyaarta iyo soomaali wayn oo dhan kadib shacabka somaliyeedoow qaas ahaan reer muqdishoow intii aad shabaab iyo xarako diinta ku qaraabato u taqaanaan culumo ama umosom aad u taqanaan nabad ilaalin ama aad dawlad aanba jirin u taqaanan dawlad noloshaas marugada badan ayaan ku jiraynaa dal iyo dibadba waxaan idiin dardaarmilahaa in aad rabi isu dhiibtaan taageertaan asaga oo kaliya kalana noqotaan taagarida aad u haysaan kooxaha kala gadisan ee ku soo qaatay qandaraaska xasuuqa umada soomaliyeed ee muslimiinta ah wa billaahi at-wfiiq
#10 | jidwaaq10 on July 28 2010 12:49:14
asc wr abr salan gadib inna lillahi wa inna lillaahi raajicun ilahay samir haka siyo qoyska ku dhintay dagaalada muqdisho .
wali raja ayaa lee nahay hadaan gacmaha is qabsano waa la ogan kara mesha uu prblemka ka jiro lkn hadii saan lagu sii socdo waa kasoo daree lee
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.








Ads
Users Online
Guests Online: 16

Members Online: 0

Total Members: 31
Newest Member: paper