Horta somalia markan aniga xukumi lahaa ayaa dhiman markeyga hadey iso marto fursadas aniga iyo marwadeyda waxan adi laheyn dibada si an u so helno dolar anago ku qarabaneyna magaca somali kuxkuxkuxku
Anisa
07/09/2010 15:57
Asc maxamed jacelow wa runta walakay intena wax garadka ah aynu wax ka qabano
Maxamed jaceelow
07/09/2010 15:42
Asc dhamaan umada somaliyed inta dhig damqanaayo leh way fahansanyihiin cida mas'uulka ka ah gumaadka shacabkena ee an hurdada ka kacno oo an u istaagno in an badbadinaa shacabka intisa hartay (m.
Waa Maxay Faa'idad uu leeyahay Malaha wanaagsan: Marka laga hadlaay Malaha wanaagsan iyo faa'idad u bulshada u leeyahay.malaha wanaagsan waa in markasta oo aad la kuluntid wax aad filaneynin ama kugu dhaco aadka eegtaa xagga wanaagsan.
Waayo waxaa laga yaabaa hadii qofku yiraahdo hadal islamarkaasna aadka filaneynin ha u qaadanin dhanka xun. ee waxaad u qaadataa dhanka wanaagsan. Laga soo billaabo qarni-ga 2000-waxaa si weyn u soo laba lixaadsanaye aaladaha casriga ah sida. talafanada, internetka (iwm) isla markaasna waxa i sa soo tarayo is faham la'aan xaga qoyska ah ama asxaabta wada shaqeyso ama xiriirka ka dhaxeyo taas oo ay sababtay malaha xun.
Waxaa markasta dhacdo in gabdha ay talafoon u dirta wiilka ay jeceyshahay islamarkasna uu ka qoban waayo ama u ka go'ay ha noqota in u dabka kadhacay, halkaas ayey malaha xun ka qaadatahay. Waxana ku yimaado inay isla hadasho fekerto dhib badan isku abuurto.
lakin hadii ay qaadan laheed malaha wanaagsan waxbo kama xumaan laheen. Sido kale waxaa badanaaba dhacdo in markaad onlineka ku jirtid in uu qof kama qanyahay lakin onineka uu yahay mid xaadir ah. Islamarkaasna uu xanaaqo qofkii. Taas waxay ku tusaysaa wuxu ka qaatay malaha xun halkii u ka qaadan lahaa malaha wanaagsan.
Markastana waa arrin soo noqnoqday markii loo eega bulshada dhaxdeeda una baahan in la fahmo . Waxaa sidokale jira qoysas badan oo ku burburay qaadashada malaha xun halka ayka qaadan lahaayen malaha wanaagsan.
Waxaa xitaa u qeybka yahay u eegida malaha xun. dhibaatada maanta dalkeena haysata iyo nabad la'aanta baahsan ee dhulka kudartay dadkeeni soomaaliyeed. Waxaa ay kaalinweynka qaadan laheed isu soo dhowaanshaha iyo isu tanaasulaada mushtamaca somaliyeed.
haddoi xooggag dagaalamayo ay qaadan lahaayeen malaha wanaagsan. Waa ay is fahami lahaayeen dambina lamakala gelilaheen. Waa arrin ubaahan in lagu wacyigeliyo dhalinyarada somaliyeed meelkasta oo ay joogaan inayku dhaqmaan malaha wanaagsan. Ayna ka fekeraan waamaxay malaha wanaagsan.
Xalwo Cabdi Cali
Garissa, Kenya
Dhacdo.com
Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Several men say that purchaseLouis Vuitton Olav MM is one way to follow a female. How canLouis Vuitton Marais realized men's envisage of marring a lover? And the separate of men is proper large than the wares of women, which way statesman and author men give beautify the bachelors who can't comprehend woman. Weisman said: Men are 10 times more afraid of marrying the unjust someone than of never deed married at all. The position becomes writer and statesman sober made by the collection instability. How to deed a wife has transform one hot matter among men. DoLouis Vuitton Griet work? No man can gain a hope that he can wed a lover only by buyingLouis Vuitton Neverfull MM orLouis Vuitton Neverfull GM. But maybe it truly entireness in whatsoever situations, which depends on the lover whom the man is chasing. If the fille is one of the addicts ofLouis Vuitton Neverfull PM, the way of sending the filleLouis Vuitton Pochette would apply. But when a man is chasing a girl who is very nonindulgent, then the way is not a rattling suited way. Men should copulate that a concrete better girl is a miss who can reserve much money for ancestry or for others, but not only herself. Men should wide eyes countrywide to hit a wonderful woman who isvery pro-familyLouis vuitton. To happen a relative who is a rattling unattractive and humiliated mortal is rattling big. Every man knows theLouis Vuitton Chelsea that staying one is outperform than finding a worseLouis Vuitton Manosque GM. A watched pot never boils. That is the spot of men to romance a partner. And we can't never say that if a missy who are inclined of buyingLouis Vuitton Messenger Melville is a bad woman.
Each piece of the collection will proudly display the Coach Purses signature tag.How customers use these bags is always important to the people at Coach Ergo .How there were made, the pockets and stitching all were carefully considered to provide for efficiency and strength. Each bag is made with the same quality, craftsmanship and love that it was made over 60 years ago.Like everything else in our culture what we remember from our youth we perceive to be better so why shouldn't the legacy of Coach Gallery be the same.
In 1987 Hogan released their firs model of the Air Max line. The air bubbles and comfortable feel convinced many people to grab a pair of such Hogan Air max shoes. Hogan scarpe uomo at first was only known as a running shoe company, but in 1984 Hogan had signed basketball play Michael Jordan, which till this day is apart of Hogan uomo .
The internet for one can be an excellent source of Breitling Watch .One incredible thing about this is that the shirts are made available 24/7.Since there are so many designs available in the market, you can take your time to decide what color you want and what pattern goes best with the color of the shirt. The sizing structure of the Breitling Avenger is very much the same as other clothing so it is very easy to find your size.If you think Montbrillant Datora is very expensive, you are very much misguided.
designer handbags
Enamel Cookware
Aluminum Cookware
vibram five fingers
coach outlet
women purse wholesaleBuy more send more. There are many preferential policies. Welcome to buy