465,868 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
News Categories
Contact Us
Photo Gallery
Search
The Kroax
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Somali Links
Somlove.com2788
Allidamaale1736
Allmuqdisho2258
Aminarts4321
Arrimaha1366
Balanbal1399
Banadir24.com2554
Bclub19.com982
Berberanews1349
Bulshoweyn2815
Calanka2081
Cammaara1906
Dadnimo2468
Dayniile4496
Falaar1977
Gedonet2435
Gedoonline2404
Halganka.net10906
Hiiraan951
Hillaac.net4878
iiRoon3028
Jowhar1577
Keynanfone1483
Ladaneey3709
Markacadey.net4259
Midnimo.com2744
Mustaqbalka1930
Qarandoonnet1663
Qaranimo2221
RadioMuqdisho910
Shaaciye5083
Somalifans.net1949
Somalilandinfo1116
Somalipress1106
Somaliweyn3420
Somvid.com786
Soomaalidamaanta3974
Warsheekh3749
Xifdinta2167
Xoghaye2204
Xogta3368
Shoutbox
Name:

Message:

Validation Code:


Enter Validation Code:



M.Tubeeye
08/09/2010 09:47
Tubeeye2008@hotmai
l.com

Dirham
07/09/2010 17:33
Horta somalia markan aniga xukumi lahaa ayaa dhiman markeyga hadey iso marto fursadas aniga iyo marwadeyda waxan adi laheyn dibada si an u so helno dolar anago ku qarabaneyna magaca somali kuxkuxkuxku

Anisa
07/09/2010 15:57
Asc maxamed jacelow wa runta walakay intena wax garadka ah aynu wax ka qabano

Maxamed jaceelow
07/09/2010 15:42
Asc dhamaan umada somaliyed inta dhig damqanaayo leh way fahansanyihiin cida mas'uulka ka ah gumaadka shacabkena ee an hurdada ka kacno oo an u istaagno in an badbadinaa shacabka intisa hartay (m.

Maamulka Dhacdo
11/08/2010 09:04
Asc wr wb, waa mamulka Dhacdo, Bisha Ramadan oo dhan waa soo gudbin doonaa Qisada asxabta Insha'Allah ee sidaasi ula socda.

YARE
11/08/2010 08:51
Dhacdo waxaa idinka codsaneynaa inaad maalin kasta soo daysan siirada Nabiga(scw) iyo qisooyinka asxaabta inta lagu jiro bisha barakeysan ee ramadaan Wabilaah Towfiiq

Cobra
10/08/2010 23:30
RAMADAAN MUBAARAK TO ALL MUSLIMS

Cobra
10/08/2010 22:58
Goole sxb ilmahaga hoyadod waxey shegtay in aad guriga ka soo burisay lols

smahan
10/08/2010 22:33
walaal caruutada hooyadood gormay kaa halowday

goole
10/08/2010 22:29
webka waan salaamey waxaan rabaa in webka caruurtayda hooyadood laiiga raadiyo kkkk





Warar Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Iyo Sami Khedira Oo Real Madrid Ku Biiray.
Kooxda Real Madrid ayaa ayaa la soo wareegtay laacibkii koobka aduunka ka dhex muuqday ee kooxda Jarmalka Sami Khedira, kaasoo ka soo tagay kooxdiisii Stuttgart kuna biiray kooxda Macalinka Portugiiska Jose Mourinho.

23 Jirkaasi oo sdii xidigtii oo kale uga dhex muuqday xulka Jarmalka koobkii Aduunka ee haatan soo idlaaday ayaa qalainka ku duugay heshiis gaaraya ilaa iyo shan sanadood inkastoo aan la cadeynin mushaharka uu qaadan doono ciyaaryahanka.

Sami Khedira ayaa ah ciyaaryahankii labaad ee muhim ah oo uu la soo wareego maclinka cusub ee kooxda Real Madrid Jose Mourinho isagoo sidoo kale la soo wareegay laacibka Argentina ito kooxdii Benfica Angel Di Maria.

******************


Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa cadaadis saaraya ciyaaryahan Cesc Febregas inuu so gabgabeeyo wararka la isla dhex maraayo ee ah inuu doonayo inuu ku biro kooxda Barcelona. Arsene Wenger ayaa mar kale ku celiyay in Febregas uusan iib ka aheyn islamarkaana uu sii ahaan doono kabtankiisa xiili ciyaareedka soo socda.

Wenger ayaa ka codsaday kabtanka Arsenal Cesc Febregas inuu saxaafda la hadlo oo uu ka cadeeyo inuu doonayo inuu ku sii negaado kooxda Gunners, si uu meesha kaga saaro wararkii bishii ugu danbeeyay hareeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee ah inuu doonayo inuu ku biro Kooxda Katalan ee Barcelona.

******************


Macalinka kooxda Liverpool Roy Hodgson ayaa dib u la soo wareegay daafacii kooxda Liverpool Fabio Aurelio kazoo hatan qalin dul saaray heshiis labo sanno uu kula sii joogayo kooxda Liverpool, waxaana Aurelio durbaba lagu daray kooxda u socdaashay Jarmalka ee ciyaar saaxiibtinimo halkaasi ku leh.

Ciyaaryahankaan ayaa isaga tagay Liverpool dhamaadkii xilli ciyaareedkan ka dib markii isaga iyo Benitez ay isku qilaafeen hishiiska uu saxiixayo oo Liverpool ay dooneyso inay ku siiso lacag hadba sida uu ciyaaryahanka u ciyaaro madaama dhaawac uu hareeyay xilli ciyaareedkii hore.

******************


Daafaca kooxda Chelsea Ashley Cole ayaa u sheegay tababraha kooxda Chelsea Carlo Anceloti inuu doonayo inuu isaga tago kooxda oo uu ku biro kooxda uu leylinayo macalinkiisii hore ee Jose Mourinho. Tababare Anceloti ayaa hore ugu gacan seyrey in ciyaaryahanka uu ka tago Stamford Bridge, lakiinse lama oga in wax ka bedeli doonto codsiga ka yimid Ashley Cole qudhiisa.

Jose Mourinho ayaa daneynayay ciyaaryahan Ashley Cole si uu u dhiso daafaca bidix ee kooxdiisa oo aan la isku haleyn Karin, lakiin Chelsea ayaa u muuqata mid iska dhaga tireysa dalabka kaga imaanaya Real Madrid, iyagoo doonaya inay ciyaryahanka ku sii hayaan magaalada London halkii uu Madrid ka aadi lahaa.

******************


Emmanuel Adebayor ayaa sanad ka dib markii uu ka soo tagay kooxda Arsenal kuna biiray Manchester City waxaa haatan loo sheegay war axdin leh oo ah inuu isaga tagi karo kooxda Manchester City oo haatan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ka soo iibsatay ciyaaryahano tayo leh.

Fasaxa uu Adebayor ka helay Manchester City ayaa waxa durbaba soo jeedatay indhaha kooxaha qaar oo doonaya inay ciyaaryahanka la wareegaan, waxaana ilaa haatan ciyaaryahanka dalab u soo bandhigay kooxaha Talyaaniga ka dhisan ee Ac- Milan iyo Juventus oo doonaya ciyaaryahankaasi reer Togo inuu ka ciyaara Serie A.

******************


Ciyaaryahanka Talyaaniga ah ee kooxda Viilareal Giuseppe Rossi ayaa doonaya inuu ku biro kooxda Inter Milan, waxaana bedel uu u yahay laacibka kooxdaasi ka sii tagaya Mario Bollatelli oo ku sii jeeda kooxda cabartu ay leedahay ee Manchester City.

Giuseppe Rossi ayaa doonayay inuu ku biro Milan lakiin ay suurtagal noqon weysay waxaana haatan uu fursad u heli doonaa inuu ka ciyaaro magaalada Milano oo ay Milan iyo Inter ka wada dhisan yihiin, waxaana la sugayaa inuu buuxin doono booska Super Mario uu baneyn doono.

Saciid Maxamed Cali
Tafatiraha Isboortiga
saedmohamed1@hotmail.com





Comments
#1 | wd on August 01 2010 21:15:21
To provide our online shopmbt shoes
juicy bracelet
replica coach handbags
Carbon Steel Cookware
Bakeware
Ray ban wayfarer
designer handbags supplierThese are inexpensive and very good quality. I think you might really need it
#2 | louisvuittonhandbag on August 09 2010 05:42:33
Several men say that purchaseLouis Vuitton Cabas Piano is one way to follow a female. How canLouis Vuitton Cabas Mezzo realized men's envisage of marring a lover? And the separate of men is proper large than the wares of women, which way statesman and author men give beautify the bachelors who can't comprehend woman. Weisman said: Men are 10 times more afraid of marrying the unjust someone than of never deed married at all. The position becomes writer and statesman sober made by the collection instability. How to deed a wife has transform one hot matter among men. DoLouis Vuitton Batignolles Horizontal work? No man can gain a hope that he can wed a lover only by buyingLouis Vuitton Batignolles Vertical orLouis Vuitton Multipli Cite. But maybe it truly entireness in whatsoever situations, which depends on the lover whom the man is chasing. If the fille is one of the addicts ofLouis Vuitton Viva Cite GM, the way of sending the filleLouis Vuitton Viva Cite MM would apply. But when a man is chasing a girl who is very nonindulgent, then the way is not a rattling suited way. Men should copulate that a concrete better girl is a miss who can reserve much money for ancestry or for others, but not only herself. Men should wide eyes countrywide to hit a wonderful woman who isvery pro-familyLouis vuitton. To happen a relative who is a rattling unattractive and humiliated mortal is rattling big. Every man knows theLouis Vuitton Viva Cite PM that staying one is outperform than finding a worseLouis Vuitton Vavin GM. A watched pot never boils. That is the spot of men to romance a partner. And we can't never say that if a missy who are inclined of buyingLouis Vuitton Tambourine is a bad woman.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.








Ads
Users Online
Guests Online: 16

Members Online: 0

Total Members: 29
Newest Member: Abu-muscab