Horta somalia markan aniga xukumi lahaa ayaa dhiman markeyga hadey iso marto fursadas aniga iyo marwadeyda waxan adi laheyn dibada si an u so helno dolar anago ku qarabaneyna magaca somali kuxkuxkuxku
Anisa
07/09/2010 15:57
Asc maxamed jacelow wa runta walakay intena wax garadka ah aynu wax ka qabano
Maxamed jaceelow
07/09/2010 15:42
Asc dhamaan umada somaliyed inta dhig damqanaayo leh way fahansanyihiin cida mas'uulka ka ah gumaadka shacabkena ee an hurdada ka kacno oo an u istaagno in an badbadinaa shacabka intisa hartay (m.
Xildhibaanada dowladda kmg ee Soomaaliya ayaa si’aad ah ula fajacsan casharada cusub ee Xarakada Al shabaab, marba u dhigeyso dowladda kmg ee Soomaaliya, iyadoo ay xildhibaanadu sheegeyn in Xarakada Al shabaab ay tahay koox qiyaano miiran.
Mudanayaasha baarlamaanka dowladda kmg ee Soomaaliya, marka ay doonaayaan inay booqdaan xafiiska Raa’isal Wasaaraha dowladda kmg ayaa waxay la-kulmaan rasaas teel teel ah oo ka imaaneysa dhanka Xarakada Al shabaab, iyadoo aad mooddo in loogu talla galay inaysan xildhibaanada halkaasi u kala talaabin.
Sidoo kale mudanayaasha oo afka kala furtay ayaa saraakiisha dowladda ku canaantay inay wax ka qabtaan rasaasta joogtada ah ee Xildhibaanada loogu diidaayo inay booqdaan ama shaqooyin kala duwan ay kasoo qabsadaan xafiiska Raa’isal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/Rashiid Cali Sharmarke.
Dhanka kale Xarakada Al shabaab ayaa marba waxay lasoo baxaan kaarto cajiib ah, taa oo fajac iyo amakaag-ba ku noqotay dowladda kmg ee Soomaaliya, waxaadna moodaa in Xarakada Al shabaab ay si’aad ah uga fir-fircoon tahay dowladda kmg ee Soomaaliya.
Si kastaba ha’ahaatee Xildhibaanada dowladda ayaa qaati ka joogga rasaasta wiiftada ah ee Xarakada Al shabaab aalaaba kusoo tuureyso aqal madaxtooyadda oo ay ku sugan yihiin masuuliyiinta ugu sareysa dowladda uu madaxweynaha ka yahay Shariif Sheekh Axmed.
Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
#1 | louisvuittonhandbagon August 09 2010 03:04:59
Several men say that purchaseLouis Vuitton Monceau is one way to follow a female. How canLouis Vuitton Blois realized men's envisage of marring a lover? And the separate of men is proper large than the wares of women, which way statesman and author men give beautify the bachelors who can't comprehend woman. Weisman said: Men are 10 times more afraid of marrying the unjust someone than of never deed married at all. The position becomes writer and statesman sober made by the collection instability. How to deed a wife has transform one hot matter among men. DoLouis Vuitton Trotteur work? No man can gain a hope that he can wed a lover only by buyingLouis Vuitton Musette orLouis Vuitton Boulogne. But maybe it truly entireness in whatsoever situations, which depends on the lover whom the man is chasing. If the fille is one of the addicts ofLouis Vuitton Drouot, the way of sending the filleLouis Vuitton Pochette Orsay would apply. But when a man is chasing a girl who is very nonindulgent, then the way is not a rattling suited way. Men should copulate that a concrete better girl is a miss who can reserve much money for ancestry or for others, but not only herself. Men should wide eyes countrywide to hit a wonderful woman who isvery pro-familyLouis vuitton. To happen a relative who is a rattling unattractive and humiliated mortal is rattling big. Every man knows theLouis Vuitton Pochette Gange that staying one is outperform than finding a worseLouis Vuitton Pouchette. A watched pot never boils. That is the spot of men to romance a partner. And we can't never say that if a missy who are inclined of buyingLouis Vuitton Soft Briefcase is a bad woman.