455,574 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
News Categories
Contact Us
Photo Gallery
Search
The Kroax
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Somali Links
Somlove.com2724
Allidamaale1698
Allmuqdisho2202
Aminarts4258
Arrimaha1337
Balanbal1380
Banadir24.com2494
Bclub19.com957
Berberanews1324
Bulshoweyn2756
Calanka1959
Cammaara1876
Dadnimo2429
Dayniile4363
Falaar1939
Gedonet2348
Gedoonline2354
Halganka.net10487
Hiiraan900
Hillaac.net4741
iiRoon2967
Jowhar1482
Keynanfone1453
Ladaneey3629
Markacadey.net4178
Midnimo.com2694
Mustaqbalka1885
Qarandoonnet1630
Qaranimo2180
RadioMuqdisho865
Shaaciye4952
Somalifans.net1921
Somalilandinfo1089
Somalipress1079
Somaliweyn3336
Somvid.com768
Soomaalidamaanta3883
Warsheekh3670
Xifdinta2138
Xoghaye2154
Xogta3297
Shoutbox
Name:

Message:

Validation Code:


Enter Validation Code:



hanahmed
05/09/2010 05:24
shacabka dhibka ayaga ayaa masuul ka ah

luul
04/09/2010 23:19
asc bahda dhacdo waxaan idiinka codsaneeynaa markaad sheegeysaan aqbaarta inaad soo dhameestirtaa aad ogaataan qofka la diley magacyadooda sababtoo ah dadkeena ayaa soomaaliya ku nool waan ka naxnaa m

burun estetigi
04/09/2010 22:07

Rino
04/09/2010 08:03
A.s/c

Zakki
03/09/2010 22:56
Asc dhacdo away balan qaadkiini casharada diiniga ahaa ee aad balanqaadeen bisha ramadaan

zaki boy
03/09/2010 15:10
good website dhacdo.com i like it.

jama uk
31/08/2010 17:22
Thanks thz web his active work

Maamulka Dhacdo
11/08/2010 09:04
Asc wr wb, waa mamulka Dhacdo, Bisha Ramadan oo dhan waa soo gudbin doonaa Qisada asxabta Insha'Allah ee sidaasi ula socda.

YARE
11/08/2010 08:51
Dhacdo waxaa idinka codsaneynaa inaad maalin kasta soo daysan siirada Nabiga(scw) iyo qisooyinka asxaabta inta lagu jiro bisha barakeysan ee ramadaan Wabilaah Towfiiq

Cobra
10/08/2010 23:30
RAMADAAN MUBAARAK TO ALL MUSLIMS





Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo cagta cagta u saaray Raa’isal Wasaaraha Somali “Warbixin xasaasi ah”
Dowladda kmg ee Soomaaliya ayaa waxay ka dhamaan la’dahay isjiid jiid xoogan oo u dhaxeeya, xilli ay dowladdu ku sugan tahay kala guur, bacdamaa ay kaabiga soo saareyn xoogaga hubeysan oo kaabaaya dagaalyahano shisheeye.

Xildhibaanada dowladda kmg ee Soomaaliya oo farqaha ku dhagan Raa’isal Wasaaraha ayaa waxay sheegeyn in xukuumaddii uu soo dhisay ina C/Rashiid aysan aheyn mid sharciga waa-faqsan, bacdamaa xilligii lasoo dhisay bay yiraahdeyn wixii ka dambeeyay aysan kalsooni weydiisan baarlamaanka.

Qaar ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka ayaa waxay cadaadis xoogan saareyn Mudane Cumar C/Rashiid, taa oo ka dambeysay kulanka maanta lagu wado inuu hor yimaado baarlamaanka dowladda kmg ee Soomaaliya.

Sidoo kale marka aad ku dhex jirto xaruunta dowladda ee Villa Somalia, ayaa waxad arkeysaa in xildhibaanada dowladda ay siyaabo kala duwan ay shirar u yeelanaayaan, iyagoo doorka ku saraaya xukuumadda uu soo dhisay Raa’isal Wasaaraha, waxayna xildhibaanadu qaarkood ay sheegeyn in xukuumadda ina C/Rashiid ay taag daran tahay, isla-markaana aysan la-imaan wax qabad wax tar leh.

Dhanka kale Xarakada Al shabaab ayaa si’aad ah ula socota dhaq dhaqaaqa ka dhex jira gudaha madaxtooyada, waxayna sheegeyn in xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay Shariif Sheekh Axmed ay fashilantay.

Si kastaba ha’ahaatee isjiid-jiidka u dhaxeeya masuuliyiinta dowladda ayaa waxay fursad wanaagsan u tahay xoogaga mucaaradka oo mar walba ku mashquulsan sidii ay u kala diri lahaayeen xukuumadda kmg ee Soomaaliya.


Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com




Comments
#1 | louisvuittonhandbag on August 09 2010 03:03:37
Several men say that purchaseLouis Vuitton Billfold With 6 Credit Card Slots is one way to follow a female. How canLouis Vuitton Credit Card Holder realized men's envisage of marring a lover? And the separate of men is proper large than the wares of women, which way statesman and author men give beautify the bachelors who can't comprehend woman. Weisman said: Men are 10 times more afraid of marrying the unjust someone than of never deed married at all. The position becomes writer and statesman sober made by the collection instability. How to deed a wife has transform one hot matter among men. DoLouis Vuitton Zipped Wallet With ID Paper Holder work? No man can gain a hope that he can wed a lover only by buyingLouis Vuitton French Purse orLouis Vuitton Zipped Compact Wallet. But maybe it truly entireness in whatsoever situations, which depends on the lover whom the man is chasing. If the fille is one of the addicts ofLouis Vuitton Wallet With Coin Pocket, the way of sending the filleLouis Vuitton Pochette Wallet would apply. But when a man is chasing a girl who is very nonindulgent, then the way is not a rattling suited way. Men should copulate that a concrete better girl is a miss who can reserve much money for ancestry or for others, but not only herself. Men should wide eyes countrywide to hit a wonderful woman who isvery pro-familyLouis vuitton. To happen a relative who is a rattling unattractive and humiliated mortal is rattling big. Every man knows theLouis Vuitton Zipped Purse that staying one is outperform than finding a worseLouis Vuitton Pochette Wallet. A watched pot never boils. That is the spot of men to romance a partner. And we can't never say that if a missy who are inclined of buyingLouis Vuitton 6 Key Holder is a bad woman.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.








Ads
Users Online
Guests Online: 11

Members Online: 0

Total Members: 29
Newest Member: Abu-muscab