Horta somalia markan aniga xukumi lahaa ayaa dhiman markeyga hadey iso marto fursadas aniga iyo marwadeyda waxan adi laheyn dibada si an u so helno dolar anago ku qarabaneyna magaca somali kuxkuxkuxku
Anisa
07/09/2010 15:57
Asc maxamed jacelow wa runta walakay intena wax garadka ah aynu wax ka qabano
Maxamed jaceelow
07/09/2010 15:42
Asc dhamaan umada somaliyed inta dhig damqanaayo leh way fahansanyihiin cida mas'uulka ka ah gumaadka shacabkena ee an hurdada ka kacno oo an u istaagno in an badbadinaa shacabka intisa hartay (m.
Tan iyo markii uu madaxweynaha Somaliland soo dhisay golahiisa wasiirada ayaa waxaa jira khilaafaad xoogan oo soo kala dhex galay madaxweyne Siilaanyo iyo shacabka ku dhaqan gobolka Awdal.
Gudoomiyihii gobolka Awdal Maxamuud Sheekh C/Laahi oo shir jaraa’id ku dhabtay gobolka Awdal ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkii gudoomiyenimo, kadib markii ay ciidamo fara-badan ka yimaadeyn dhanka magaaladda Hargeysa, kuwaa oo sheegay inay amar ku qabaan inaysan ka amar qaadan gudoomiyaha gobolka iyo taliyaha ciidamadda ee gobolka.
Mudane Maxamuud ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dhaq-dhaqaaqa ay ku kaceyso xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay madaxweyne Siilaanyo, isla-markaana wuxuu sheegay in ciidamadda lasoo dhoobay magaaladda Boorama ay muujineyso nidaam darida cusub ee dowladda Siilaanyo.
Sidoo kale wuxuu ugu baaqay xukuumadda Mudane Siilaanyo inay muujiso dabacsanaan wanaagsan, iyadoo labadii cisho ee lasoo dhaafay ay magaaladda Boorama gil-gileyn banaan baxyo waaweyn, kuwaa oo loogu soo horjeeda saamiga uu madaxweynaha siiyay reer Awdal.
Shacabka kasoo jeeda gobolka Awdal ayaa waxay sheegeyn saamiga uu siiyay madaxweynaha inaysan istaahilin, oo ay doonaayaan saami intaa ka badan, bacdamaa bay yiraahdeyn aanu nahay qoomiyadda labaad ee dowladda Somaliland.
Dhanka kale waxaa jira qoomiyado kale oo aanan ku qanacsaneyn saamiyadda uu siiyay madaxweynaha Siilaanyo, qoomiyahadaasi ayaa waxaa laga xusi karaa, dadka laga tirada badan yahay ee deeganada Somaliland looga yaqaano Gabooye, kuwaa oo aanan sameyn karin banaanbaxyo ka dhan dowladda, bacdamaa aysan hubeysneyn.
Si kastaba ha’ahaatee waa masuulkii ugu horeeyay oo iska casilo xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay madaxweyne Siilaanyo, iyadoo uu horey madaxweynaha wacad ugu maray inuu mar walba ka talin doono dhanka cadaaladda.
Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
#1 | louisvuittonhandbagon August 09 2010 03:02:27
Several men say that purchaseLouis Vuitton Zippy Wallet is one way to follow a female. How canLouis Vuitton Montorgueil PM realized men's envisage of marring a lover? And the separate of men is proper large than the wares of women, which way statesman and author men give beautify the bachelors who can't comprehend woman. Weisman said: Men are 10 times more afraid of marrying the unjust someone than of never deed married at all. The position becomes writer and statesman sober made by the collection instability. How to deed a wife has transform one hot matter among men. DoLouis Vuitton Montorgueil GM work? No man can gain a hope that he can wed a lover only by buyingLouis Vuitton Eva Clutch orLouis Vuitton Archer. But maybe it truly entireness in whatsoever situations, which depends on the lover whom the man is chasing. If the fille is one of the addicts ofLouis Vuitton Messager, the way of sending the filleLouis Vuitton Citadin would apply. But when a man is chasing a girl who is very nonindulgent, then the way is not a rattling suited way. Men should copulate that a concrete better girl is a miss who can reserve much money for ancestry or for others, but not only herself. Men should wide eyes countrywide to hit a wonderful woman who isvery pro-familyLouis vuitton. To happen a relative who is a rattling unattractive and humiliated mortal is rattling big. Every man knows theLouis Vuitton Citadin that staying one is outperform than finding a worseLouis Vuitton Citadin PM. A watched pot never boils. That is the spot of men to romance a partner. And we can't never say that if a missy who are inclined of buyingLouis Vuitton Compagnon is a bad woman.